Dowladda Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

0
Saturday March 21, 2020 - 12:07:17 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran . Duulimaadyadda ayaa la joojin doona Muddo labo maalmood kadib mark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duulimaadyadda dalka ay fasaxday muddo labo maalmood ah si ay dalka u yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Caalamka ku xayiran . Duulimaadyadda ayaa la joojin doona Muddo labo maalmood kadib markii ay dalka yimaadaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran qaar ka mid ah Garoomadda Caalamka sidda ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

Waxa ay sidoo kale amartay in anaan dalka soo gali karin wax aan ka aheyn daawo iyo Raashin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip