HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 22-MARSO-2020

0
Sunday March 22, 2020 - 09:58:47 in Wararka by
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 22-MARSO-2020

    Kheyre oo Xakameynta COVID-19 kala hadlay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Khe yreyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska, ayuu ka kala hadlay dardar gel inta qorshayaa sha socda ee loo ga gaashamana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kheyre oo Xakameynta COVID-19 kala hadlay Dhaqaatiirta Soomaaliyeed R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Khe yreyo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay xafiiska, ayuu ka kala hadlay dardar gel inta qorshayaa sha socda ee loo ga gaashamana yo COVID-19. Ra'iisul Wa saa raha oo ugu horre yn dhaqaatiirta ka dhag eystay talooyinkooda ku aaddan xa kam eynta faafitaanka cu durka an ayaa uga mahadceliyay dadaal kooda ku aad dan bed-qabka bulshada waxuuna ku dhii rri geliyay inay laba jibbaaraan dada alka ay wadaan. Kulanka oo ay goob joog ka aheyd was iirka caafimaadka XFS, ayaa lagu soo ban dhigay warbaxin ka hadlaysa guulaha laga gaaray qorshayaasha xakameynta cudur ka, wixii ka dambeeyay markii ay dowlad du billaawday diyaar garowga qorshaha looga gaashaamanayo. Wasiirka Caafimaadka oo kulanka la war bixisay ayaa caddeysay in si aad ah looga wada hadlay sare u qaadidda wacyi-gelinta bulshada iyo Karaantiilka dadka la gu arko astaamaha lagu garto cudurka. Kulanka intii uu socday waxaa lasoo jeediyay in la adeekyo dhaqan gelinta till aabooyinka xakameynta ee ay kamidka yi hiin yareynta isu imaatinta Dadweynaha iyo Sare u qaadidda Nadaafadda maadaa ma Ka hor tagga cudurku ay ka wanaagan tahay daaweynta.

Wasiir Beyle oo shaaciyay Waqtiga IMF ka cafinayso deynta Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Md.C/raxaan Ducaale Bayle oo Shalay shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in 25-ka bisha an hay’adda lacagta ad duunka ee IMF ka cafin ayso dayntii ay Soomaa liya ku lahayd. Waxa uu sheegay wasiirka in bangiga adduunka iyo bangiga hormarinta afrika ay Soomaaliya u cafiyeen inta bad an lacagihii ay kulahaayeen balse ay har tay kaliya IMFta.

Waxa uu intaa kudaray in arimha deyn cafinta soomaaliya ay garab ku siiyeen da lalka ingiriiska , Norway iyo Talyaaniga oo bixiyay inta badan lacagihii lagu lahaa Soomaaliya . Wasiir bayle oo hadalkiisa sii wata ayaa Waxa uu sheegay in aan soo maaliya hadda loo ogoleyn in ay qaadato deyn iya gana aysan qaadanayn wax dayn ah balse badalkeed ay helayaan lacago deeq ah .

Puntland oo ka jawaabtay eedeyntii Wa siiradda Federaalka ee kasoo jeedda Puntland

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bi xiyay hadalkii Dorraad kasoo yeeray Was iiradda dowladda Soomaaliya ee ku sug naa M/Garowe oo sheegay in Qodobadii kasoo baxay Shirweynihii Puntland ay ka soo horjeeddaan.

Wasiirro uu ka mid yahay Wasiirka Ari maha Gudaha Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa sheegay in aysan jirin saa meyn ay ku lahaayeen Wasiiradda dowla dda Shirka.

Waxa ay sidoo kale sheegay in tahay wax laga naxo hadalkii Dorraad kasoo yeer ay Wasiiradda DFS

Wasiirradu waxay kale oo sheegeen in safarka madaxweyne Deni ee Xamar uu keliya yahay gogol xaadhka shirka Puntl and ku baaqday ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada.

Waxay sheegeen in madaxweyne Deni aanu wada-hadallo hadda la yeela nayn madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Kheyre.

Roobka Gu’ga oo ka curtay gobollo ka mid ah Soomaaliya

Roobab ayaa ka curtay qaar ka mid ah goboladda Soomaaliya, waxaana roo babkaasi qaarkood ay ka da’een meelo ay ka jireen maalmihii lasoo dhaafay kuleel daran.

Meelaha roobab wanaagsan ka curt een waxaa ka mid ah Gobolada Mudug, Awdal ,Galgaduud, Togdheer iyo Sool.

Qaar ka mid ah dadka kunool degaano ka mid ah goboladaasi ayaa Risaala u she egay in meelaha qa arkood ay ka hoor tay raxmadda eeb be.

Curashada Roobka Gu’ga ee ka bilaab may gobolada ayaa ku soo beegmay xilli Goobo ka mid ah goboladaasi laga soo sheegayo biyo yaraan.

Roobkan ayaa sidoo da’ay xilli ay Da dweynuhu ka cabanayaan kulayl, inkasta oo lagu jiro bisha March oo Cimilada Gee ska Afrika isku beddesho kulayl, maadd aama oo Cirku tusan yahay.

Wasiiro iyo xildhibaano Muqdisho ku yeeshay shir ka dhan ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowl adda Soomaaliya ayaa Habeen hore M/Muqdisho ku yeeshay Shir looga soo horj eeday Xil dhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan lagu dhaw aaqay. Wasiiradda iyo Xildhibaanada Shir ka yeeshay oo kasoo jeedda degaana da Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa si cad uga soo horjeestay Xildhibaanada maamul ka Koonfur Galbeed oo ay sheegeen in kaliyah laga siiyay 9 Mudane.

Wasiirada Shirka ka qeybgalay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga Maxa med Abuukar Islow, Wasiirka Boostadda iyo isgaarsiinta Eng Canshuur, Wasiirka ganacsiga Cabdullaahi Cali Xasan iyo Wa siir ku xigeeno ka tirsan Xukuumadda Kheyre.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa she egaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soo maaliya Cabdi Maxamed Sabriye uu ka baaqday Shirka, islamarkaana Xildhibaa nada iyo Wasiiradda ay doonaayeen in ay su’aallo ka weydiyaan Saluuga ku aadan xulitaanka Xildhibaanada Koonfur Galb eed.

Malaayiin Mareykan ah oo lagu Amray iney Guryahooda Joogaan

Malaayiin Mareykan ah ayaa guryaho oda ku sugan Sabtida Shalay ah ka dib amar ay ka heleen mas’uuliyiinta goboll adooda iyo dowladaha hoose taasoo lagu amrayo ineysan guryahooda ka bixin.

Waxaa loo ogol yahay kaliya iney u ba xaan arrimaha daruuriga ah sida iney tagi karaan farmashiyeyaasha, suuqyada wa aweyn ee raashinka, iyo goobaha shidaal ka lagu iibiyo.

Dadka degan gobollada California iyo New York ayaa lagu amray in ay gurigoo da joogaan taasi oo looga dan leeyahay in lagu yareeyo faafitaanka COVID-19, oo ah cudur soo rita bukaano badan maalin kasta.

Dadka deggan gobolka Illinois ayaa gelinkii danbe ee Shalay oo bilaabayo hergelinta amarka ah iney guryahooda joo gaan.

Tirada guud ee dunida oo dhan ee cu durka COVID-19 ayaa Shalay oo Sabti ah eyd mareysa 275 kun oo kiis sida ay ku warameyso xarunta la socodka Coronavir us u qaabilsan Jaamacadda Johns Hop kins.

Gobollada New Jersey iyo Oregon ayaa laga yaabaa iney iyana soo saaraan amar ka dadka lagu amrayo inay guryahooda joogaan dagaalka lagula jiro viruska carqa ladeeyay nolosha dunida oo dhan dartiis.

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay Garoonka Doolow

Wararka naga soo gaaraya Garoonka M/Doolow ee G/Gedo ayaa waxa ay shee gayaan in Ammaanka Garoonka ay la wareegeen Ciida mo Itoobiyaan ah.

Ciidankaan ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Cii damo ka tirsan dow ladda oo bilooyin ka hor la geeyay gobolka Gedo. Qaar ka mid ah dadka degaanka ay aa sheegay in Ciidankan ay qeyb ka noqon doonaan Ciidamada sugi doona Ammaanka Dollow. Ciidankaan ayaa la sheegay in ay Dorraad kasoo talaabeen xa dka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay gar oonka dollow uga la wareegtay Ciidanka maamulka Jubbaland kadib markii khilaaf uu soo gala dhex galay maamulka Jubbal and iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya

Imaraadka Carabta oo xaqiijiyay dhima shadii ugu horeysay ee Corono Virus

Dowladda Isutagga Imaaraatka carabta ayaa shaacisay geerida labo bukaan oo qabay cudurka ‘coronavirus’, waana tii ugu horreysay ee nooceeda oo kale ah oo laga soo wariyo dalka.

Wasaaradda caaf imaadka ayaa warb ixin ay soo ku she egtay in mid ka mid ah labada qof uu yahay 78 jir ka yimid Yu rub.

Sababta geeridu waxay ahayd wadne qabad, uu sababay COVID-19. Buka anka 2aad wuxuu jiray 58 jir dhal asho ah aan wuxuu kasoo jeeday Aasiya waxaana uu degganaa Imaaraadka Carab ta. Cor onavirus ayaa markii ugu horraysay laga helay Magaalada Wuhan ee bartama ha Shiinaha isagoo markaa kadib ku faafa y ugu yaraan 164 dal.

Horaantii bishaan, Ururka Caafimaad ka Adduunku wuxuu ku dhawaaqay cudur ka dillaacay iyaga oo u aqoonsaday Mas iibo Caalami ah.

Marka loo eego xogta ay soo aruurisay jaamacadda fadhigeedu yahay Mareykan ka ee Johns Hopkins, tirada dhimashadu hadda waxay ka badan tahay 11,000 oo in ka badan 258,000 ayaa la xaqiijiyay in ay qabaan Covid 19. Ilaa 87,000 oo qof ayaana soo kabsaday.

Waxaa jira 140 kiis oo ah cudurka coro navirus in laga soo sheegey dalka Imaara adka Carabta illaa iyo hadda.

Dowladda ayaa soo bandhigtay xayir aad saaran dadka rakaabka ah, laakiin ilaa iyo hadda ma ay soo rogin tallaaboo yin xayiraad ah, iyada oo ay jiraan in sha rci aan laga soo saarin goobaha dadwey naha, sida xarumaha dukaamaysiga iyo makhaayadaha oo ah kuwa wali furan.

In kabadan 1,300 oo kiis corona ah ayaa laga helay Gobolka khaliijka, iyadoo kiisaska intooda badan ay ahaayeen dad ka laabanayey dalka Iiraan, oo ah mid ka mid ah waddamada dhibka daran ku ha ayo CoronoVirus.

.

DF oo go’aan kasoo saartay dadka dal ka imanaya kadib markii la fasaxay duulimaadyada

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeel ka Bulshada Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo 14 maalmood ah la karantiili doono dhammaan dadka dalka imanaya kadib markii muddo laba maalmood ah la fas axay duulimaadyada.

Qoraalka ay soo saaray wasaaradda ayey ku tiri in "ayada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee lagu fa saxayay diyaaradaha dalka soo galaya mu ddo 2 maalmood ah, wa xa ay ogeysiinaysaa dhammaan muwaadiniin ta imanaya dalka inay ra acaan kuna dhaqmaan tallooyinkaan soo socda”

Dhammaan muwaadiniinta ka imaana ya wadamada uu xanuunku aadka ugu faa fay ee ka mid ah liiska hoose ay gali do onaan karantiil mudo 14 beri ah oo ka bila abanaysa maalinta ay yimaadaan

1. Shiinaha

2. Yurub

3. Maraykanka

4. Koonfurta Kuuriya

5. Australia

6. Canada

7. Turkiga

8. Pakistan

9. Masar

10. Hindiya

11. Imaaradka Carabta

12. Malaysia

13. Sacuudiga

14. Koonfur Afrika

Wasaaradda caafimaadka ayaa sidoo kale sheegtay inay fareyso muwaadiniinta ka imaanaya wadamada ka baxsan kuwa kor ku xusan in ay mudo 14 beri ah

• Xaafadahooda joogaan si ay uga fogaad aan tagista meelaha lagu badany ahay.

• Inay ka fogaadaan qoyska intiisa kale oo goob ay kaligood ku yihin guriga dhexdiisa ka joogaan.

• Waa in ay wax ku cunaan ama ku caba an weel u gaar ah.

• Waa in ay ka taxadaraan nadaafada suul iga iyo agabka kale oo ay qoysku wada isticmaalaan hadii ay isku arkaan calaam adahan ay ka midka yihiin qandhada, qufaca iyo ne ef-qabashada waa in ay soo wacaan 449 si loo caawiyo.

Waxa ay Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku adkaysay muwaadiniinta imaana ya in ay ku dhaqmaan ayna fuliyaan awaa miirta iyo tallooyinka kor ku xusan.

Ciidanka Dowladda oo gacanta ku soo dhigay Horjoogihii Shabaabka u qaabil sanaa Janaale.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliye ed ayaa gacanta ku soo dhigay Horjoogihii Al-shabab u qaabilsanaa saldhiga deeg aanka Jannaale ee G/Sh/hoose. Wararka laga helaayo Deegaa nkaasi ayaa intaasi ku daray in Horjooga haasi ay Ciidamadu ka soo qabteen Guri uu kaga dhuumaalaysanyey Janaale, wax aana la soo sheegayaa in hadda lagu ha yo Saldhigga Ciidanka Xoogga dalka ee Jannaale.

Wariyaha Warbaahinta Ciidamada Cab di Waaxid Axmed Geeddi oo la socda Cii danka ayaa waxa uu sheegay in Horjoog ahaan ay qabteen ciidamada uu ka qeyb qaatay dagaalo badan oo ka dhacay dalka

Wariyuhu waaa kaloo uu soo sheegay in howlgalada ciidamadu ka wadaan Jannaale ay ku soo qabteen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad badan, halka kuwo kale oo isku dayey inay ciidamada Xoogga dal ka la dagaalamaan la dilay.

Beryahaan waxaa sii kordhaya guulaha ciidamadu ka gaarayaan dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shab aab.


Somaliland oo war ka soo saartay ‘mur anka duuliimaadyada’ ee kala dhaxeeya DF

Xukuumada Somaliland ayaa Shalay markii u horeysay si rasmiya uga had ashay muranka Hawada ee kala dhaxeeya dowladda fede raalka Soomaaliya. So maliland ayaa sh eegtay in D/Federa alku ay dhowrto "jaarn imada kala dhaxey sa”, maadama ay yihiin Labo dowladood oo jaar ah, sida uu shee gay Mareeyaha guud ee duulista iyo hawa da Somaliland.

Cabdi Maxamed Rodol, Mareeyaha guu d ee duulista iyo hawada Somaliland oo Shalay warbaahinta kula hadlayey M/ Har geysa, ayaa sheegay in go’aamadoodii dhanka Duulimaadyada ay sidoodii u hirg aleen.

Rodol ayaa xusay in Somaliland ay u madax-banaan tahay xuduudaheeda ma amulkooda, isagoona hoosta ka xariiqay in maamulka Hawadooda ay mas’uuliyad eeda ay leedahay Xukuumada Muuse Bii xi. Sidoo kale waxa uu D/Federaalka ku eedeyay inay ka faa’iideysaneyso Wax caalamiya oo ka dhaxeeya dunida, inkasta oo uusan si cad u carabaabin, balse uu xusay in DF ay isku dayeyso inay khal-khal galiso arrinkaasi.

Maareeyuhu gebi ahaanba kama ha dal Diyaaradii dhowaan laga celiyay Haw ada Somaliland, oo Dowladda federaalku ku wargelisay inaysan ka dagi karin Harge ysa, iyo Xog cusub oo ay heshay Caasima da Online oo tibaaxaysay in Garoonka Har geysa ka soo dagtay diyaarad ka timid Mu qdisho, midaasi oo hore u xayirtay xukuu mada Biixi. Xigasho:caasimadda.net

SHEEKH SHAKUUL "Dalka Malesia waxaa lagu qabtay wadaado tabliiq ah oo lagana helay cudurka Crona”

Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya degan ayaa ka wabixiyay khil aaf ka taagan in la xiro masaa jida dalkaasi oo ka mid ah meelaha ay bulshada isugu timaado. Dowladda Malesia oo la tacaaleysa faafit aanka cudurka Crona Virus ayaa bilowday dadaallo kala duwan oo ay wax uga qaba neyso sidii loo hakin lahaa meelaha ay bul shada isugu timaado.

Sheekha Shakuul ayaa sheegay in ci idamada dalka Malesia ay gacanta ku dhig een wadaado tabliiq ah, kuwaasi oo ciid amada ay ka xireen masaajid ay ku sugn aayeen ka dibna baaritaanno lagu same yay laga helay cudurka Crona Virus.

Waxa uu sheegay isagu inuusan arrant aasi aaminsaneyn, hase yeeshee loo ba ahan yahay tallaabooyin kale oo looga hor tegayo in cudurkaasi lagula tacaalo, wux uuna hoosta ka xariiqay in la hagaajiyo na daafadda masaajida iyo waxyaabihii kale ee lagama maarmaanka u ah.

"Dalka Kenya dadkiisu waa 45-milyan qof, inta uu ku dhacay cudurka Crona ma dhama 7-ruux” ayuu yiri Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo u waramayay idea cadda VOA laanteeda afka Soomaaliga.

Waxaa kale oo uu sheegay in cudurka Cro na Virus uu ka daran yahay cudurka Daa cuunka oo ka mid ah cudurrada qasaar aha badan ka geystay dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in qofka uu ku dhaco jir kiisa ku jirayo 9-maalin, wuxuuna ku wacyi geliyay bulshada inay feejignaan muujiya an, iyadoo tan iyo markii cudurkaasi ka dill aacay magaalada Wuhan ay u geeriyoode en dad fara badan, kuwaasi oo qaarkood u geeriyooday halka kuwo kalena ka caaf imaadeen.Culimada Tabliiqa ah ayaa lagu soo eedeeyay inay faafinayaan cudurka Crona bacdamaa ay jebiyeen awaamiir dowladda Malesia ka soo saartay kadib markii la qab tay iyagoo si dhuumaaleysi u yeelanayay kulan wadareed.

Booqashadii Maxaabiista Xabsiga dhexe oo la joojiyay

Taliska Asluubta ayaa hakiyay muddo laba Isbuuc ah Booqashadii loogu tagi jir ay Maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdi sho ku yaallo ee Taliskaasi hoostagga, iy adoo laga duulayo ka hortagga faafida Coronavirus.

Jeneraal Mahad Cabdi raxmaan Aad an Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliya oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay madaxda DFS inay ku amreen joojinta bo oqashada Maxaabiista.

Waxa uu shee gay iyadoo laga duulaayo cudurka Coronavirus faafi stiisa in la joojiyay Booqashadaasi muddada laba todobaad ah.Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa isbuucii maxaabiista waxaa loo ogol yahay laba mar inay ehelkooda ku soo booqdaan, wa xaana labada todobaad ee la joojiyay bo oqashada sidaasi ku baaqanaya afar Maalin oo Booqasho ah.

Taliyaha Asluubta ayaa dalbaday haw lwadeena Caafimaad oo Wasaaradda Caa fimaadka ka socota inay soo gaaraan xab siyada si xittaa Ciidamada xabsiyada illaal iyo ee tagaayo xarumahaasi Baaris loogu sameeyo.

Dowladda Somaliya ayaa muddo 15 ci sho ah fasaxday goobaha waxbarashada ee dalka si looga hortagga Caabuqa Cor onavirus oo kiiskii ugu horeeyay dalka laga helay.

Somaliland oo sheegtay in degaanada ay kusoo wajahan yihiin roobab

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md.Axmed Muumin Seed Oo Ay Weheliyaan Agaasimka Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Beeraha ayaa sheegay in roobab ay kusoo wajahan yihiin degaanada Somaliland.

Wasiirka ayaa Sheegay Inuu Bilaabmayo Roobka Gu’ga Ee 2020 22 ,23 ilaa 24 march, Waxaana Uu Saddexdaa Maalmood Ka Bilaabmayaa Gobolada Galbeedka Somaliland.

24, 25 ilaa 26 march Waxa Uu Ka Bilaabmayaa Gobolada Bariga Somaliland, Waxaana Uu Wasiirku Sheegay In Roobab Aad u Wanaagsani Ka Di i doonaan Gobolada Somaliland.

Sidoo Kale Waxa Uu Wasiirku Fariin U Diray Dhamaanba Beeralayda Somaliland Ee Ku Hawlan Dhinaca Wax Soo Saarka La Qooto Inay U Diyaar Garoobaan Sidii Ay U Xoojin Lahaayeen Wax Soo Saarka Sidii Sanadkii Dhawaa Ee 2019 Oo Ahaa Mid Gayiga Somaliland Dhamaanba Ay Kasoo Go een Wax Soo Saarkii Ugu Badnaa.

Roobab ayaa ka curtay qaar ka mid ah goboladda Soomaaliya, waxaana roobabkaasi qaarkood ay ka da’een meelo ay ka jireen maalmihii lasoo dhaafay kuleel daran.

Meelaha roobab wanaagsan ka curteen waxaa ka mid ah Gobolada Mudug, Awdal ,Galgaduud, Togdheer iyo Sool.


Coronavirus Muxuu Trump ugu adkeys anayaa in dawada Maleeriyada lagu tijaabiyo Carona

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in dalka Mareykanka looga aqoonsaday daa wada loo isticmaalo la dagaallanka duum ada ama maleeriyada, lagu daweyn karo Coronavirus.Chloroquine waa mid ka mid ah daawooyinka qaddiimi ga ah ee ugu wanaagsan ee lagu daweyo dumada.

Sidaas darteed, mada xweynuhu maku saxan yahay maxaase laga ogyahay waxtarkee da Chloroquine ayaa qarniyo la isticmaa layay.

Balse Afrika aad loogama isticmaalo sababo la xiriira inay adkeysi u yeelatay duumada.Dalalka qaar ayaa soo saaray shuruuc lagu joojinayo isticmaalka daawa da, balse weli aad ayaa loo isticmaalaa.

Arrintan waxay aad uga jirtaa Nigeria oo la soo sheegay in chloroquine aad loo ga dalbado farmashiyeyaasha, taas oo sababtay inay gabaabsi noqoto, waxaana arrintan ay ka dambeysay hadalkii Mr Trump.

erican scientists have begun a trial to see if chloroquine will help treat coronavirus

Seynisyahannada Mareykanka ayaa billaabay tijaabooyin ay ku eegayaan in chloroquine ay gacan ka geysan kata daweynta coronaviris

Chloroquine lama caddeynin inay daawo u tahay coronavirus

Madaxweyne Trump, ayaa shirarka jaraa`id ee uu qabto ka sheegay in Waaxda Cuntada iyo Daawooyinka ee Mareykanka (FDA) ay caddeysay in chloroquine ay daweyso coronavirus.

Waxaan awoodi doonnaa in si degdeg ah daawadaas lagu helo. Waana tan ay ku wanaagsan tahay FDA. Hannaanka caddeynta ayay mareen - waa la xaqiijiyay.

Si kastaba, FDA ayaa sheegtay inaan weli la xaqiijin in lagu daweyn karo dadka qaba Covid-19.Waxayse FDA sheegtay inay weli socoto baaritaan ku aaddan haddii ay dawadan wax ka tareyso Covid-19. Waxay sidoo kale intaas ku dartay in Mr Trump uu amray in baaritaan lagu sameeyo daawadan.

La yaab malaha in chloroquine ay qeyb ka ahayd baaritaanka la xiriira sidii lagu caawin lahaa bukaannada coronavirus.Waa dawo aad loo yaqaanno, waa raqiis soo saariddeeduna fududdahay. Marka lagu daweynayo bukaannada duumada, waxaa dawada loo adeegsadaa yareynta xumadda.

Balse weli ma jirto xaqiijin ku saabsan sida ay dawadan wax uga tareyso bukaannada fayraska Corona qaba, inkastoo baaritaan uu ka socdo Shiinaha, Mareykanka iyo Spain.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sidoo kale sheegay in baaritaanku uu weli socdo, balse aan loo heyn wax caddeyn ah.Baraha internet-ka ayaa loo aad looga raadiyay magaca Chloroquine toddoba adkii la soo dhaafay, sida ay muujisay xog ta Google.

Dawada oo aad looga iibsanayo Nig eria

Warka coronavirus ayaa aa dlooga ha dal hayaa Nigeria, sida kaniisadaha, mas aajiddada iyo iskuullada.Dad badan oo Nigeria u dhashay ayaa weli iska daweyn ta duumada u isticmaala kaniiniyo ay ku jirto chloroquine inkastoo la mamnuucay sanadkii 2005.Waxaa la sheegay inay dadku qaadanayaan go`aan aysan ka fiirs an. Magaalada Lagos ee dalka Nigeria wa xaa laga soo sheegay dad ku sumoobay qaadashada dawada chloroquine oo ay iska badiyeen.

Coronovirus: Masaajida Maka iyo Mad ina oo laga mamnuucay Saladaaha jamaacada ah

Masjidka Xaramka Sacuudi Carabiya ayaa joojisay in gebi ahaanba salaaddaha jamaacada lagu tukado gudaha iyo ban naanka labada masjid ee barakaysan ee ku kala yaalla Maka iyo Madiina si loo yareeyo fa afitaanka coronavirus.

Go'aankan lagu joojiyay salaadaha jamaacdaha ee Mas jidka Xaramaynka iyo Masjid an-Nabawi, ee ku kala yaalla Maka iyo Madiina ayaa lagu sheegay mid ku meel gaar ah.

Mar sii horreysay, Talaadadii, Sacuu diga ayaa joojiyay in salaadda lagu tukado dhammaan masaajida kale.

"Dowladda, waaxda ammaanka iyo saraakiisha caafimaadka waxay go`aansa deen in la hakiyo salaadaha jamaacada ee Masjidka Weyn [Masjid al-Xaram] iyo Masjidka Nabiga [Masjid al-Nabawi]," si daa waxaa yiri Hani bin Hosni Haider, oo ka tirsan maamulka labada masjid.

Sacuudiga waxaa Khamiistii laga helay 36 kiisas cusub oo fayraska ah, taas oo guud ahaan tirada kiisaska ka dhigeysa 274. Ma jirta ilas iyo hadda qof cudurkaasi ugu dhintay gudaha Sacuudiga.

Boqortooyada ayaa horay u qaadday talla abooyin adag. Marka laga reebo xiritaanka masaajiddada, waxay joojisay duullima adyada caalamiga ah, iyo Cumrada, wax ay xirtay iskuullada, meelaha laga dukaa meysto iyo maqaayadaha, waxayna dadka ku wargelisay inaysan shaqooyinka aadin.

Dhanka kale, Boqor Salmaan-ka Sacu udiga ayaa sheegay in boqortooyada ay qaadi doonto tallaabooyin lagu xakamey nayo faafitaanka fayraska isla markaana wuxuu ka codsaday dadka inay si wadajir ah ula dagaallamaan xanuunkan.

Masjid al-Nabawi oo ku yaalla mad ina aya aka mid ah masaajidda la xiray

"Waxaan ku nool nahay xilli adag oo taariikhda dunida ka mid ah, balse si buu xda ayaan uga warqabnaa in laga gudbi doono," ayuu ku yiri boqorka 84-jirka ah khudbad uu Khamiistii jeediyay.

Inkastoo ay xaalad adag ka taagan ta hay suuqyada gobolka isla markaana uu hoos u sii dhacayo qiimaha shidaalka, ay aa Sacuudiga oo ah dalka koowaad dun ida ee dhoofiya shidaalka ceyriinka ah wu xuu diyaariyay 50 bilyan oo riyaal ($13bn) si loo taageero shirkadaha yaryar iyo ku wa dhexe, waxayna dhintay qorshe-sana deedka dhaqaale ee dalkaas ku dhowaad boqolkiiba shan.

Howlgal dad lagu qabqabtey oo laga sameeyey Muqdisho

Ciidamo katirsan kuwa Booliska So omaaliyaayaawaxaahowlgal dad badan lagu qabqabtey ay kasameeyeen Xaafado katirsan degmada wadajiree Gobolkan Ba naadir,kaasoo la sheegay in amniga lagu xaqiijinayey.

Howlgalkaoo ay horkacayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka degmada Wadajir ayaa waxaa sigaar ah looga fuli yey Waaxda Xalane ee degmadaasi ,wax aanauuahaahowlgalka mid Wadooyinka iyo Guryaha qaar laga sameynayey.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Ris aala u sheegeen in howlgalka lagu qabqabtey dad u badan Dhalinyaro ,kuw aasoo la isugugeeyey Goob,hayeeshee muddo kadib qaarkood la siida ayey halka qaarkood la geeyey Saldhiga Booliska deg madawadajir.

War kooban oo kazoo baxay Maa mulkadegmadaWadajirayaawaxaalagushegay in dadkahowlgalkalaguqabtey ay yih iinkuwoloogashakisanyahayinaykaqeybqaateenfalalamnidarroookadhacaydegmadaasiWadajir.

ShalayGelinkiihoreayaaXaruntadegmadaWadajirwaxaalaguqabteykulanloogahadlayeyAmnigaDegmooyinkaQeybtaGalbeedGobolkaBanaadir,kasoouuguddoomiyeyDuqaMuqdishoCumarFilish,waxaanaloogahadleydardargelintaqorshayaashaAmnigadegmooyinkaas.

Si kastabahowlgalka ay xalay WaaxdaXalaneeedegmadaWadajir ay kas ameeyeen Ciidamo katirsan Booliska So omaaliya ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dhawaanTiraahoobiyeyaal ah la gu weerarayXerada Xalane ee Maga aladaMuqdisho.

Coronavirus: Jawaabaha su'aalaha aad ka qabtaan Corono

Corona ayaa ku fiday in ka badan 145 dal Faafitaanka fayraska Corona wuxuu saameeyay dalal badan oo adduunka ka mid ah, dadkuna waxay isweydiinayaan su 'aalo muhiim ah sida:

Ilaa heerkee ayaa la kala qaadaa cudu rka?

Sideen uga difaaci karnaa nafteena, sid-eese cudurka u faa faa?

Waxaan wa-ydiinay dha-gaystayaasha BBC-da ee daafaha adduunka waxa ay ra baan inay ogaadaan. Halkan ka akhriso su'aalo xul iyo jawaabahooda:

Maaskarada wajigu ma waxtar bay ii leed ahay?

Waxaa jira caddaymo aad u yar oo mu ujinaya xirashada maaskarada in ay wax tar leedahay.

Khubarada waxay qabaan nadaafadda wanaagsan sida inaad si joogto ah gacma haaga u dhaqdo iyo in aad gacmaha ku ta abanin agagaarka afka - aad ayey u waxtar badan tahay.

Caabuqa Corona malagu kala qaadi kar aa taabashada handaraabka albaabka iyo muddo intee la'eg ayuu ku noolaan karaa?

Haddii qof qaba fayraska uu ku qufaco gacantiisa kadibna uu taabto sheey, ooga da sheeygaasa waxa ay noqonaysaa mid uu ku hara gudbiyaha fayraska Gacanka albaabka waa tusaale wanaagsan oo ku s aabsan halista ka dhalankarta dhammaan oogo kasta ama dusha sheey kasta.

Khubarada waxay qabaan in Corona uu ku noolaan karo dusha sare ee sheey kasta muddo maalmo ah.

Markaa waxa ugu fiican waa in aad ga cmahaaga u dhaqdid si joogto ah si aad u yareyso halista caabuqa iyo faafitaankiisa.

Kenya oo ka ducaysaneysa fayraska Corona

Maxaad ka taqaannaa dhakhtarka Soo maaliga ah ee dagaalka Corona ka wada Talyaaniga?

Dad badn aya abillaabay inay wajiga ku xirtaan maaskarda

Corona mala isugu gudbin karaa gal mada?

Illaa hadda ma cadda in tani ay tahay hab lagu kala qaadi karo ama uu ku gudbi karo caabuqa, mana ahan in aad ka walaa cdo hadda.

Waqtigaan la joogo, qufaca iyo hindhi sada ayaa loo maleynayaa inay yihiin isha ugu weyn ee faafitaanka.

Waa maxay kala duwanaanshaha u dhexeeyafayraska Corona iyo hargabka?

Corona iyo hargabku waxay wadaaga an astaamo badan, taas oo adkaynaysa in la ogaado waxa qofka haya iyada oo aan an baaritaan la samaynin.

Astaamaha ugu weyn ee lagu garto Co rona waa qandho iyo qufac.

Hargabku badanaa wuxuu leeyahay astaamo kale sida cuno xanuun, halka dadka qaba Caabuqa Corona ay dareemi karaan in ay neefsashada dhibto.

Goobaha qaar waxaa la kordhiyay inta jeer ee la nadiifin jiray

Miyuu cudurka Corona ka faafid badan yahay hargabka?

Weli waa xilli hore in la sameeyo isbar bardhig toos ah laakiin waxaan ognahay in labaduba ay yihiin kuwa aad loo kala qaa do.

Celcelis ahaan, dadka qaba caabuqa Corona waxay qaadsiiyaan labo ilaa sad dex qof oo kale, halka kuwa hargabka qa ba ay qaadsiiyaan ilaa hal qof oo kale.

Si kastaba ha noqotee, dadka qaba har gabka waxay u muuqdaan inay si dhaqso leh ugu faafiyaan dadka kale, sidaa dart eed labada caabuqa ayaa si sahlan u faafa

Maka qaadi kartaa fayraska cuntada uu diyaariyo qof cudurka qaba?

Qof qaba Corona wuxuu awood u yee lan karaa inuu u gudbiyo qof kale haddii cuntada ay diyaarsadaan aanan loo maam ulin si waafaqsan hab-dhaqanka wanaags an ee nadaafadda iyo dhawrsoonaanta caafimaad.

Caabuqa Corona waxaa lagu faafin ka raa dhibco candhuuf ah oo kaso baxay afka oo gaara gacmaha. Gacmahaaga oo aad maydho ka hor taabashada iyo cun idda cunnadu waa talo u fiican qofkasta, si loo joojiyo faafitaanka jeermiska.

baaritaan caafimaad oo kali ah ayaa la gu xaqiijin karaa inuu qofku qaba Covid19 iyo in kale

Suuragal ma tahay in la tallaalo si looga hortago cudurkaan neef-mareenada ku dhaca?

Waqtigan xaadirka ah, ma jiro tallaal dadka ka difaaci kara caabuqa Corona ee noocan ah laakiin cilmi-baarayaashu wa xay raadinayaan inay mid soo saaraan. Caabuqan ayaa ah nooc cusub oo aan hor ay loogu arkin aadanaha, taas oo macna heedu yahay in dhakhaariirta ay wali hay aan waxyaabo badan oo ay ka bartaan.

Cimilada iyo heerkulku ma saamayna yaan gudbinta caabuqa Corona?

Weli ma cadda in isbeddelada heerku lka uu saameyn ku leehay fiditaankiisa. Qaar ka mid ah caabuqyada kale, sida har gabka , waxay raacayaan xilliyada qaar, oo ku soo hagaaga bilaha qabow.

Waxaa jira xoogaa cilmi-baaris ah oo tilmaamaya in cudurka neefmareenada ku dhaca ee Bariga Dhexe (Mers) - caabuq kale oo kaso jeeda isla bahda sida caabuq a Corona - uu saameeyo xaaladaha cimi lada, isagoo waxyar ku badan bilaha kuleelka

Dalalka qaar dadka wxaa lagu wargel iyay inaysan tagin goobaha ay dadeynaha isugu yimaadaan sida mukhaaydaha

Dadka hore u qabay cudurka oof-war eenta ma isku arki doonaan astaamo fu dud oo caabuqa Corona ah?

Caabuqa cusub ee Carona, xaalado ko oban ayaa horseedi kara inuu isu rogo cu durka oof-wareenka.

Gaar ahaan dadka qaba xanuunada sa mbabaha . Laakiin maadaama ay tani ta hay nooc cusub oo caabuqa Corona ah, qofna ma yeelan doono wax difaaca ah.

Sidaas darted haddii aad horey u qab tay xanuunada Sars ama oofwareen, taasi micnaheedu ma ahan in uusan kugu dhici karin xanuunka Carona.

XIGASHO:BBC

Madaxweynaha Puntland oo faa-hfaahiyey Shirkii uu ku baaqay

Madaxweynaha Dowlad Gobolee dka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sharaxaad guud waxaa uuka bixiyey cidda ay tahay inay ka qeybgalaan Shirkii uu ugu baaqay Madaxda Dowladda Feder aalka & Dowladgoboleedyada.

Waxaauusheegay in shirkaasi ay kaqeyb-gelidoonaan Hay’adaha fulinta Do wladda Federaalka&Dowladaha xubna haka ah Dowladda Federaalka ,islamar kaana xubnahaas ay leeyihiin Go’a anka ugu dambeeyaee ah cidda kale oo ay ugu yeerayaan Shirkaas.

MadaxweyneSiciidCabdullaahiDeniwaxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Shirka koowaad oo ay martigelinayaan ay isugu keenidoonaan Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka &Dowladgo boleedyada si xal looga gaaro khilaafka jira.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Madaxweynaha Puntland inay qorshey nayaan kulankaasi ka horinay taga an,isagaiyowafdiuuhoggaaminayoMuqdishoiyoXarumahaDowladGoboleedyadasi ay ulakulmaanMadaxdaDowladdaFederaalka&Dowladgoboleedyada u jeedkuuduna uu yahay qabsoomida gogosha ay u dhiga yaan.

Si kastabaMadaxweynaha Punt land ayaa dhawaan waxaa uu shiri sug uyeerayMadaxdaDowladdaFederaalka&Maamul goboleedyada shirkaa soo uu she egay in Puntland ay dhigeysosisi xalwa araloogagaaro mad madowgajira.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip