Booliska Soomaaliya oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada

0
Sunday March 22, 2020 - 16:08:51 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Soomaaliya oo soo saarey digniin ku socota Ganacsatada

    Shir Jaraa,id ee uu maanta qabtay Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ku saabsanaa digniin uu u diray Ganacsatada Soomaliyeed oo ah in aysan sara u qaadin maci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Jaraa,id ee uu maanta qabtay Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ku saabsanaa digniin uu u diray Ganacsatada Soomaliyeed oo ah in aysan sara u qaadin maciishada Quutul-daruuriga ah, iyaga oo ka faa,iideeysanaya dadaalka loogu jiro ka hortaga cudurka Corona Virus ee COVID 19. Sidoo kale Taliyaha Hoggaanka ilaalinta cashuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono qofka qaadan waayo digniinta ay u direen.

Hadalka ka soo baxay Hogaanka ilaalinta cashuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ganaraal Cabdulaahi Xasan Bariise ayaa waxaa uu kusoo aadey xilli dad badan ay walwal ka qabeen in maciisha kala duwan qiimahooda ay Ganacsatada kordhinayaan inta lagu guda jiro ka hortaga Caabuqa Coronavirus




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip