Wararka

Itoobiya oo beenisey War laga baahiyey Abiy Axmed & Uhuru Kenyatta

0 Visits: 307 | Tuesday March 24, 2020 - 11:18:44
Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaar ay baahineysay in uu khilaaf xoogan soo kala dhex-galay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,hayeeshee waxaa warkaasi beenisey Dowladda Itoobiya. War kasoo baxey Safaaradda Itoobiya…

Read More »

Shir laga yeeshay caqabado amni oo ka jira Gaalkacyo

0 Visits: 279 | Tuesday March 24, 2020 - 11:17:39
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa kulan ku yeeshay Odayaasha Dhaqanka,Culimada iyo Maamulka degmada,kaas oo looga hadlayaya Amniga Magaalada iyo dhibaatooyin kale ee ka jira. Kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyey sida la isaga kaashan karo waxka qabashada xaalada amni ee Magaalad oo dhowr…

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqey xaalad deg deg ah

0 Visits: 315 | Tuesday March 24, 2020 - 11:16:14
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika m ayaa ku dhawaaqay in uu dalkaasi gali doona xaalad deg deg muddo 21 maalmood ah sababo la xiriira Cudurka Coronavirus. Go'aankaan ayaa dhaqan geli doona laga bilaabo maalinta khamiista ah ee soo socota ilaa 15 bisha April. Madaxweynaha waxaa uu sheegay kaliya…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey Ciidanka Dowladda oo fuliyey howlgallo kala duwan

0 Visits: 224 | Tuesday March 24, 2020 - 11:14:32
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhawaan la wareegay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa ay halkaasi weli ka wadaan howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminaya Taliyaha Ciidanka Dhulka Cabdi Xamiid Maxamed Dirir,waxaana howlgalka ay Cidiamada…

Read More »

Ciidamo ka qeyb qaatey dagaal beeleedyo oo Xabsiga la dhigey

0 Visits: 255 | Tuesday March 24, 2020 - 11:11:52
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka qeybta 60aad ee ka howlgalla deegaannada Koonfur Galbeed Janeraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay inay wax ka qabteen Ciidamo ka tirsan Dowladda oo ka qeyb qaadan jirey dagaal beeleedyada. Waxaa uu sheegay in inta aan xilka Taliyaha qeybta 60aad loo dhiibin ay…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 24-MARSO-2020

0 Visits: 382 | Tuesday March 24, 2020 - 11:10:15
Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda khilaafka Itoobiya & Masar Wasiirka W/Arrimaha Dibadda ee XFS Ax med Ciise Cawad ayaa markii ugu ho reysay waxaa uu ka hadley khilaaf ka xoogan ee u dha xeeya D/Itobiya iyo Masar, kuwaa soo saaxiibo dhow la ah So omaaliya iskuna heys ta wab iga Nile. Wasiir Cawad wax…

Read More »

Mas'uuliyiin ku baxey deegaan ay ka jirtey Cabasho Maamul

0 Visits: 273 | Monday March 23, 2020 - 22:35:11
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada GalMudug ayna wehliyaan Saraakiisha Ciidamada Booliiska iyo nabadsugida ee Heer degmo iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmada ayaa kormeerkii ugu horeeyey ee Maamulka Cusub ku gaaro meel ka baxsan Magaalada Dhusamareb ku tagey Deegaanka Ceel-dheere…

Read More »

Somaliland oo karantiishey 16 Ruux

0 Visits: 216 | Monday March 23, 2020 - 22:33:10
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa la wareegtey ilaa ku dhawaad 16 qof oo looga shakiyay cudurka Coronavires,kuwaas oo Diyaaradda Itoobiya Airline ay kasoo dejisey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee MagaaladaHargeysa. Dadkaan ayaa lagu daabulay gaadiidka Ambalaasta ee Wasaarada caafimaadka Somaliland…

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadley Cudurka Coronavirus ee laga helay dalkaas

0 Visits: 256 | Monday March 23, 2020 - 22:31:51
Kadib kulan xasaasi ahaa oo uu Madaxeeynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle la qaatey Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa uu si kulul uga hadley Caabuqa Coronavirus oo dad qaba laga helay Gudaha dalkaas. Madaxweyne Geelle waxaa uu sheegay in ilaa iyo hadda dalka Jabuuti laga helay laba…

Read More »

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku raadjoogta dad la kulmay qof lagu sheegay cudurka Coronavirus

0 Visits: 266 | Monday March 23, 2020 - 22:30:08
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku raadjoogta dad looga shakiyay inay la kulmeen qofkii ugu horreeyay ee la xaqiijiyay in uu ku dhacay cudurka Corona gudaha dalka. "Waxaa la raadinaya oo lagu daba jiraa..muwaadinkii koowaad markii laga helay..cid alaale ciddii la fadhiday diyaaradda ama…

Read More »

Isbedel lagu sameeyey Mas'uuliyiinta degmooyinka Gobolka Gedo

0 Visits: 275 | Monday March 23, 2020 - 22:28:17
Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Gedo ahna kusimaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Macalimow ayaa waxaa uu xilalkii ka qaadey qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Gedo iyo kuxgeenadooda,isaga oo mas'uuliyiin kale Magacaabey. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Guddoomiye kuxigeenka Amniga…

Read More »

Safaaradda Soomaaliya Kenya oo shaqo joojin ku dhawaaqday

0 Visits: 213 | Monday March 23, 2020 - 22:26:59
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxay sheegtay inay joojinayso dhammaan shaqooyinkii ay u haysay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Arintaan ayaa daba socota kadib markii Kenya ay mamnuucday dhamaan goobaha isku imaatinka dadweynaha sababo la xiriira faafitaanka coronavirus. Kenya…

Read More »

Raysal wasaaraha Germany oo gashay xaalad karantiil ah shaki looga qabo cudurka Coranavirus

0 Visits: 227 | Monday March 23, 2020 - 22:23:07
Raysal Wasaaraha dalka Germany Angela Merkel ayaa gashay is-karantiilnimo, iyadoo sababtuna tahay xiriir hore oo ay la yeelatay dhakhtar laga helay cudurka coronavirus. Afhayeenka dowlada Steffen Seibert ayaa ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray in Angela Merkel go'aansatay in ay karantiil ku…

Read More »

Puntland oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay shakhisyaad lagu tuhunsan yahay inay katirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish

0 Visits: 209 | Monday March 23, 2020 - 22:09:05
Ciidamada Amniga Puntland PSF ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen shakhsiyaad lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish iyo agab la doonayey in loo gudbiyo kooxahaas ku dhuumaalaysta buuraha Cal Madow iyo Cal Miskaat. Qoraal kasoo baxay taliska ciiddanka PSF, ayaa lagu sheegay…

Read More »

Hir-Shabeelle oo ka digtey fatahaado markale ka dhaca deegaanada Maamulkaas

0 Visits: 229 | Monday March 23, 2020 - 22:00:13
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hir-Shabeelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim(Daqare) ayaa sheegay in xilligaan ay jirto cabsi ku aadan in Wabiga Shabeelle uu fatahaad markale ka sameeyo deegaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle. Wasiir kuxigeenka oo shir jaraa'id u…

Read More »

Puntland oo muddo labo todobaad ah amartay in albaabada loo laabo masaajida

0 Visits: 219 | Monday March 23, 2020 - 21:55:49
Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidda muddo 2 usbuuc ah si looga digtoonaado halista Caronavirus. Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Shiikh Xaamud oo ka hadlay shir jaraa,id oo ay qabteen guddiga hortaga covid-19 ayaa amarkaan ku shaaciyey. Wasiirku wuxuu…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 23-MARSO-2020

0 Visits: 380 | Monday March 23, 2020 - 10:02:50
Soomaaliya & Shiinaha oo ka wada hadley Arrimo muhiim ah Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Md.Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay Ca asimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriya dda Shacbiga ee Shiinaha ee Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya, Md.Qin Jian, waxaana uu…

Read More »

Sabrina Dhowre oo fayraska corona laga helay ayaa tiri "Ma Dooneyn inaan ka tago Idris"

0 Visits: 311 | Sunday March 22, 2020 - 20:51:32
Sabrina Dhowre oo ah xaaska jilaaga Hollywood-ka Idris Elba ayaa xaqiijisay in uu ku dhacay fayraska corona, todobaad ka dib markii fayraska laga helay ninkeeda. Sabrina ayaa difaacay go'aankii ay ku ag-joogtay saygeeda oo ku jiray karantiil, waxay u sheegtay barnaamijka cusub ee Oprah Winfrey ay…

Read More »

Puntland oo kasoo horjeesatay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

0 Visits: 248 | Sunday March 22, 2020 - 20:47:48
Maamulka Puntland ayaa waxaa uu kasoo horjeestay hadalkii Maanta kasoo yeeray Guddiga doorashooyinka Qaranka ee lagu taageeray Sharciga doorashooyinka Qaranka oo ay labada Aqal horey u ansixiyeen sidoo kale Madaxweyne farmaajo uu saxiixey. Qoraal kooban oo kasoo baxey Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa…

Read More »

Xildhibaano kasoo horjeeday doorashadii Galmudug oo sheegay in xal la gaarey

0 Visits: 274 | Sunday March 22, 2020 - 20:45:32
Magaalada Dhuusamareeb e Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa gaarey wafdi Xildhibanao ah oo kamid ah Xildhibaannada kasoo horjeedey doorashadii ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb,iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Xildhibaannadaan ayaa waxaa ay kala yihiin,Xildhibaan Mahad Salaad,Xildhibaan…

Read More »