Somaliland oo karantiishey 16 Ruux

0
Monday March 23, 2020 - 22:33:10 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo karantiishey 16 Ruux

    Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa la wareegtey ilaa ku dhawaad 16 qof oo looga shakiyay cudurka Coronavires,kuwaas oo Diyaaradda Itoobiya Airline ay kasoo dejisey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee MagaaladaHargeysa. Dadkaan ayaa lagu daabulay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa la wareegtey ilaa ku dhawaad 16 qof oo looga shakiyay cudurka Coronavires,kuwaas oo Diyaaradda Itoobiya Airline ay kasoo dejisey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee MagaaladaHargeysa. Dadkaan ayaa lagu daabulay gaadiidka Ambalaasta ee Wasaarada caafimaadka Somaliland ku diyaarisay garoonka diyaaradaha Hargeysa,iyada oo lamarinayo marxalada labaad ee karantiilka oo qaadan karta mudo 14 cisho ah,sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland. Dadkaan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa waxaa ay ka yimaadeen wadamada Mareykanka Iyo Ingiriiska,waxaana ay saarnaayeen diyaarada Ethopian Airline duulimaadkeedii duhurkii maadaama muddo laba maalmood ah la fasaxey duulimaadyada Caalamiga ah. Majiro wax War ah oo kasoo baxay ilaa iyo hadda Guddiga heer qaran ee hawshan loo xil saaray,hayeeshee waxaa weli Garoonka Hargeysa ka socda howlo baaritaano ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip