Puntland oo muddo labo todobaad ah amartay in albaabada loo laabo masaajida

0
Monday March 23, 2020 - 21:55:49 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo muddo labo todobaad ah amartay in albaabada loo laabo masaajida

    Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidda muddo 2 usbuuc ah si looga digtoonaado halista Caronavirus. Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Shiikh Xaamud oo ka hadlay shir jaraa,id oo ay qabteen guddiga hortaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland ayaa amar ku bixisay in la xiro masaajidda muddo 2 usbuuc ah si looga digtoonaado halista Caronavirus. Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha diinta Puntland Cawil Shiikh Xaamud oo ka hadlay shir jaraa,id oo ay qabteen guddiga hortaga covid-19 ayaa amarkaan ku shaaciyey. Wasiirku wuxuu sheegay inay qaadayaan tilaabo kasta oo ay Puntland uga hortagayso in cudurku soo gaaro degaanadooda. Puntland waxay horey albaabada ulaabtay xarumaha waxbarashada, sidoo kale waxay fasaxday shaqaalaha dowliga ah. Masaajida waa meelaha ugu badan ee dadku iskugu yimaadaan maalin kasta. Meelo badan oo kamid ah ayaa la xiray xarumaha lagu cibaadaysto. Waxaa kamid ah Masjidka Qudus ee kuyaala dhulka reer Falastiin oo ah masjidka saddexaad ugu weyn dunida islaamka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip