Safaaradda Soomaaliya Kenya oo shaqo joojin ku dhawaaqday

0
Monday March 23, 2020 - 22:26:59 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaaradda Soomaaliya Kenya oo shaqo joojin ku dhawaaqday

    Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxay sheegtay inay joojinayso dhammaan shaqooyinkii ay u haysay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Arintaan ayaa daba socota kadib markii Kenya ay mamnuucday dhamaan goobaha isku imaatinka dad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa waxay sheegtay inay joojinayso dhammaan shaqooyinkii ay u haysay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Arintaan ayaa daba socota kadib markii Kenya ay mamnuucday dhamaan goobaha isku imaatinka dadweynaha sababo la xiriira faafitaanka coronavirus. Kenya waxay haatan xaqiijisay 15 kiis oo ah COVID-19. Badi safaaraddaha caalamka ee kuyaala Nairobi ayaa muwaadiniintooda u diray digniin ku saabsan cudurka Coranavirus. Safaaradda Ingiriiska ee Kenya ayaa maanta shaacisay in ay muwaadiniintooda ka daabulanaysa Nairobi. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip