Isbedel lagu sameeyey Mas'uuliyiinta degmooyinka Gobolka Gedo

0
Monday March 23, 2020 - 22:28:17 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbedel lagu sameeyey Mas'uuliyiinta degmooyinka Gobolka Gedo

    Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Gedo ahna kusimaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Macalimow ayaa waxaa uu xilalkii ka qaadey qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Gedo iyo kuxgeenadooda,isaga oo mas'uuliyiin kale Magacaabey. Ware

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Gedo ahna kusimaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Macalimow ayaa waxaa uu xilalkii ka qaadey qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Gedo iyo kuxgeenadooda,isaga oo mas'uuliyiin kale Magacaabey. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Gedo ayaa waxaa xilalka looga qaadey guddoomiyeyaasha degmooyinka,Luuq, Beled-Xaawo iyo Doolow,iyada oo la Magacaabey Guddoomiyeyaal Cusub iyo kuxigeenadooda.

Hoos Ka Akhriso Mas’uliyiinta la Magacaabey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip