Wararka

Muuse Biixi oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay wada-hadallada DFS

0 Visits: 236 | Thursday April 09, 2020 - 19:57:34
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada,Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, ayaa maanta si wada-jir ah shacabka ula hadlay, waxana ay si xeeldheer…

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya qof kasta oo ku dhinta Muqdisho

0 Visits: 220 | Thursday April 09, 2020 - 19:51:25
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar lagu baarayo qof kasta oo ku dhinta Muqdisho, si loo hubiyo haddii uu u geeriyooday cudurka Coronavirus iyo in kale. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha bulshada Basma Caamir ayaa shaacisay in amarkan loogu tala galay sidii loo xakameyn…

Read More »

Qofkii ugu horreeyay oo Corona Virus ugu dhintay Jabuuti

0 Visits: 254 | Thursday April 09, 2020 - 19:43:13
Dowladda Jabuuti waxa ay xaqiijisay geeridii ugu horreysay ee coronavirus sababay , Sida lagu shaaciyay Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka dalka Jabuuti. Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadda Corona uu sa meeyay ​​140 qof , isla markaana ay ka bogsadeen 28 qof. hase yeshee Wasaarada ayaa dadweynaha…

Read More »

Madaxa ha'yadda WHO oo ku baaqay in aanan la siyaasadeyn la dagaallanka Covid-19.

0 Visits: 227 | Thursday April 09, 2020 - 19:41:00
Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagu la jiro cudurka Coronavirus xilli ha'yadda uu madaxa ka yahay ay dhaleeceen kala kulantay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Filish"Dad aan aqaan oo dibadda ka imaan ayaa u dhintey Coronavirus"

0 Visits: 293 | Thursday April 09, 2020 - 19:29:12
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa sheegay in Cudurka uu soo gaarey Soomaaliya,isla markaana ay u dhinteen dad uu yaqaanno,kuwaas oo aan dibadda ka imaan. Waxaa uu sheegay Guddoomiye Cumar Finish sheegay in Cudurka Conavirus uu yahay mid halis…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-4-2020

0 Visits: 376 | Thursday April 09, 2020 - 09:52:59
DF oo shaacisay in Coronavirus uu ku dhex faafayo bulshada Muqdisho iyo kiisas cusub oo la helay War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaar adda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sha aciyey in cu durka Coronavirus uu ku faa fayo gudaha dalka, gaar ah aan magaalada caas imadda…

Read More »

Xiriirka kubbadda Cagta oo munasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday.

0 Visits: 2792 | Thursday April 09, 2020 - 07:53:02
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa munaasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday, sida uu shaaciyay, xafiiska warfaafinta xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya.

Read More »

Trump oo weerar culus ku qaaday Tedros Adhanom

0 Visits: 236 | Wednesday April 08, 2020 - 22:14:01
Madaxweynaha Midowga Africa ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka iyo hoggaankeeda ka difaacay weerar xooggan oo kaga yimid madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasi oo Talaadadii ku hanjabay inuu ka joojinayo maal-gelinta. "Waxaa aad igaga yaabay inaan ogaaday ololaha dowladda Mareykanka ee ka dhanka…

Read More »

Bernie Sanders oo ka haray u tartanka Doorashado Madaxtinimo

0 Visits: 248 | Wednesday April 08, 2020 - 21:58:20
Senator Bernie Sanders oo ahaa musharrax u ordayay magacaabista xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada madaxtinimo ee Mareykanka ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka. Go'aanka Sander ayaa waxa uu ka dhiggan yahay in Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden uu noqonayo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Caafimaad ee Boris Johnson

0 Visits: 250 | Wednesday April 08, 2020 - 21:47:32
Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku jira maalintii labaad daryeel,isaga oo ku jira Qolka ICU-da ee la dhigo dadka Bukaanada daran ah. Waxa uu dareemayaa hadda deganaasho kadib markii lagu taageeray ogsijiin si uu u neefsado. Johnson, oo laga helay cudurka Covid19 ku dhawaadlaba toddobaad…

Read More »

Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqey Itoobiya

0 Visits: 238 | Wednesday April 08, 2020 - 21:43:49
Itoobiya waxaa ay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo looga jawaabayo cudurka 'coronavirus' (COVID19),kaas oo kiisas kamid ah laga helay gudaha dalkaas. Tallaabadan ayaa timid, iyada oo tirada kiisaska COVID19 ay muujisay koror degdeg ah oo dalka ah, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay dowladda.

Read More »

Shaqaalle ka tirsan Wasaarada Cafimaadka oo laga helay Corona Virus

0 Visits: 255 | Wednesday April 08, 2020 - 21:33:31
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan: 1. Waxay Wasaaraddu cadaynaysaa in uu bilowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda…

Read More »

Somali Music icon passes away from COVID-19

0 Visits: 813 | Wednesday April 08, 2020 - 21:16:59
A Somali cultural icon,Mohamud Ismail Hussein, or more commonly known as Hudeydi (Xudeydi), has died on Tuesday as a result of complications of COVID-19. He was 92. The musician and poet, best known for popularizing the oud in Somali music, passed away in London. In his nearly six-decade-long career,…

Read More »

Maxkamadda CQS oo amartay nolol & geeri in lagu keeno maleeshiyaadka Wanlaweyn dadka ku dilay

0 Visits: 247 | Wednesday April 08, 2020 - 20:14:39
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somaliya ayaa amartay in la soo qabto maleeshiyaadkii dadka ku laayay Degmada Wanlwayn, waxaana la amray Ciidamasa nolol & geeri inay ku soo qabtaan maleeshiyaadkaasi. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Somaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute oo…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ka mahadceliyay deeq caafimaad oo ka timid Imaaraadka Carabta

0 Visits: 268 | Wednesday April 08, 2020 - 20:08:41
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni oo uga mahadceliyay Imaaraadka Carabta Agab Caafimaad oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga Coronavirus, kaasoo Imaaraadku ugu deeqay Puntland. Diyaarad siday agabka caafimaad ayaa maanta ka degtay magaalada Boosaaso, waxaana la wareegay agabkaas…

Read More »

Soomaaliya: Qofkii u horeeyay oo cudurka Coronavirus u geeriyooday

0 Visits: 237 | Wednesday April 08, 2020 - 20:01:22
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii u horeeyay uu u geeriyooday cudurka Coronavirus. Qofkan oo ahaa 58 jir aan dalka ka bixin ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

0 Visits: 233 | Wednesday April 08, 2020 - 19:55:11
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM qarax khasaaro geystay lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo ku dhawaaqday in la joojiyay waxbarashadii sanad-dugsiyeedka 2019/20

0 Visits: 221 | Wednesday April 08, 2020 - 19:52:25
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay go'aano la xiriira dhanka waxbarashada, iyadoo la tixgelinayo xaalada caafimaad ee dalka iyo adduunka ee ku aadan cudurka safmarka ah ee Coronavirus. War saxaafadeedka Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in la joojiyay qaadashada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-4-2020

0 Visits: 398 | Wednesday April 08, 2020 - 09:47:57
Dowladda oo Beenisay warar lagu faafiyay Baraha Bulshada Wasaaradda Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa beeni say warar lagu faafiyay baraha Bulshada, kuwaasi oo sheegayay in Wasaaradda ay faragelis ay Khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu same eyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.…

Read More »

Xudaydi Macalinkii Heesaha Cuudka oo u dhintay Coronavirus

0 Visits: 273 | Wednesday April 08, 2020 - 08:03:13
Waxaa dalka Britain ku geeriyooday fannaanka weyn ee Axmed Ismaaciil Xuseen Xudeydi oo uu ku dhacay cudurka Corona Virus,isaga oo maalmihii la soo dhaafay ku jiray cisbitaal ku yaalla magaalada London. Xudeydi ayaa da'diisu waxaa lagu sheegay 92 jir,isaga oo sanadihii ugu dambeeyey ku noolaa Magaalada…

Read More »