Wararka

Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo la weeraray

0 Visits: 191 | Sunday September 06, 2020 - 16:37:17
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerareen saldhigyada Ciidamada Dowladda & kuwa AMIOSM ku leeyihiin degmooyin iyo degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerareen ilaa 8 Saldhig oo Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ku sugan yihiin, kuwaas…

Read More »

Guddiga Maaliyadda iyo xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn oo kulmay

0 Visits: 192 | Sunday September 06, 2020 - 15:31:48
Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la- xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn (NGO). Kulankaas oo Ajandihiisu ahaa Falanqeynta Sharciga Hay'adaha aan Dowliga ahayn.

Read More »

Ciidamada Puntland oo Wariyeyaal ku xiray Garoowe

0 Visits: 191 | Sunday September 06, 2020 - 14:29:28
Agaasimaha Radio Daljir Garoowe, ahna kuxigeenka Tifaftiraha Daljir Khadar Awl iyo Wariye Cabdiqani Fantastic ayaa lagu xiray saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe. Ciidamo ka tirsan booliska Puntland ayaa la sheegay inay xireen labada wariye,waxaana la sheegay in xariga uu dhacay, xilli ay doonayeen…

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Dalab u diray Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

0 Visits: 164 | Sunday September 06, 2020 - 14:26:33
Xarunta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa Goordhow waxaa ka furmay kulan Madaxweynaha dolwad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe Madoobe uu Khubdbad ugu jeedinayo Golaha Aqalka Sare. Kulanka ayaa waxaa daah-furay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi, isagoona Khudbad ka jeediyay kulankaas,…

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare

0 Visits: 366 | Sunday September 06, 2020 - 10:19:53
Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare oo ay sanadkaan qaaday Wasaaradda,waxaana imtixaanka sanadkaan u fariistay ku dhawaad 34 Kun oo Arday. Ardayda Imtixaanka laga qaaday ayaa ku kala sugan degaannada Dowlad Goboleedyada, Jubbaland,…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-SEP-2020

1 Visits: 313 | Sunday September 06, 2020 - 09:25:53
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuum ayo 3-da Madaxweyne maamul Goboleed Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa sheega ya in Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo uu Casuumaad rasmi ah u diri doono Madax weyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmud ug,Hirshabeelle iyo K/Galbeed…

Read More »

Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Carte

0 Visits: 255 | Saturday September 05, 2020 - 21:23:05
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti ee aan walaalaha nahay ayaa gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirweynihii Soomaaliyeed ee lagu dhisay Dowladdii kumeel gaarka ahayd sanadkii 2000. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo…

Read More »

Galmudug oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Galgaduud

0 Visits: 256 | Saturday September 05, 2020 - 21:12:18
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay weerarkii xalay lagu qaaday Dad shacab ah oo ku sugnaa goob Maqaaxi ah oo ku taalla inta dhexeeysa Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay inay aad uga…

Read More »

30 qof oo ku dhintay dagaallo culus oo Al-shabaab iyo dad shacab ah ku dhexmaray koonfurta Mudug

0 Visits: 243 | Saturday September 05, 2020 - 20:57:24
Daraasiin dad ah ayaa ku dhintey ka dib iska hor imaad u dhexeeyey dadka tuulada shabeelow ee koonfurta Mudug iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab, kaasoo maalintii shalay ka dhacay halkaas. Waxaa jira warbixino sheegaya in ku dhowaad 30 qof, oo ay ku jiraan 16 mintidiinta Al-shabab lagu dilay tuulada Shabeelow,…

Read More »

Qarax miino oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee M/Muqdisho

0 Visits: 345 | Saturday September 05, 2020 - 20:29:18
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya goor dhaw oo caawa ah in qarax miino uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa miino lana soo galiyay bac ayaa waxaa la dhigay meel ku dhaw masaajidka ku yaallo Isgoyska Sayidka, waxaana halkaasi ka dha shay…

Read More »

Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulan gaar ahi yeeshay

0 Visits: 267 | Saturday September 05, 2020 - 20:08:27
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa kulan saacado badan qaatay, oo xalay Villa Somalia ku dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Kulankan ayaa ahaa mid uu codsaday Madaxweynaha Somaliya, isagoona Madaxweynaha…

Read More »

Shabaab oo toogtay afar ruux uu ku jiro Oday 57 jir ahaa

0 Visits: 284 | Saturday September 05, 2020 - 20:02:11
Al Shabaab ayaa Jimcihii fagaare ku yaala Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku toogteen rag ay ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin, sida Warbaahinta Shabaab laga sheegay. Afar nin oo ninka ugu wayn uu yahay 57 sano jir ayay toogteen Shabaab, waxaana raggaan dhamaantood ay ku sheegeen…

Read More »

SAWIRRO: Guddoomiyaha cusub Degmada X/Jajab oo xilka la wareegay

0 Visits: 360 | Saturday September 05, 2020 - 19:47:42
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maxamed Cabdulaahi (Tuulax) ayaa ka qeyb galay Munasabad uu xil kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xamar Jajab Mudane Maxamed Cabdi Axmed.…

Read More »

Guddoomiye Cusub oo loo doortay xiriirka kubad-cagyaraha Soomaaliyeed + Sawirro

1 Visits: 1623 | Saturday September 05, 2020 - 19:14:27
Waxaa magaalada Muqdihso maanta ka dhacay shirweynihi labada ee heer doorasho kaasoo lagu dooranayay hoggaanka xiriirka Somaaliyeed ee kubadcagyraha ( Somaali Mini Football). Shirweynaha waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Golaha Shacabka , Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga JFS , Guddiga…

Read More »

Siihayaha RW dalka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug

0 Visits: 271 | Saturday September 05, 2020 - 19:04:24
Siihayaha xalka Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga Muqdisho. Mahdi Guuleed iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa wada hadlay xaaladda guud…

Read More »

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka digey Khatarta macluusha ee wadamada colaadaha ka socdaan!!!.

0 Visits: 311 | Saturday September 05, 2020 - 18:37:16
Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay inay jirto khatar macluul iyo cunno la'aan baahsan oo ka jirta afar dal oo ay saameeyeen iskahorimaadyo Congo,Yemen,waqooyi bari Nigeria iyo Koonfurta Suudaan,nolosha malaayiin qofna ay qatar ku jirto.

Read More »

Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo farriin u dirtay DFS iyo D/Goboleedyada

0 Visits: 269 | Saturday September 05, 2020 - 18:27:32
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalada ku aadan heshiis mar kale Magaalada Muqdisho ku dhexmara Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu boggaadiyay…

Read More »

Unugga Isku-xirka Milatariga Mareykanka (MCC) iyo sida uu wax uga qabto xoojinta Amniga Soomaaliya.

0 Visits: 1549 | Saturday September 05, 2020 - 18:22:20
Markii ugu horreysay oo ay abuureen 2013 Taliska Mareykanka ee Afrika, cutubkan waxaa loo xilsaaray sameynta isku-duwidda Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka. Waxay ku taalaa Xarunta Caalamiga ah ee dhinaca badda ee Muqdisho, Unugga Isku-xirka Milatariga…

Read More »

Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay rag Qarax aasayay

0 Visits: 226 | Saturday September 05, 2020 - 18:10:49
Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal miino baaris ah waxaa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelleha Hoose, iyagoona gacanta ku dhigay laba ruux. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaanada Sabiib iyo Caanoole, waxaana lagu soo qabtay rag ka…

Read More »

Gudoomiye cusub oo maanta loo doortay xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed

1 Visits: 1567 | Saturday September 05, 2020 - 18:00:10
Hambalyo waxaa shanta sano ee soo socota xilka guddoomiyenimo ee xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed loo doortay oo hogaamin doona Aadan Cabdulle Mahdi kadib Markii uu ku guleestay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday. Waxaana halkaasi isku yimid bahweyn ehel uh isbortiga soomaaliya, illa wareydyo…

Read More »