Siihayaha RW dalka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug

0
Saturday September 05, 2020 - 19:04:24 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siihayaha RW dalka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug

    Siihayaha xalka Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga Muqdisho. Mahdi Guuleed i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siihayaha xalka Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga Muqdisho. Mahdi Guuleed iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa wada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii dowladda Federaalka ay uga qayb qadan lahayd Horumarinta Galmudug.

         Sido kale labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii ay wadashaqayn xoggan u dhexmari lahayd Wasaaradaha Xukuumadda Fadaraalka iyo Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

       Siihayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa dhankiisa Madaxda Galmudug ku amanay shaqadii wanagsanayd ee ay qabteen mudadi koobnayd ee ay xilka hayeen, isagoo tilmaamay inay garab u noqon doono Hormarada ka socda Galmudug.

        Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay Madax ka tirsan Dowladda, qaar kamid ah Safiirada dowladaha taageera Soomaaliya iyo Siyaasiyiin kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip