Guddiga Maaliyadda iyo xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn oo kulmay

0
Sunday September 06, 2020 - 15:31:48 in Wararka by
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Maaliyadda iyo xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn oo kulmay

    Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la- xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn (NGO). Kulankaas oo Ajandihiisu ahaa Falanq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la- xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay xubno ka socday Hay'adaha aan Dowliga aheyn (NGO). Kulankaas oo Ajandihiisu ahaa Falanqeynta Sharciga Hay'adaha aan Dowliga ahayn.

                   Kulanka ayaa shir-gudoominaayey Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Xildh: Aamina Sheekh Cusmaan.

       Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ka qeyb dhammaan Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la- xisaabtanka Hay’adaha ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip