Gudoomiye cusub oo maanta loo doortay xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed

1
Saturday September 05, 2020 - 18:00:10 in Wararka by
  • Visits: 1559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye cusub oo maanta loo doortay xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed

    Hambalyo waxaa shanta sano ee soo socota xilka guddoomiyenimo ee xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed loo doortay oo hogaamin doona Aadan Cabdulle Mahdi kadib Markii uu ku guleestay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday. Waxaana halka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo waxaa shanta sano ee soo socota xilka guddoomiyenimo ee xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed loo doortay oo hogaamin doona Aadan Cabdulle Mahdi kadib Markii uu ku guleestay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday. Waxaana halkaasi isku yimid bahweyn ehel uh isbortiga soomaaliya, illa wareydyo ku sugan madasha doorashada ay ka dhaceysay ayaa waxaa ay ushegey warbaahinta somaliweyn radio iyo tvga in ay doorashadasi ku dhacday si cod iyo xalaal ah. Adan Cabdula ayaaa loogaga fadhiyaa in isbortiga maanta halka ujoogo uu ka sii ambaqaado heer sarana uu gaar siiya, sidoo kale waxaa hambayo hawada umariyay jaaliyada soomalida ku dhaqan dalka Holland gar ahaan magaalada Zwoola iyo nawaxigeyda Cabdulqadir Cali Nuune waxaa uu sheegay gudoomiyaha in uu isbortiga maanta uu helay barbaariyihiisa sii wadilahay heer sarana gaarsiin lahaay waxuuna rabi kaga bar yay in uu rabi lagalabgalo xilkasi loo dortay ayaaa uu yirii

Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta soomaaliyeed      



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip