Qarax miino oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee M/Muqdisho

0
Saturday September 05, 2020 - 20:29:18 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax miino oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee M/Muqdisho

    Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya goor dhaw oo caawa ah in qarax miino uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa miino lana soo galiyay bac ayaa waxaa la dhigay meel ku dhaw masaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya goor dhaw oo caawa ah in qarax miino uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa miino lana soo galiyay bac ayaa waxaa la dhigay meel ku dhaw masaajidka ku yaallo Isgoyska Sayidka, waxaana halkaasi ka dha shay Khasaare dhaawac ah.        2 ruux oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay Qaraxaasi, ma jirin dhimasho ka dhalatay, maadaama Bacda miinada ay ku jirtay la dhigay meel luuq ah.

Waddada sayidka ayaa inta badan waxaa maraya gaadiidka ay wataan madaxda dowladda, waana goob amnigeeda si wayn loo illaaliyo, inkastoo luuqyada xaafadaha ka yimaado ammaankooda ay dayacan yihiin. 

     in labadaasi ruux dhaawaca uu soo gaaray, goobtana ay gaareen Ciidamada Booliska oo baaritaano ay ka wadaan.

Muddooyinkaan dambe ammaanka Magaalada Muqdisho ayaan  ahaa  mid hagaagsan oo aysan ka dhicin falal lidi ku ah dhanka ammaanka iyadoo wadooyinka inta badani xiran yihiin  oo kukmo kaga socdaan madax goboleedyada qaar iyo madaxweynaha hase yeeshee   qaraxyo miino oo sidan oo kale  ay ugu dhacaan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip