Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo farriin u dirtay DFS iyo D/Goboleedyada

0
Saturday September 05, 2020 - 18:27:32 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo farriin u dirtay DFS iyo D/Goboleedyada

    Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalada ku aadan heshiis mar kale Magaalada Muqdisho ku dhexmara Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka. Qoraal kasoo baxay Safaaradda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalada ku aadan heshiis mar kale Magaalada Muqdisho ku dhexmara Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu boggaadiyay tallaabada ay qaaday Madaxtooyadda Somalia, taasi oo ku aadan in Muqdisho ay isugu keento Madaxda dowlad Goboleedyada.
   


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip