SAWIRRO: Guddoomiyaha cusub Degmada X/Jajab oo xilka la wareegay

0
Saturday September 05, 2020 - 19:47:42 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Guddoomiyaha cusub Degmada X/Jajab oo xilka la wareegay

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maxamed Cabdulaahi (Tuulax) ayaa ka qeyb galay Munasabad uu xil kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maxamed Cabdulaahi (Tuulax) ayaa ka qeyb galay Munasabad uu xil kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xamar Jajab Mudane Maxamed Cabdi Axmed. Gudoomiyaha cusub ayaa isla maanta la wareegay xilka Gudoomiyaha degmada Xamar Jajab. Guddoomiyihii Degmadan ayaa loo bedelay Degmada Dharkiinley, kadib isbedel uu sameeyay Duqa Muqdisho.   





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip