Wararka

Guddi ka tirsan Qaramada Midoobay oo sheegay inuu jiro heshiis xaga hubka ah oo ka dhexeeya Al-shabaab iyo kuuriyada waqooyi

0 Visits: 252 | Saturday October 31, 2020 - 15:02:00
Guddi baaris oo hoos taga Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u isticmaashay wax u muuqda madaafiic laga leeyahay Kuuriyada Woqooyi, weerar ka dhan ah xarunta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, horaantii sanadkan. Kooxda Al-shabaab ayaa lix weerar oo hoobiyeyaal ah ku qaaday garoonka…

Read More »

Faahfaahin Qarax ka dhacay Qansaxdheere

0 Visits: 214 | Saturday October 31, 2020 - 14:53:07
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Gudoomiyaha degmada Qansaxdheere, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sadex qof ayaa…

Read More »

Somali refugees watch US election closely

0 Visits: 894 | Saturday October 31, 2020 - 14:53:07
Refugees who were affected by US President Donald Trump's Muslim travel ban are closely following the US election. Many are hoping for a new life in the US — but their futures hang in the balance.

Read More »

Khabib Nurmagomedov: Banaynta aflagaadada Nabiga waxay dhaawacday quluubta 1.5 bilyan oo muslimiin ah.

0 Visits: 1267 | Saturday October 31, 2020 - 14:48:56
Feeryahanka haatan howlgabka noqday ee Khabib Nurmagomedov ayaa madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku dhaleeceeyay jawaabta uu ka bixiyay labo weerar oo argagixiso ah oo ka dhacay dalkaasi.

Read More »

Dowladda Hindiya oo shaacisay inay Muwaadiniinteeda Kala Baxeysa magaalada Muqdisho.

0 Visits: 217 | Saturday October 31, 2020 - 14:28:52
Dowladda Hindiya ayaa shaaca ka qaaday inay Muwaadiniinteeda ku sugan gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ay dhawaan si deg deg ah ugla bixin doonto, iyagoo ka hadlay sababta keentay.

Read More »

Puntland oo Cambaareeyay Faranciiska kuna baaqay in la difaaco Sharafta muslimiinta

0 Visits: 221 | Saturday October 31, 2020 - 14:18:14
Fadhiga 5-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman, ku xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa waxaa la gudo-galay…

Read More »

27 qof oo ku dhintay dagaal dhexmaray Canfarta iyo Soomaalida

0 Visits: 245 | Saturday October 31, 2020 - 13:56:20
Dagaal dhexmaray labada Qowmiyadood ee Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu warramayaa in lagu dilay 27 ruux, sida lagu sheegay War ka soo Dowladda Itoobiya. Dagaalka labada Qowmiyiadood ayaa salka ku haya muran dhinaca xuduudaha oo muddo dheerba soo jiitamayay, iyadoo marar badan oo hore sidan oo kale…

Read More »

Ra'iisul wasaaraha Liibiya oo dib uga laabtay go'aankiisii iscasilaadda

0 Visits: 237 | Saturday October 31, 2020 - 13:51:13
Ra'iisal wasaaraha Liibiya Fayez al-Serraj ayaa dib uga laabtay go'aankiisii ahaa inuu iscasilo, wuxuuna kusii nagaan doonaa xafiiska ilaa inta laga soo afjarayo wadahadallada siyaasadeed ee ka socda Libya.

Read More »

Madaxweynaha Somalia oo war ka soo saaray dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga

0 Visits: 228 | Saturday October 31, 2020 - 13:45:11
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalada Izmir ee dalka Turkiga. Farmaajo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay aad uga xun-tahay musiibadaasi, wuxuuna…

Read More »

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

0 Visits: 259 | Saturday October 31, 2020 - 13:25:45
Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle

Read More »

Madaxweynihii hore oo guul ka soo hooyey doorasho ka dhacay dalka Tanzania

0 Visits: 206 | Saturday October 31, 2020 - 13:20:40
Madawaynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa ayaa markale ku guulaystay doorasho ka dhacday dalkaasi. Xisbiga mucaaradka ee wadanka Tanzania ayaa ka kasoo horjeestay doorashada iyagoona sheegay in ay tahay mid lagu shubtay. Gudiga qaran ee doorashooyinka ayaa dhankooda waxba kama jiraan ku tilmaamay…

Read More »

DF oo 'joojineyso' arrin ay dhibaato ku qabeen suxufiyiinta

0 Visits: 203 | Saturday October 31, 2020 - 13:16:45
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan waqtigiisa uu sii dhammaanayo ayaa ballan qaad u sameeyey dhammaan suxufiitiinta Soomaaliyeed.

Read More »

Roob mahiigaan ah oo ka da'ay deegaano ka tirsan Puntland

0 Visits: 250 | Saturday October 31, 2020 - 12:51:34
Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da'ay. Deegaanada uu roobku ka da'ay ayaa ka tirsan Karkaar iyo Nugaal ee Puntland, kuwaas oo qaarkood aysan horay uga di'in roobabkii deyrta, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Read More »

Cabdifitaax Al-Sisi "Haddii Nebiga la aflagaadeeyo xorriyad hadal ma jirto"

0 Visits: 250 | Saturday October 31, 2020 - 12:50:00
Carada laga muujinayay hadalladii meel ka dhaca ku ahaa Nabi Muxammad NNKH ee uu jeediyay madaxweynaha Faransiiska ayaa cirka isku shareereysay isbuucan. Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka Muslimiinta ayaa ka mid ah malaayiinta qof ee ka fal celiyay arrintaas. Madaxweynaha dalka Masar Cabdi Fataax…

Read More »

Xaalad bandow ah oo la geliyey dalka Belgium-ka

0 Visits: 265 | Saturday October 31, 2020 - 12:48:16
Dowladda Belgium-ka ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi markale lagaliyay xaalad bandow ah si looga hortago faafida xanuunka Covid-19 oo wadankaasi kusoo laba kacleeyay.

Read More »

Weriye lagu dilay dalka Mexico

0 Visits: 228 | Saturday October 31, 2020 - 12:41:24
Weriye u dhashay dalka Mexico ayaa lagu dilay magaalada Ciudad Juarez oo u dhow xadka Mareykanka, sida uu Jimcihii sheegay Guddoomiyaha gobolka Chihuahua Javier Corral. Arturo Alba Medina waa weriyihii lixaad ee sanadkan lagu dilo dalkaas oo ah mid ka mid ah waddamada ugu halista badan adduunka oo ay…

Read More »

Tirada dadka ku waxyeeloobay dhul gariirka Turkiga oo gaartay 800 oo qof

0 Visits: 255 | Saturday October 31, 2020 - 11:35:24
Ugu yaraan 26 ruux ayaa geeriyootay 800-qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gaririir cabirkiisu yahay 6.6 ku dhuftay Gobolka Izmir ee dalka Turkiga sida ay shaacisay Hay'adda Maareynta musiibooyinka ee dalka Turkiga. Guddoomiyaha Gobolka Izmir Yavuz Selim Kosger ayaa sheegay in…

Read More »

Maxkamad ku taalla Kenya oo xukuntay raggii ka dambeeyay weerarkii Westgate Mall

0 Visits: 250 | Saturday October 31, 2020 - 07:20:30
Maxkamad ku taalla dalka Kenya gaar ahaan magaalda Nairobi ayaa laba nin oo loo heysto in ay ka dambeeyeen weerarkii Westgate Mall xukunay ka dib maalmo ay socotoy dhageysiga dacwadooda. Waxaa lagu kala xukumay 33 iyo 18 sano oo xarig ah kaalintii ay ku lahaayeen weerarkii sanadkii 2013-kii ee lagu…

Read More »

Trump" Ilhaan Cumar waxay jeceshahay Yemen laakiin ma Jecla dalkeena "

0 Visits: 253 | Saturday October 31, 2020 - 07:18:30
Madaxweynaha Mareykanka DonaldTrump ayaa weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Congareeska Mareykanka ka dib markii ay dhawaan ku eedeysay in Madaxweynaha uu qeyb ka yahay siyaasadda Arrimaha dibada ee fashilan gaar ahaan xaaladdaha dalka Yemen. Madaxweyne Trump…

Read More »