Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

0
Saturday October 31, 2020 - 13:25:45 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

    Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Jowhar iyadoo dhinaca kalana lagu dhawaaqay guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle
Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee Baarlamaanka cusub Xildhibaan Maxamuud Siyaad Barkhadle ayaa magacaabay guddi ka kooban 9 xubnood oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka Baarlamaanka waxaana guddoomiye u ah xildhibaan Yuusuf Sheekh Xassan Macalin Jeelle.


Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa la qaban doonaa 5 bisha November, iyadoo durbaba ay jiraan musharixiin dhowr ah oo daneynaya in ay u tartamaan xilalkan.

Hoos ka akhriso magacyada guddiga :





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip