Faahfaahin Qarax ka dhacay Qansaxdheere

0
Saturday October 31, 2020 - 14:53:07 in Wararka by
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin Qarax ka dhacay Qansaxdheere

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Gudoomiyaha degmada Qansaxdheere, waxaana ka dhashay Kha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo. Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Gudoomiyaha degmada Qansaxdheere, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sadex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere, Gudoomiyaha degmada ayaa ku dhawacmay. Dadka ku dhintay waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda, sidoo kale labo oo shacab ah oo mid ka mid ah uu la shaqeynayay hay'ad gargaar.

,,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip