Roob mahiigaan ah oo ka da'ay deegaano ka tirsan Puntland

0
Saturday October 31, 2020 - 12:51:34 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob mahiigaan ah oo ka da'ay deegaano ka tirsan Puntland

    Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da'ay. Deegaanada uu roobku ka da'ay ayaa ka tirsan Karkaar iyo Nugaal ee Puntland, kuwaas oo qaarkood aysan horay uga di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan saakay ka heleyno deegaano badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in xalay uu roob mahiigaan ah ka da'ay. Deegaanada uu roobku ka da'ay ayaa ka tirsan Karkaar iyo Nugaal ee Puntland, kuwaas oo qaarkood aysan horay uga di'in roobabkii deyrta, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Gobolka ay Puntand ula baxday Karkaar, gaar ahaan magaalooyin ay ka mid tahay Qardho iyo dhulka ku xeeran, waxaana lasoo sheegayaa in uu gaarsiisanyahay soohdinta u dhexaysa gobollada Sool, Sanaag.

Gobolka Nugaal, sidoo kale degaanno kala duwan oo ka tirsan dhulka loo yaqaan Iyaxda ayuu xalay roobku ka da’ay, waxaana ka mid ah magaalooyinka roobsaday Garowe oo caasimad u ah Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip