Wararka

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

0 Visits: 246 | Sunday January 31, 2021 - 18:58:06
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseeen ayaa maanta shir gudoomiyayay shirka Golaha Wasiirada dowlada Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin la xiriirta socdaalkii uu dhowaan ku tagay Magaalada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey qaraxa Muqdisho iyo hotel Afrik oo la galay

0 Visits: 197 | Sunday January 31, 2021 - 18:49:11
Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay waddada aadda garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay qeyb badan oo magaalada ka mid ah. Qaraxa ayaa lagu warramayaa inuu ka dhacay meel u dhow hotelka Afrik, oo ay ku taallo bar laga kantoroolo baabnuurta aadeysa dhanka garoonka diyaaradaha.…

Read More »

Wareysi: Hooyada dhashay gabadhii 8 jirka ee kufsiga & dilka loo gaystay

0 Visits: 231 | Saturday January 30, 2021 - 23:31:35
,,,,

Read More »

Qatar oo baaritaan ka dalbatay Dowladaha Soomaaliya iyo Ereteriya

0 Visits: 234 | Saturday January 30, 2021 - 23:28:14
...

Read More »

Gabar 14 jira oo si naxariis darro ah loogu dilay Buurhakaba

0 Visits: 293 | Saturday January 30, 2021 - 23:17:39
..

Read More »

Gegi Loogu Talagalay Gawaarida Duusha oo Laga Hirgelinayo Ingiriiska.

0 Visits: 247 | Saturday January 30, 2021 - 20:31:12
LONDON:-Gegi loogu talagalay gawaarida duusha oo ah kii ugu horreeyay noociisa ee dunida laga hirgeliyo ayaa lagu wadaa in dabayaaqada sanadkan laga dhiso magaalada Coventry ee dalka Ingiriiska. Mashruucan ayaa loogu talagalay in lagu muujiyo sida tagaasida hawadu uga shaqeyn doonto xarumaha magaalooyinka.…

Read More »

Ciidamada Dowladda oo Howlgal Ku Dilay Xubno Ka Tirsan al-Shabaab.

0 Visits: 208 | Saturday January 30, 2021 - 20:24:56
saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan al-Shabaab qaar kalena ay dhawaacyo gaarsiiyeen kaddib howgal ay ka sameeyeen gobolka Bay. Sida u uku warramaya hoggaamiyaha ciidamada howlgallaadasi fuliyay Ibraahim Aadan ayaa sheegay in ciidamada oo…

Read More »

Haweeney muddo 10 sano ah meydka hooyadeed ku heysay guri.

0 Visits: 238 | Saturday January 30, 2021 - 20:23:20
Booliska Japan ayaa xiray haweeney la sheegay in meydka hooyadeed ay ku heysay firinjeer muddo 10 sano ah guri ay deganeyd oo ku yaalla dalkaas. Yumi Yoshino oo 48 jir ayaa sheegtay in markii hore ay aragtay meydka isla markaana ay guriga ku qarineysay muddo 10 sano ah. Waxay sababtana ku sheegtay in…

Read More »

Ninka soomaaliga ah ee 50 jir waxbarasho ku bilaabay.

0 Visits: 291 | Saturday January 30, 2021 - 20:17:27
Aadan Muxumed Cumar(Aaadan gaab) oo ah nin da'diisu ku dhowdahay 60 sano ayaa wakhti dhow bilaabay waxbarashada oo waliba uu ka bilaabay dugsi hoose dhexe oo ku yaalla magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Aadan oo ku soo koray miyiga islamarkaana aan helin fursad uu wax ku barto ayaa…

Read More »

Ururka Caafimaadka Adduunka oo ku baaqay in laga fogaado khaladaadkii hore ee tallaalka COVID-19.

0 Visits: 212 | Saturday January 30, 2021 - 20:13:44
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee tallaalka anti-Covid-19 ee Caalamka qeybo ka mid ah laga isticmaalay. Tedros Adhanom ayaa yiri: "Haddii aan la wanaajin hergalinta Tallaalka, ma caawin doonto in la joojiyo aafada Corona…

Read More »

Maxay tahay khatarta cusub ee uu keenay Geela Bariga Afrika?

0 Visits: 227 | Saturday January 30, 2021 - 20:07:35
,

Read More »

Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood

0 Visits: 215 | Saturday January 30, 2021 - 19:59:37
Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood Weriyahan xadhigiisa ayaan weli si sax ah loo shaacin inkasta oo loo malaynayo waraysi uu la yeeshay hogaamiye jabhadeed oo ka soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool. Qaar ka mid ah suxufiyiinta oo saaka isku deyey in ay booqdaan…

Read More »

Gobolka Banaadir oo maamulka addeega caafimaadka kala wareegaya Wasaaradda Caafimaadka

0 Visits: 195 | Saturday January 30, 2021 - 19:54:41
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JFS. Dr. Fowsiya Abiikar Nuur.

Read More »

Daawo: Imaamka Mudullood oo jeediyey digniin la xiriirta 13-ka kursi ee G/Banaadir

0 Visits: 196 | Saturday January 30, 2021 - 19:43:40
Imaamka Mudullood, Imaam Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay 13-Kursi ee uu madaxweyne Farmaajo shalay saxiixay ee gobolka Banaadir, midaasi oo hore u meel-mariyeen mudaneyaasha golaha shacabka. Imaan Maxamed Yuusuf ayaa ugu horeyntii wax lagu farxo ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Farmaajo, wuxuuna sheegay…

Read More »