Madaxweynaha Hirshabelle oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

0
Sunday January 31, 2021 - 18:58:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabelle oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab

    Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseeen ayaa maanta shir gudoomiyayay shirka Golaha Wasiirada dowlada Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin la xiriirta socdaalkii uu dhow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseeen ayaa maanta shir gudoomiyayay shirka Golaha Wasiirada dowlada Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin la xiriirta socdaalkii uu dhowaan ku tagay Magaalada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa ee uu lasoo qaatay Madaxda ugu sareeyo dalka iyo wakiilada beesha caalamka. Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle ayaa Golaha wasiirada u sheegay in dhowaan la bilaabi doono howlgalo ka dhan ah argagixisada dhowaana laga sifeynayo guud ahaan deegaanada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo in dhowaan la bilaabi doono dhismaha wadada laamiga ee Muqdisho iyo Jowhar. Ugu dambeyn waxaa Shirka Golaha Wasiirada Warbixino ka dhageystay Wasiiradda Amniga, Qorsheynta, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Dib u Heshiisiinta iyo Waxbarashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip