Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood

0
Saturday January 30, 2021 - 19:59:37 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood

    Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood Weriyahan xadhigiisa ayaan weli si sax ah loo shaacin inkasta oo loo malaynayo waraysi uu la yeeshay hogaamiye jabhadeed oo ka soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weriye Maxamed Bidhaanshe oo lagu xidhay magaalada Laascaanood Weriyahan xadhigiisa ayaan weli si sax ah loo shaacin inkasta oo loo malaynayo waraysi uu la yeeshay hogaamiye jabhadeed oo ka soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool. Qaar ka mid ah suxufiyiinta oo saaka isku deyey in ay booqdaan ninkan oo leh bar warbaahineed oo lagu magcaabo Bidhaanshe ayaa waxay sheegeen in loo diidey. Qaar ka mid ah odayaasha iyo iyo bahda warbaahinta ayaa wada sidii loo soo deyn lahaa weriyaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip