Wararka

Independent journalist shot dead in Galkayo

0 Visits: 880 | Monday March 01, 2021 - 23:16:28
..

Read More »

Go'aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka

0 Visits: 239 | Monday March 01, 2021 - 22:31:11
Shirkii u dhaxeeyay Ra'iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, iyadoo heshiis lagu gaarey. Labada dhinac ayaa isla gartay in bannaanbaxa mucaaradka uu dhaco maalinta sabtiga ee taariikhdu ku beegantahay…

Read More »

Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0 Visits: 202 | Monday March 01, 2021 - 22:29:02
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay magaalada Heuge ee dalka Holland ayaa ku dhowaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya in ay dhacayso 15-March. Fadhiga Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabnimo, ayaa…

Read More »

Jigjiga : Dowladda oo arrimo muhiim ah u ballan qaaday Guuleed yare

0 Visits: 165 | Monday March 01, 2021 - 22:21:24
..

Read More »

Madaxweynihii ugu horreeyay ee qaatay tallaalka Covax ee Corona.

0 Visits: 180 | Monday March 01, 2021 - 22:03:08
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee qaata tallaalka Karoona gaar ahaan nooca Covax oo ah barnaamij lagu gaarsiinaya tallaalka Karoona waddamada saboolka ah. Ghana waxaa talaadada laga bilaabayaa howlaha tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka. Madaxweyne Nana Akufo-Addo…

Read More »

Wasiiro isku-casilay jebinta Awaamiirta COVID 19

0 Visits: 215 | Monday March 01, 2021 - 22:01:55
Laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda dalka Urdun (Jordan) ayaa ku dhawaaqay inay iska casileen xilalkii ay hayeen, kadib, markii ay ka qeyb galeen Xaflad Qado oo lagu qabtay Baar ku yaalla caasimada dalkaasi ee Camaan. Ra'iisul-wasaaraha dalka Urdun, Bishar Al-khasawaneh oo ka aqbalay Qoraalka Is-casilaadda…

Read More »

Weriye Jamaal Faarax Aadan oo caawa la dilay

0 Visits: 189 | Monday March 01, 2021 - 21:58:53
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa caawa lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan oo mudo dheer ka howlgelayey deegaanada maamulka Puntland. Allaha u naxariistee koox ku hubetysan bastoolado ayaa caawa Weriyaha ku dishay agagaarka xerada Siinaay ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Jamaal…

Read More »

Guddiga Doorashooyinka oo War Ka Soo Saaray Xallinta Ismari-waaga Doorashada

0 Visits: 157 | Monday March 01, 2021 - 21:57:59
Guddiga Hirgelinta Doorashooyin Heer Federaal ayaa soo saaray bayaan ay uga hadlayaan xallinta khilaafka iyo ismari-waaga doorashada dalka. Warsaxaafadeedka guddiga ayaa u qornaa sidatan. "Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu ugu baaqayaa Golaha Wadatashiga Qaran ee dalka in ay…

Read More »

Xog: Ujeeddo kale oo ku dhex jirta shirka Midowga Musharaxiinta iyo Rooble

0 Visits: 158 | Monday March 01, 2021 - 21:57:16
Waxaa maanta uu shir uga bilowday Hotel Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha Muqdisho ra'iisul wasaare Rooble iyo Musharaxiinta Mucaaradka, iyadoo uu shirka goob joog yahay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi. Ilo ku dhaw shirka ayaa sheegaya inay jirto ujeeddo kale oo ku dhex…

Read More »

Duqa Muqdisho oo amar culus kusoo rogay ganacsatada Gobolka Banaadir

0 Visits: 153 | Monday March 01, 2021 - 21:55:45
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Kulan looga hadlayay Wacyigelinta Xanuunka safmarka ah ee Covid-19 oo ka dhacay degmada Shibis. kulankan oo ahaa mid xasaasi ah waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka…

Read More »

Kudladda Musharaxiinta oo Sheegay in banaanbaxa Jimcaha uu ka dhacayo 63-Isgoys oo Muqdisho ku yaala

0 Visits: 148 | Monday March 01, 2021 - 21:54:48
Kudladda musharaxiinta madaxweynaha dhexdhexaadka ah iyo qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda dalka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen xaaladda dalka, gaar ahaan dibadbaxyada ay shacabku ku muujinayaan shucuurtooda la xariirta rabitaankooda. Cumar C/qaadir Fiqi Guddoomiyha…

Read More »

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya.

0 Visits: 155 | Monday March 01, 2021 - 21:53:04
Inta badan dadkan lasoo badbaadiyay Axaddii waxay ahaayeen muhaajiriin kasoo jeeda dalalka Cameroon, Suudaan iyo Mali, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Jimcihii Ha'yadda arrimaha socdaalka qaabilsan ee IOM ayaa ku warrantay in ugu yaraan 150 qof oo muhaajiriin ahaa oo isugu jiray…

Read More »

RW Rooble iyo midowga murashixiinta oo ku kulmay Magaalada Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 146 | Monday March 01, 2021 - 21:51:54
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga murshixiinta ayuu galabta kulan ugu furmay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo dhameystirka isfahamkii dhowaan labada dhinac ay gaareen. Kulanka ayaa waxay labada dhinac diiradda ku saari doonaan sii…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii gantaal ee Xuuthiyiinta ay ku qaadeen Sacuudiga.

0 Visits: 155 | Monday March 01, 2021 - 21:49:59
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag logu cambaareeyay weerar gentaal ah oo maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Yemen Axaddii ay ku qaadeen magaalooyin ka tirsan Sacuudiga. Kooxda Xuuthiyiinta ayaa gentaalo ballistic ah ku…

Read More »

Dowladda Uganda oo Ciidamo howlgab ah u soo direysa Soomaaliya.

0 Visits: 156 | Monday March 01, 2021 - 21:48:56
Dowladda Uganda ayaa waxaa la sheegay inay dhawaan Soomaaliya u soo direyso 1,000-Askari oo howlgab ah si ay uga mid noqdaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab. Maj Yuusuf Bilal Katamba oo ka tirsan qeybta koowaad ee ciidamada UPDF ee ilaaliya ciidamada keydka…

Read More »

Muuse Biixi oo amray in Xukuumadda bixiso qeyb kamid ah lacagta musharixiinta Golaha Wakiilada

0 Visits: 149 | Monday March 01, 2021 - 21:47:59
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go'aamiyey in Xukuumadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ku: Wasiirka…

Read More »

Xog: Deyn lagu leeyahay DF oo keentay inay hakato shaqadii garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 143 | Monday March 01, 2021 - 21:46:54
Hawlaha shaqo ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa hakad ku yimid saacado kadib markii ay shaqo joojin sameysay shirkadda qaabilsan baaritaanka boorsooyinka rakaabka. Shirkadda qaabilsan baadhitaanka boorsooyinka rakaabka ayaa sheegtay inaan la siinin lacago ay ku…

Read More »

Madaxweynihii hore ee France oo lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah kadib dambi lagu helay

0 Visits: 131 | Monday March 01, 2021 - 21:46:00
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah. Sarkozy ayaa maxkamad ku taalla Paris waxay ku heshay inuu isku dayey inuu si sharci-darro ah saameyn ugu yeesho garsoore maxkamadeed, intii uu madaxweynaha ahaa.…

Read More »