Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya.

0
Monday March 01, 2021 - 21:53:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya.

    Inta badan dadkan lasoo badbaadiyay Axaddii waxay ahaayeen muhaajiriin kasoo jeeda dalalka Cameroon, Suudaan iyo Mali, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Jimcihii Ha'yadda arrimaha socdaalka qaabilsan ee IOM ayaa ku warrantay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan dadkan lasoo badbaadiyay Axaddii waxay ahaayeen muhaajiriin kasoo jeeda dalalka Cameroon, Suudaan iyo Mali, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Jimcihii Ha'yadda arrimaha socdaalka qaabilsan ee IOM ayaa ku warrantay in ugu yaraan 150 qof oo muhaajiriin ahaa oo isugu jiray rag, haween iyo carruur la qabtay isla markaana dib loogu celiyay Liibiya. Waxay sidoo kale IOM in 3,700 qof oo muhaajiriin ahaa sanadkan dib loogu celiyay Liibiya kuwaas oo aysan xaaladdooda wanaagsaneyn kadib markii la xiray.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip