Madaxweynihii ugu horreeyay ee qaatay tallaalka Covax ee Corona.

0
Monday March 01, 2021 - 22:03:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii ugu horreeyay ee qaatay tallaalka Covax ee Corona.

    Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee qaata tallaalka Karoona gaar ahaan nooca Covax oo ah barnaamij lagu gaarsiinaya tallaalka Karoona waddamada saboolka ah. Ghana waxaa talaadada laga bilaabayaa howlaha ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee qaata tallaalka Karoona gaar ahaan nooca Covax oo ah barnaamij lagu gaarsiinaya tallaalka Karoona waddamada saboolka ah. Ghana waxaa talaadada laga bilaabayaa howlaha tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka. Madaxweyne Nana Akufo-Addo wuxuu ugu baaqay shacabka inay qaataan tallaalka isla markaana aysan rumeyn waxyaabaha khuraafaadka ah ee laga sheegayo tallaalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip