Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0
Monday March 01, 2021 - 22:29:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya

    Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay magaalada Heuge ee dalka Holland ayaa ku dhowaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya in ay dhacayso 15-March. Fadhiga Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Pal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay magaalada Heuge ee dalka Holland ayaa ku dhowaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya in ay dhacayso 15-March. Fadhiga Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabnimo, ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda, halka inta kalana ay muuqaal uga qayb galayaan. Wakiiladda dhinacyadda Dacwadda u dhaxayso waxay iyaguna noqon karaan Goobjoog ama Muuqaal ayeey uga qayb gali karaan. Diblomaasiyiinta, Wariyayaasha iyo Dadwaynaha waxay dhagaysiga Maxkamadda kala socon karaan Bogga Qaramadda Midoobay. Maxkamadda ayaa horey u sheegtay in loo fadhiisan doono kiiska dacwadda badda ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya 15 bishaan, kaddib markii dhowr jeer oo hore dib loo dhigay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip