RW Rooble iyo midowga murashixiinta oo ku kulmay Magaalada Muqdisho+Sawirro

0
Monday March 01, 2021 - 21:51:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble iyo midowga murashixiinta oo ku kulmay Magaalada Muqdisho+Sawirro

    Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga murshixiinta ayuu galabta kulan ugu furmay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo dhameystirka isfahamkii dhowaan labada dhinac ay gaareen. Kulanka a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga murshixiinta ayuu galabta kulan ugu furmay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo dhameystirka isfahamkii dhowaan labada dhinac ay gaareen. Kulanka ayaa waxay labada dhinac diiradda ku saari doonaan sii wadista isfahamkii 25 bisha Febraayo ay wada gaareen Dowladda Soomaaliya iyo murashixiinta. Kulanka ayaa lagu wadaa marka uu soo dhammaado in ay Warbaahinta la wadaagaan waxyaabaha la isku afgartay.

            



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip