Wararka

Kulankii looga hadli lahaa xalinta arrimaha mooshinkii Madaxweynaha oo maanta baaqday

0 Visits: 752 | Wednesday October 07, 2015 - 19:00:17
Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid kulankii loo balansanaa ee looga hadlayay xalinta arrimaha mooshinkii laga keenay Madaxweynaha bishii Agosto, kadib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uuxalayshaaciyay in shirka uu furmayo maanta oo arbaco ah.

Read More »

Goodax "Marna kama qeyb galeyno wada hadalada Mooshinka aan ka keennay Madaxweynaha"

0 Visits: 727 | Wednesday October 07, 2015 - 18:55:26
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in aysan marnaba ka qeyb geli doonin kulanka looga xaajoonayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, kaasoo maanta uu ku yimid dib u dhac.

Read More »

Wariyeyaashii Telefishinka Universal oo dib u helay xoriyadooda

0 Visits: 740 | Wednesday October 07, 2015 - 18:50:35
Wariyeyaashii Telefishinka Universal ayaa goor dhow la sii daayay, kadib markii muddo lix maalmood ay ku xirnaayeen xabsiga Ciidamada Nabadsugida. Sida ay sheegayaan wararka sii deynta Wariyeyaashan ayaa ka dambeysay markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka dalbaday Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka in…

Read More »

Nimcaan Hilaac oo kiciyay shucuurta dadweynihii ka qeyb galay furitaanka ciyaaraha gobolada Somaliland Sawirro +

0 Visits: 733 | Wednesday October 07, 2015 - 11:00:28
Waxaa si rasmi ah u furmay ciyaaraha gobolada Somaliland, iyadoo kooxihii ugu horeeyay ee lagu furay tartanka ay ka kala yimaadeen gobolada Howd iyo Awdal ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumanaan dadweyne oo ka kala yimid dhammaanba gobolada Somaliland.

Read More »

xiriirka K/Kolayga Soomaaliya oo tababar garsoore heer caalami ah Muqdisho ka furay + Sawirro

0 Visits: 776 | Wednesday October 07, 2015 - 10:40:15
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa shalay muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soomaali ah iyo 4 u dhalatay dalak Masar.

Read More »

Illaa Lix kun oo maxaabiis ah oo maalmaha soo socda laga deynayo Xabsiyada Mareykanka

0 Visits: 726 | Wednesday October 07, 2015 - 10:00:00
ku dhowaad lixn kun oo maxaabiis ah ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda laga sii daayo Xabsiyada Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay in la yareeyo xabsiyada iyo falal dambiyeedyada ka dhaca dalkaas.

Read More »

Shaqaalaha Air France oo Nafta ka Jari Garay Madaxda Sare Shirkaddaas;-Daawo+Sawirro

0 Visits: 905 | Wednesday October 07, 2015 - 09:54:14
Waxaa shalay xafiiska shirkadda Air France ee magaalada Paris ee dalka Fransiiska weerar ku qaaday shaqaale careysan kadib markii saakay ay shirkaddaasi ku dhawaaqday in ay sameyn doonto shaqaale dhimis islamarkaana ay eryeyso 2900 oo shaqaale ah.

Read More »

Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 777 | Wednesday October 07, 2015 - 09:36:00
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay saaka ku dileen degmada Wadajir Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Ciidamada dowladda oo howl gallo balaaran ka wada degmada Kaxda

0 Visits: 724 | Wednesday October 07, 2015 - 09:27:18
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ilaa saaka howl gal ballaaran ka wada xaafadaha degmada Kaxda oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Read More »

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay la dagaalameyso Ciidamada Britain ee Soomaaliya la keenayo

0 Visits: 707 | Wednesday October 07, 2015 - 09:23:47
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay qorshaha dowladda Britain ay Ciidamo ugu soo direyso Soomaaliya, kuwaasoo tababari doona Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda.

Read More »

Dabley Hubeysan oo Weerartay Guriga Gudoomiyaha Awdal

0 Visits: 691 | Wednesday October 07, 2015 - 08:55:23
Dabley Hubeysay ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday guriga Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan "Ramaax" xili uu halkaasi ku sugnaa gurigiisa oo ku yaalay degmada Boorame.

Read More »

Guddoomiyaha G/SH/Hoose oo sheegay in dhawaan la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 789 | Wednesday October 07, 2015 - 08:45:32
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa shalay kormeer shaqo ku tegay degmada Afgooye iyo deegano hoos yimaada.

Read More »

Kenya oo Shaqaalaha UNHCR ku eedeysay iney Taageeraan Alshabaab

0 Visits: 755 | Wednesday October 07, 2015 - 08:39:55
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa ku eedeeyay shaqaalaha Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iney taageero ku siiyaan Alshabaab xeryaha dhadhaab oo ah xerada ugu weyn ee dunida oo qaxooti ku nool yahay.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 7-DA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 940 | Wednesday October 07, 2015 - 08:25:45
MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DAYACTIR LAGU SAMEYNAYO XARUNTA WASAARADDA SHAQADA Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay dhagax dhigay xaruntii Wasaarad da shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, kaasi oo lagu sameynayo dib u dhis, iyadoo munaasa badii…

Read More »

Kulan Beeleed ay Yeelatay jaaliyadda Beesha Weceysle ee Gothenberg Sweden+Swairo

0 Visits: 723 | Wednesday October 07, 2015 - 00:42:41
Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 4.10.2015 kulan wada tashi ah isugu yimid jaaliyadda wacaysle ee ku nool magaalada gothenborg ee dalka swedhen, kulankaas oo laaga hadlaayey horumarka ka socda dalka iyo sidii ay beeshu uga qayb qaadan lahayd howlaha ka socda dalka iyo deegaanka ay beeshu degto.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay Soomaaliya ku soo wajahan tahay dabeyl waxyeelo ballaaran geysaneysa

0 Visits: 722 | Wednesday October 07, 2015 - 00:36:36
Ambassador Harriet Matthews oo ah safiirka Soomaaliya u dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay xaaladda dalka, doorka dowladeeda ka qaadaneyso arrimaha gargaarka, nabadgelyada, siyaasadda iyo taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliyeed ee NISA oo ka hadashay xariga saxafiyiinta Tv-ga UNIVERSAL

0 Visits: 693 | Tuesday October 06, 2015 - 23:41:15
Hay'ada Nabadsugidda Soomaaliyeed NISA ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay xarigii loo geystey agaasimaha xafiiska Bariga Afrika ee Universal iyo mid ka mid ah barnaamij soo saarayaasha taleefishinka Universal.

Read More »

R.W. K/xigeenka Xukuumada oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland

0 Visits: 720 | Tuesday October 06, 2015 - 23:26:10
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland, waxaana wafdigan

Read More »

Wariyeyaasha Universal TV oo muddo 21-cisho xabsiga lagu sii heynayo

0 Visits: 779 | Tuesday October 06, 2015 - 22:12:03
Ururada u dooda xuquuqda aadanaha iyo Madaxda warbaahinta ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka in la sii daayo wariyeyaasha Universal Tv, kuwaasoo maalintii shanaad xabsiga ku jira. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in 21 cisho ay sii xirnaanayaan Agaasimaha Bariga Afrika ee Universal TV C/llaahi…

Read More »

Hoteel uu ku sugnaa Ra'iisul Wasaaraha dalka Yemen oo Sawaariiq lagu garaacay & Khasaaro ka dhashay

0 Visits: 733 | Tuesday October 06, 2015 - 19:43:50
Hoteel ay ku shaqeeyaan Ra'iisul Wasaaraha dalka Yemen iyo xubno ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa lagu garaacay Sawaariiq ay soo rideen Xoogaga Xuutiyiinta ee ka dagaalamaya dalka Yemen. Weerarkaasi waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamadii ku sugnaa Hotelka…

Read More »