Max'ud Axmed Nuur Tarsan: "Al-Shabab bulshada ayay ka mid yihiin dadkuna waxay ka baqayaan in la dilo.."

0
Wednesday January 06, 2016 - 18:15:57 in Wararka by
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Max'ud Axmed Nuur Tarsan: "Al-Shabab bulshada ayay ka mid yihiin dadkuna waxay ka baqayaan in la dilo.."

    Max'ud Axmed Nuur Tarsan oo mar soo noqday gudoomiyaha gobolkaBanaadir iyo duqa Muqdisho oo la hadlay wargeyska The Guardian eeIngiriiska kasoo baxa kana hadlay dhawr arrimood oo xaaladda dalka kajirta ah ayaa waxaa uu sheegay in sababta keeneys

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Max'ud Axmed Nuur Tarsan oo mar soo noqday gudoomiyaha gobolkaBanaadir iyo duqa Muqdisho oo la hadlay wargeyska The Guardian eeIngiriiska kasoo baxa kana hadlay dhawr arrimood oo xaaladda dalka kajirta ah ayaa waxaa uu sheegay in sababta keeneysa in Al-Shabab aywilli awood ku yeeshaan gudaha dalka ay tahay shacabka oo ka cabsanayahaddii ay sheegaan in la dhibaateeyo. tarsan (1) Tarsan waxaa uu sheegay in dawlada Soomaaliya ay ka gaabisaykasbashada shacabka gaar ahaan dadka Muqdiso taasna ay keentay inamaan darro ay dhacdo.

"Awooda ugu weyn ee xataa miinada ka xoog badan ee la adeegsado waabulshada, bulshada ayaa la abaabulaa oo wax loo qabtaa markaas waaqasab inay dawlada la shaqeeyaan” ayuu yiri Max’ud Axmed Nurr Tarsanwaxaana uu intaa ku daray in caqabada ugu badan ee xilligaan haysatain si buuxda loo sugo amaanka caasimada ay tahay in dadku ay kabaqayaan marka ay sheegaan qof Shabab ah in iyagana la dilo.


"Al-Shabab bulshada ayay ka mid yihiin dadkuna waxay ka baqayaan in ladilo marka ay soo sheegaan qof amni xumo wada marka ay arkaan markaawaxaa loo baahan yahay in dadka kalsooni la galiyo oo amaankoodana ladamaanad qaado marka ay dawlada xog siiyaan” ayuu sidoo kale yirigudoomiyihii hore ee G/Banaadir Tarsan.

 

Dawlada Soomaaliya ayuu talo ahaan ugu soo jeediyay Max’ud Axmed NuurTarsan inay fahamto in dagaalka ay ku jirto uu yahay dagaal ka dhan ahwax uu ugu yeeray koox argagixiso ah oo uusan aheyn dagaal toos ahsidaas darteed ay bulshada kasbato.
In dawladu xooga ugu badan galiso hirgalinta adeegyada aas aasiga sidadhismooyinka wadooyinka, layrarka, nadaafada iyo biyaha ayuu sidookale ahaan ugu soo jeedshay dawlada Soomaaliya duqii hore ee Muqdishotaasoo uu sheegay inay qeyb weyn ka qaadan karto in shacabku dawladaaaminaan gacana siiyaan.
Al-Shabab oo Muqdisho laga saaray sanadkii 2011 haddana dhawr mar ayayka geysteen weeraro khasaara badan dhalinyay.

Xigasho- Wargeyska The Guardian.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip