Ciidamada QM ee ka howlgala Jamhuuriyadda Africada dhexe oo la sheegay inay Dumarka kufsadaan.

0
Wednesday January 06, 2016 - 19:15:00 in Wararka by
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada QM ee ka howlgala Jamhuuriyadda Africada dhexe oo la sheegay inay Dumarka kufsadaan.

    Ciidaada QM ee ka howlgala Jamhuuriyadda Africada dhexe ayaa lagu eedeeyay inay kufsadeen dumar wadankaasi u dhashay, kadib markii ay arintaasi ogaadeen baarayaal ka socda QM oo arintaasi baaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidaada QM ee ka howlgala Jamhuuriyadda Africada dhexe ayaa lagu eedeeyay inay kufsadeen dumar wadankaasi u dhashay, kadib markii ay arintaasi ogaadeen baarayaal ka socda QM oo arintaasi baaray. Warbixin ay gudi ka socda QM soo saareen ayaa lagu sheegay in meelaha ay ciidamadu dumarka ku kufsadeen inay ka mid tahay xeryo ku yaala magaalada caasimada u ah dalka jamhuuriyadda Africada dhexe ee Bangui.

 

 

Guddiga QM ka tirsan ee warbixintaan diyaarshay waxay sheegeen inay jiraan xad gudubyo aan tiro yareyn oo ciidamadu ka geysteen dalka ay ka shaqaynayaan loona baahan yahay in wax laga qabto.

 

Mid ka mid ah afhayeenadda Ban ki Moon Stephane Dujarric ayaa sheegay in illaa hadda la wareystay 4 dumar ah oo hadda ku jira xarumo lagu baxnaaniyo, hase ahaatee afhayeenkaan waxaa uu intaa ku daray in willi baaris ay socoto.

Ciidamada la eedeeyay waxay hoos tagaan QM.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip