Wararka

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho

0 Visits: 346 | Monday October 01, 2018 - 07:50:13
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 517 | Monday October 01, 2018 - 07:27:11
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO MAGACAABIS SAMEEYAY Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Kusimaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow…

Read More »

DEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ah

0 Visits: 265 | Sunday September 30, 2018 - 23:59:53
DEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahDEG DEG:- Rag hubeysan oo caawa…

Read More »

Dowladda "Waala gaaray waqtigii Farmaajo uu ka degi lahaa Hargeysa"

0 Visits: 335 | Sunday September 30, 2018 - 23:44:06
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in dardar iyo juhdiba la geliyo sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo istaagay. Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in qorshaha uu ahaa inay wada hadal…

Read More »

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland

0 Visits: 304 | Sunday September 30, 2018 - 23:39:16
Guddoomiyihii xisbiga talada haya ee Maamulka Somaliland Jaamac Ismaaciil Cige ayaa ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye inuu yahay sharci darro. Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee Bbcda ayuu Jaamac Shabeel ku sheegay in xilka guddoomiye ku xigeenka labaad…

Read More »

Abiy Ahmed oo laga dalbaday inuu xaliyo Khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Soomaaliland. FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 309 | Sunday September 30, 2018 - 23:27:35
R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay soomaaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan. Wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Addis Ababa…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Magacaabis Sameeyey (Wareegto)

0 Visits: 296 | Sunday September 30, 2018 - 23:24:00
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga…

Read More »

Madaxda Hirshabelle iyo Guddi ka socda Aqalka Sare oo Muqdisho ku kulmay

0 Visits: 351 | Sunday September 30, 2018 - 23:14:44
Madaxda Hirshabelle iyo Guddi ka socda Aqalka Sare oo MuGuddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan oo muddo saacado ah qaatay ayaa waxaa ka qeybgalay…

Read More »

Akhriso:-Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Ee Shirka Qaramada Midoobay

0 Visits: 321 | Sunday September 30, 2018 - 23:08:20
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad oo Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu…

Read More »

Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada.

0 Visits: 1336 | Sunday September 30, 2018 - 22:59:37
Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. Wax ka baro Muuqaalka Qaar ka mid ah Culumadii Suufiyada. udbiyana ma jirin .

Read More »

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Xaliyay tabashadii Iskaashatada Kawaanka ee Degmada C/Casiis

0 Visits: 320 | Sunday September 30, 2018 - 22:44:32
Muqdisho: Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday xarunta Iskaashtada Kaluunka ee degmada Cabdicasiis.

Read More »

Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Bankiga Adduunka

0 Visits: 358 | Sunday September 30, 2018 - 22:35:27
Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa Xafiiskiisa ku qaabilsay wafdi ka socda Bankiga Adduunka oo uu hoggaaminayay Niraj Varma oo ah mas'uulka Bariga Africa ee mashaariicda Maaliyadda iyo Teknoolojiyada. Wafdiga iyo Wasiirka ayaa waxa ay kawada…

Read More »

Hooyo ilma yar oo ay dhashay kaga tagtay isbitaal ku yaalla Muqdisho

0 Visits: 326 | Sunday September 30, 2018 - 22:22:46
Hooyo magaceeda lagu sheegay Xamdi Xasan Macalin ayaa wiil ay ku dhashay Isbitaalka Wardi ee degmada Xamar Jajab kaga dhex tagtay Isbitaalka oo ka dhuumatay, sida dhaqaatiirta ay sheegeen. Sawirro laga soo qaaday wiilkan yar ayaa muujinaya isaga oo lagu xanaaneynayo qeybta caruurta ee isbitaalka, waxaana…

Read More »

The Sun oo ogaatay xilliga tababare Mourinho laga eryi doono Man United

0 Visits: 594 | Sunday September 30, 2018 - 22:07:36
Wargeska The Sun ayaa siweyn isugu hawlay inuu ogaado waxa ka socdo garoonka Old Trafford madaama macalin Jose Mourinho mustaqblkiisa Man United dood ka taagan tahay. Cayaartooyda kooxda Man United iyo dhamaan shaqaalaha kale ee kooxda ayaa isku raacsan in macalin Jose Mourinho shaqada Old Trafford…

Read More »

Isqabqabsi Ka Dhashay Magaca Xisbi Uu Madax Ka Yahay Madaxwynihii Hore Ee Somalia

0 Visits: 265 | Sunday September 30, 2018 - 21:54:33
Maanta ayaa waxaa Magalada muqdisho looga dhawaaqay xisbi ay mideysan yihiin Xisbiyada,Xisbiyada PDP, Daljir iyo Kutlada Horusocod oo ay ku mideysan yihiin Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xisbigaan cusub ayaa waxaa lagu Magacaabaa Midowga Nabadda iyo dimuqraadiyadda,balse waxaa…

Read More »

NUSOJ Condemns 6-month jail sentence against a TV and radio reporter in Dhuusamareeb.

0 Visits: 530 | Sunday September 30, 2018 - 11:42:21
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in strongest terms possible the 6-month jail sentence handed today to Mohamed Abdiwali Tohow a radio and TV reporter in Dhuusamareeb, by the Galmudug authorities, terming it "outrageous and the harshest punishment" given to a journalist…

Read More »

Press Release NUSOJ and VIKES open labour rights training in Galkayo, Galmudug for 25 journalists with the support and funding the EU.

0 Visits: 532 | Sunday September 30, 2018 - 11:34:18
Galkayo, 30 September 2018 - The National Union of Somalia Journalists (NUSOJ) and the Finnish Foundation for Media and Development (VIKES) on Saturday opened a two days labour rights training for 25 journalists in Galkayo, Galmudug State of Somalia which is part of an ongoing NUSOJ and VIKES led trainings…

Read More »

Qaar ka mid ah Ganacsatada Kaluunka oo banaanbax ka dhigay Muqdisho.

0 Visits: 304 | Sunday September 30, 2018 - 11:23:55
Waxaa saakay Magaalada muqdisho Banaanbax dhigay Qaar ka mid ah Ganacsatada Malaayga ama kalluunka ku iibiya Kawaan Liido ee degmada CabdiCasiis ee Gobalka Banaadir,iyadoona maalintii labaad ay banaanbaxa dhigayaan. Dibadbaxayaasha ayaa banaanbaxooda waxaa ay ka soo bilaabeen Xeebta Liido,Waxaa ayna…

Read More »

M/weynaha Kenya oo laga dalbaday inuu wax ka qabto dhibaatada ciidankiisa ka geystaan Soomaaliya

0 Visits: 254 | Sunday September 30, 2018 - 11:21:25
Kenya-RisaalaFM-Siyaasiga Faarax Macalin ayaa sheegay ciidanka dowladda Kenya ee aan qeybta ka aheyn hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM inay dhibaatooyin kala duwan ka geysanayaan gudaha dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay inay kordheen dilalka iyo gabood falada ay Soomaaliya ka geystaan ciidanka Kenya,…

Read More »

Wasaaradda Howlaha guud oo saxiixday heshiisyo dhowr ah

0 Visits: 285 | Sunday September 30, 2018 - 11:13:55
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil oo ka qeyb galayay shir looga hadlayay sidii looga qeyb qaadan lahaa Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in Wasaaradda ay saxiixday heshiisyo kala duwan. Waxaa uu sheegay Wasiir Jamaal iney jiraan…

Read More »