Qaar ka mid ah Ganacsatada Kaluunka oo banaanbax ka dhigay Muqdisho.

0
Sunday September 30, 2018 - 11:23:55 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar ka mid ah Ganacsatada Kaluunka oo banaanbax ka dhigay Muqdisho.

    Waxaa saakay Magaalada muqdisho Banaanbax dhigay Qaar ka mid ah Ganacsatada Malaayga ama kalluunka ku iibiya Kawaan Liido ee degmada CabdiCasiis ee Gobalka Banaadir,iyadoona maalintii labaad ay banaanbaxa dhigayaan. Dibadbaxayaasha ayaa banaanbaxood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa saakay Magaalada muqdisho Banaanbax dhigay Qaar ka mid ah Ganacsatada Malaayga ama kalluunka ku iibiya Kawaan Liido ee degmada CabdiCasiis ee Gobalka Banaadir,iyadoona maalintii labaad ay banaanbaxa dhigayaan. Dibadbaxayaasha ayaa banaanbaxooda waxaa ay ka soo bilaabeen Xeebta Liido,Waxaa ayna ugu dambeyn isugu yimaadeen Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Qaar ka mid ah Ganacsatada banaanbaxa dhigay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka cabanayaan ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya, islamarkaana ay ku amreen in ay ka guuraan Goobta ay ku Ganacsadaan.

Weli ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Booliska Soomaaliya, kaasi oo ku aadan cabashada ay jeediyeen dadka Banaanbax dhigay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip