Isqabqabsi Ka Dhashay Magaca Xisbi Uu Madax Ka Yahay Madaxwynihii Hore Ee Somalia

0
Sunday September 30, 2018 - 21:54:33 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isqabqabsi Ka Dhashay Magaca Xisbi Uu Madax Ka Yahay Madaxwynihii Hore Ee Somalia

    Maanta ayaa waxaa Magalada muqdisho looga dhawaaqay xisbi ay mideysan yihiin Xisbiyada,Xisbiyada PDP, Daljir iyo Kutlada Horusocod oo ay ku mideysan yihiin Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xisbigaan cusub ayaa waxaa lagu Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa waxaa Magalada muqdisho looga dhawaaqay xisbi ay mideysan yihiin Xisbiyada,Xisbiyada PDP, Daljir iyo Kutlada Horusocod oo ay ku mideysan yihiin Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xisbigaan cusub ayaa waxaa lagu Magacaabaa Midowga Nabadda iyo dimuqraadiyadda,balse waxaa durba Magacaasi sheegay in Xisbigiisa uu leeyahay Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Magacaasi loo diiwaangeliyey xilligii Madaxweynaha uu dalka ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud,isla markaana uu ka warqabay. Mudana adiga oo mahadsan Xisbiga aad Magiciisa aad labaxday waa xisbi aad taqaano waana xisbigi aniga oo gudoomiya ka ah aad Madaxweyne wadanka ka eheed,Waana Xisbigi Dowladaadi dhaliilaheeda Bulshada usoo bandhigi jiray.Ilaa aad marki aad runtii u'addkeeysan weeyday aad amartay in leey dilo 15 August2015 4:00 habiinimo Nasiib wanaag teeyda oon gelin darteed ayaa Alle iga badbaadshay Shirqoolki aad iisoo maleegtay. Xisbiga Cabdullaahi sheekh Xasan uu Madaxda ka ahaa iyo kan hadda Xasan Sheekh sida KMG ah loogu doortay Guddoomiye ayaa wax ay u qoran yihiin sida tan. Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (Union For Peace and Democratic- UPD) halka Xisbiga uu sheegtay C/llaahi Sheekh Xasan inuu aas aastay lagu magacaabo Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda Soomaaliyeed (Somali Peace and Democratic Union- SYPDU)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip