Wararka

Gabadh ina adeerkeed Kelli u bixisay iyo Jeceyl ka dhashay

0 Visits: 1051 | Wednesday February 20, 2019 - 22:47:32
Abwaan Cawaale Ismaaciil Saleebaan oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa gabay ku cabbiray sheeko jacayl oo nooceeda oo kale ay ku yartahay bulshada Soomaalida. Gabaygan oo uu ugu magac daray "naf jacayl maloo huray" ayuu abwaanku kaga warramayaa sida ay u soo jiidatay sheekada gabadh ina adeerkeed…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo xeer ka soo saartay gelida heshiisyada

0 Visits: 297 | Wednesday February 20, 2019 - 22:10:16
War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xeerka dhaqan gelinta habraaca Heshiisyada dowladda Federaalka la gasho dalal ,shirkado iyo hey'addo ajnabi ah,habracaas oo loo baahan yahay inay maraan cid walba…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 20-KA FEBARAAYO 2019-KA

0 Visits: 601 | Wednesday February 20, 2019 - 21:33:25
XAFIISKII XISBIGA WADAJIR EE MAGAALADA GAROWE OO ALBAABADA LA ISUGU DHUFTAY Xafiiskii Xisbiga Wadajir ee magaalada Garowe oo albaabada la isugu dhuftay Maamulka Puntland ayaa Albaabada isugu dhuftay xarun uu Xisbiga mucaarad ka ah ee Wadajir ka furtay M/Garowe ee Caasimada maamulka Puntland.

Read More »

Madaxweyne wiilkiisa u Magacaabay xil weyn

0 Visits: 319 | Wednesday February 20, 2019 - 00:05:14
Madaxweynaha dalka UgandaYoweri Museveni ayaa wiilkiisa u Magacaabay in uu noqdo qofka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal Kainerugaba Muhoozi ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay qofka baddali doono aabihiis Yoweri Museven oo 81 jir ah.

Read More »

Dufcaddiii kowaad ee dhalinyaro imtixaan u gallay shaqo qaran oo la siin doono tobabar Militeri

0 Visits: 321 | Wednesday February 20, 2019 - 00:00:14
Kun iyo shantan boqol ee shaqo qaran ayaa shan boqol ay yihiin haween, kuwaas oo iyaga magaalooyinka lagu hayn doonno, halka wiilasha Dugsiga tobabarka ciidamada lagu xareeyey si tobabar militeri usoo qaataan. Dhallinyaradan lagu qaatay barnaamijka shaqo qaran ayaa ka kala yimid gobolada Somaliland,…

Read More »

Burundi calls for urgent summit over Amisom troops pullout

0 Visits: 334 | Tuesday February 19, 2019 - 23:57:27
The President made the remarks after a closed door meeting between President Mohamed Abdullahi "Farmajo" of Somalia at State House Bujumbura on Tuesday. President Farmajo was in Burundi for a two-day State visit accompanied by a delegation that included his minister of defence and the Somalia…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti

0 Visits: 323 | Tuesday February 19, 2019 - 23:49:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta aanu ka soo ambabixin magaalada Bujumbura waxa uu wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Burundi Mudane…

Read More »

Wariye Caan Ahaa Oo Goordhow Geeriyooday

0 Visits: 371 | Tuesday February 19, 2019 - 23:45:26
Alah Unaxariisto Wariye Mahad Xasan Diini oo Tv-ga Universal uga soo warami jiray degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Goor dhow U Geeriyooday Xanuun uu Maalmihii udanbeeyay la Jiifay. Marxuum Ex-wariye Mahad Xasan Diini ayaa mudo ku soo dhex jiray warbaahinta,xarumo kala duwan oo warbaahineedna…

Read More »

Booliska Britain oo bilaabay Baaritaano ku saabsan dilka Wiil Soomaali ah

0 Visits: 285 | Tuesday February 19, 2019 - 23:41:40
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor. Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Maxamed Sidii, waxaana da'diisa lagu sheegay 17 jir, waxaana uu dhigan jiray Koleej ku yaalla Magaalada London sidda ay sheegeen Ehelkiisa.

Read More »

MAXAAM KA JIRA IN :-Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi in ay ku kulmayaan Addis Ababa?

0 Visits: 238 | Tuesday February 19, 2019 - 23:27:39
Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Warar soo bxayo ayaa sheegaya in Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii…

Read More »

Carwada bandhigga cuntada Soomaaliya oo ka furmay Dubai

0 Visits: 276 | Tuesday February 19, 2019 - 23:23:35
Carwada bandhigga cuntada ee (Gulfood Expo) oo sanadkiiba mar laqabto ayaa si rasmi ah uga furantay Dubai. Waxa uu bandhiggan socon doonaa illaa 22-ka bishan, iyadoo uu furay wasiirka ganacsiga ee dalka Imaaraadka, Sheekh Hamdan Bin Rashid. Waxaa bandhiggan kasoo qeybgalaya ilaa Shan Kun oo shirkadood,…

Read More »

QM Oo 14 Miyan Ugu Deeqday Dowladda Soomaaliya

0 Visits: 310 | Tuesday February 19, 2019 - 23:10:34
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa ku dhaawaaqay lacag loogu talagalay Mashaariic hormarineed oo lagu kaalmeynayo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Taliyaha ciidanka booliska oo magacaabay taliyaha ciidanka ilaada wadooyinka.

0 Visits: 301 | Tuesday February 19, 2019 - 22:58:34
Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa maanta waxaa loo Magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska.

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay wadada Warshadaha M/Muqdisho

0 Visits: 280 | Tuesday February 19, 2019 - 22:54:24
Qarax xoogan ayaa ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho oo ay aad u isticmaalaan dadka iyo Gaadiidka.

Read More »

Saraakiisha Booliska oo loo furay siminaar ku saabsan xuquuqda aadanaha (SAWIRRO)

0 Visits: 238 | Tuesday February 19, 2019 - 22:51:03
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska u furay Siminaar lagu baranayo dhawrista Xaquuqda Aadanaha xilliyada ay ku jiraan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray.

Read More »

Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

0 Visits: 260 | Tuesday February 19, 2019 - 22:41:40
Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dowladda Eedeeyey

0 Visits: 211 | Tuesday February 19, 2019 - 22:37:49
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad badan laga hor-istaagay. Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahinta Kalfadhi ayuu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta…

Read More »

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Garoon Diyaaradeed

0 Visits: 218 | Tuesday February 19, 2019 - 22:32:31
Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saakayto ka kacay gudaha Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadyadii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka badan.

Read More »

Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada Canshuurta+Sawirro

0 Visits: 299 | Tuesday February 19, 2019 - 22:22:16
Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiibiyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Maanta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka ayaa lagu soo bandhigay Gaadiidkaas…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa

0 Visits: 223 | Tuesday February 19, 2019 - 22:14:03
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Somaliland.

Read More »