Wariye Caan Ahaa Oo Goordhow Geeriyooday

0
Tuesday February 19, 2019 - 23:45:26 in Wararka by
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Caan Ahaa Oo Goordhow Geeriyooday

    Alah Unaxariisto Wariye Mahad Xasan Diini oo Tv-ga Universal uga soo warami jiray degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Goor dhow U Geeriyooday Xanuun uu Maalmihii udanbeeyay la Jiifay. Marxuum Ex-wariye Mahad Xasan Diini ayaa mudo ku soo dhex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alah Unaxariisto Wariye Mahad Xasan Diini oo Tv-ga Universal uga soo warami jiray degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa Goor dhow U Geeriyooday Xanuun uu Maalmihii udanbeeyay la Jiifay. Marxuum Ex-wariye Mahad Xasan Diini ayaa mudo ku soo dhex jiray warbaahinta,xarumo kala duwan oo warbaahineedna u soo shaqeeyay.

Maamulka iyo Shaqaalaha Tvga Universal waxa ay Tacsi u dirayaan Qoyski iyo Qaraabadi uu ka Baxay Marxuumka.

Waxaan Alle uga Baryeynaa in uu Janadi Fardoowso ka Waraabiyo.

53020281 2183173038392518 1364946894500921344 N




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip