Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

0
Tuesday February 19, 2019 - 22:41:40 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Booliska Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Qalab Ciidan

    Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Maanta qalab Ciidan waxa ay ku wareejiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Goboleedka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booliska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qalabka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada maamulka Jubbaland.

 
Goobta ay ka dhaceysay Qalab wareejinta ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil ka tirsan AMISOM,Saraakiisha Ciidamada Booliska Jubbaland iyo xubno kale oo ka socday Wasaaradda amniga maamulkaasi.

Jubbaland ayaa AMISOM uga mahadcelisay Qalabkaan ee Maanta ku wareejiyeen Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip