Booliska Britain oo bilaabay Baaritaano ku saabsan dilka Wiil Soomaali ah

0
Tuesday February 19, 2019 - 23:41:40 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Britain oo bilaabay Baaritaano ku saabsan dilka Wiil Soomaali ah

    Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor. Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Maxamed Sidii, waxaana da'diisa lagu sheegay 17 jir, waxaana uu dhigan jiray Koleej ku y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor. Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Maxamed Sidii, waxaana da'diisa lagu sheegay 17 jir, waxaana uu dhigan jiray Koleej ku yaalla Magaalada London sidda ay sheegeen Ehelkiisa.

Qaar ka mid ah Qaraabadiisa ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkaan asagoo yar laga keenay Soomaaliya, islamarkaana uu ahaa nin firfircoon oo waxbarashadda ku wanaagsan.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka Sidii islamarkaana markii ay soo gabagabeeyaan baaritaanada ay la hadli doonaan warbaahinta.



Todobaadkii hore ayay aheyd markii wiil Soomaali lagu dilay Magaalada London, waxaana sanadyadii ugu dambeeyay kordhay dilalka loo geysanaayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip