HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 20-KA FEBARAAYO 2019-KA

0
Wednesday February 20, 2019 - 21:33:25 in Wararka by
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 20-KA FEBARAAYO 2019-KA

    XAFIISKII XISBIGA WADAJIR EE MAGAALADA GAROWE OO ALBAABADA LA ISUGU DHUFTAY Xafiiskii Xisbiga Wadajir ee magaalada Garowe oo albaabada la isugu dhuftay Maamulka Puntland ayaa Albaabada isugu dhuftay xarun uu Xisbiga mucaarad ka ah ee Wadajir ka f

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XAFIISKII XISBIGA WADAJIR EE MAGAALADA GAROWE OO ALBAABADA LA ISUGU DHUFTAY Xafiiskii Xisbiga Wadajir ee magaalada Garowe oo albaabada la isugu dhuftay Maamulka Puntland ayaa Albaabada isugu dhuftay xarun uu Xisbiga mucaarad ka ah ee Wadajir ka furtay M/Garowe ee Caasimada maamulka Puntland.



qaad Guddoomiyaha G/Nugaal Puntland C/salaan Xasan Xirsi (Gu’jir) ayaa la sheegay inuu yahay qof ka bixiyay ammarka lagu xiray xarunta Xisbigan oo la furay 31dii bishii hore ee January sanadkan 2019, maalmo ka dib Caleema saarkii Madaxweyne Siciid Deni.

Xubno ku dhow ninka bixiyay amarka la gu xiray xarunta Xisbigan ayaa soo sheeg aya in sababta ay la xiriirto in Punt land ay saameyn ku yeelato khilaafka u dhexeeya Xisbig aasi iyo Xukuumadda Soomaaliya.

"Xukuumadda Puntland waxey amar ku bixisay in guud ahaan xisbiyada ka dhisan Sooma aliya, aysan wax xarumo ah ka furan karin deegaannada Puntland, si lool lanka u dhexee ya Villa Soma lia iyo xisbi yada mucaaradka u saameyn xiriirka Punt land iyo DFS” ayuu yi ri qof la hadlay Warb aahinta gudaha ee Puntland oo ku dhow Guddoomiye Gu’jir. Hoggaaminaya Xisbiga Wadajir C/ra xmaan C/Shakuur Warsame ayaa xariga ka jir ay Xafiis ka cusub ee Garowe, taasoo aheyd markii u horeysay oo Xisbiga meel ka baxsan Muqdisho xafiis ka furto

QAAR KA MID AH GANACSATADA SOOMAA LIYEED OO SHEEGAY INAY JOOJIYEEN QAADKA KENYA

QAar ka mid aha Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho ayaa Shalay ku dhawaaqay inay joojina yaan qaadka ay ka keeni jire en dalka Ke nya, iyagoo garab istaagaya dowladda So omaaliya. Qaar ka mid ah Ganacsat ada oo Wariyeyaasha kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ku goo diyay inay joojinay aan qaadka, si ay ula saftaan dowladdo oda oo xilligan khilaaf diblomaasiyadeed kala dhaxeeya Kenya.

Sidoo kale Ganacsatada ayaa sheeg ay inay u wareegayaan dalka Itoob iya, si Qaadka uga soo dhoofsadaan. Hadalkan ayaa jawaab u ah hadal ka soo yeeray Af hayeenka Ganacsatada Qaadka ee Ken ya oo sheegay inay joojinayaan Qaadka ay u soo dhoofiyaan Soomaaliya.

Lama oga in go’aankan ka soo baxay Ganacsatada Qaadka inuu yahay mid guud, hase ahaatee Ganactsada Qaadka ayaa isugu jira dhowr qeybood oo ah qe yb toos Qaadka uga soo dhoofsada Ken ya iyo kuwa ka sii iibsada.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY JAMHUURIYADDA JABUUTI

Madaxweynaha JF/Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta aanu ka soo ambabixin magaalada Bujumbura waxa uu wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza iyada oo laga soo saaray warmurtiyeed wadajir ah oo lagu adkeynayo xiriirka labada dal, hawlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo dhaqangelinta Qorshaha Kalaguurka ah ee Soomaaliya.

"Waxaan kaaga mahadcelinayaa Mudane Madaxweyne soo dhaweyntii iyo martisoorkii aad noo fidiseen aniga iyo wafdigayga. Waxaan rajaynayaa in booqashadan taariikhiga ah ay xoojiso xiriirka diblomaasiyadeed iyo kan amni ee labadeenna dal. Nafhurnimada ay noo sameeyeen Ciidamada Burundi ma aha mid aan illaawi doonno, abaal ayaanuna idinkaga haynaa.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo Habeen hore gaaray M/Jabuuti ayaa berri kulan la qaadanayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan wal aaahanahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Arrimaha diiradda lagu saarayo kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa kamid ah xoojinta xiriirka walaaltinimo, xaaladda guud ee gobolka Geeska Afrika iyo iskaa shiga amni ee labada dal.

Safarkan waxaa Madaxweynaha ku wehe linaya Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xasan Maxamed Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxwey naha Mudane C/ciid Muuse Cali iyo Taliyaha Ciida mada Xoogga Dalka Md. Daahir Aadan Cilmi (IndhaQarsho). ==DHAMMAAD==

BOOLISKA BRITAIN OO BILAABAY BAARITAA NO KU SAABSAN DILKA WIIL SOOMAALI AH

Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor.

Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Maxa med Sidii, waxaana da’diisa lagu sheegay 17 jir, waxaana uu dhigan jiray Koleej ku yaalla Magaalada London sidda ay shee geen Ehelkiisa.

Qaar ka mid ah Qaraabadiisa ayaa warba ahinta u sheegay in wiilkaan asagoo yar laga keenay Soomaaliya, islamarkaana uu ahaa nin firfircoon oo waxbarashadda ku wanaagsan.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ay aa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin kii ka dambeeyay dilka Sidii islamarkaana markii ay soo gabagabeeyaan baaritaana da ay la hadli doonaan warbaahinta.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii wiil Soomaali lagu dilay Magaalada London, waxaana sanadyadii ugu dambeeyay kor dhay dilalka loo geysanaayo Muwaadinii nta Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEY

NAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI OO KU KULMAYA ADDIS ABABA

Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kul maan magaalada AddisAbaba ee dalka Itoobiya.

Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo Maamulka Somailand ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo hakad uu ku yimid wadahadalada labada dhinac.

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Burundi ayaa Habeen hore gaaray magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kula kulmayo Madaxweynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle kahor inta uusan erri u ambabaxin magaalada Addis Aba ba.Lama oga ajandayaasha kulankan loo ga hadli doono hase yeeshee Madaxwey naha Somaliland Muuse Biixi ayaa hore u gu eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu cuno qabatayn dhinac walba ah ku hayo Maamulkiisa.

Madaxweyne F armaajo ayaa toddo baad kii hore kulan gaar ah la yeeshay Ra’ iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed xilli uu ka qeybgalayay Shi Madaxeedka Urur ka Midowga Afrika.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa berri u safraya magaalada Addis Ab aba, kaddib markii uu martiqaad uu u soo diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Dalalka Turkiga, Jabuuti iyo Britian ayaa hore u waday dadaalada lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo dowlada federalka iyo Mamula la magac baxay Somaliland, iyadoo shirar lagu qabtay dalalka as.

wariiye tv,ga universan ka geeriyoodayWARIYE CAAN AHAA OO GOORDHOW GEERIYOODAY

Alah Unaxariisto Wariye Mahad Xasan Diini oo Tvga Universal uga soo warami jiray degmada Cabudw aaq ee Gobolka Galga duud ayaa Shalay u Geeriyoo day Xanuun uu Maalmihii udan bee yay la Jiifay.

Marxuum Exwar iye Mahad Xasan Di ini ayaa mudo ku soo dhexjiray warb ah in ta,xarumo kala du wan oo warbaahin ee dna u soo shaqe eyay. Maamulka iyo Sha qaalaha Tvga Universal waxa ay Tac si u dirayaan Qoy ski iyo Qaraabadi uu ka Bax ay Marxuu mka.

Waxaan Alle uga Baryeynaa in uu Jan adi Fardoowso ka Waraabiyo.

BOOLISKA JUBBALAND OO LAGU WAREE JIYAY QALAB CIIDAN

Ciidamada Booliska AMISOM ayaa Shalay qalab Ciidan waxa ay ku waree jiyeen Ciidamada Biooliska dowlad Gobol eedka Jubbaland ee Magaalada Kism aayo. Qalabkaan lagu wareejiyay Booli ska Jubbaland ayaa waxaa kamid ah Qal abka miino barista, qalabka isgaarsiinta, Computaro iyo agabyo kale oo muhiim u ah Ciidamada maamulka Jubbaland.

Goobta ay ka dhaceysay Qalab waree jinta ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil ka tirsan AMISOM,Saraakiisha Ciidamada Booliska Jubbaland iyo xubno kale oo ka socday Wasaaradda amniga maamulka asi.Jubbaland ayaa AMISOM uga mahad celisay Qalabkaan ee Shalay ku wareeji yeen Ciidamada Booliska Magaalada Kis maayo.

MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMAALIYA OO DOWLADDA EEDEEYEY

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud ayaa ku dhal iilay Madaxda Dowladda Federaalka Soo maaliya in xilligaan ay aad u la dagaala maan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad ba dan laga horistaagay.

Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahinta Kalfadhi ayuu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta ay dowladdu caburisay oo aysan hadli karin,isaga oo xusay in aan waqtigaan dowlada sidaasi looga baahne yn., Waxa uu sheegay in dowladda So omaaliya ee hadda jirta ay waajib ka saa ran tahay helitaanka xaquuqda Dastuu riga ah ee muwaadinka xaqa uu u leey ahay.

"Runtii xilligaan xurriyadda hadalka wa xa ay mareysaa meeshii ugu xumeyd, balse ay la wadaageen madaxda Dowlad da si loo yareeyo caburiska lagu haayo Si yaasiyiinta iyo Warbaahinta Madaxda ban aan ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Madaxweynihii hore ee So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xiligii uu talada dalka hayay waxaa lagu eedeynayay in uu caburin ku haayay siya asiyiinta iyo Wariyeyaasha Soomaaliyeed ,waxaana la xiray dhowr mar wariyeyaal iyo Idaacaddo ku yaalla Magalada Muq disho.

CIIDAMADA DOWLADDA HOOSE EE MUQDI SHO OO LA SIIYEY GAADIID AY UGA HORTAG AAN DADKA LA BAXSADA CANSHUURTA

Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiib iyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Ma anta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka ayaa lagu soo bandhigay Gaadiidkaas oo ay ku buu fsan tahay Calaamada Maamulka Gabol ka Banaadir,waxaana loo diyaariyayin ay ka hortagaan dadka la baxsada Can shu urta.

"Ciidanka Ilaalada Deegaanka oo aga bkooda loo dhameystiray, si ay uga hort agaan dadka la baxsada canshuuraha ku waajibay ayuu yiri Duqa Muqdisho.”

Si kastaba arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli mararka qaar Gaadiidka noocyadooda kala duwan iyo Mooto Bajaajta ay Ciida mada Canshuurta qaada kala baxsadaan, hayeeshee Maamulka Gobolka Banaadir uu diyaariyay Ciidamo ka hortaga.

DAB XOOGAN OO KA KACAY GAROON DIYAARADEED

Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saa kayto ka kacay gudaha Garoonka Caal amiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadya dii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka badan.

Rakaabkii iyo shaqaalihii Garoonka ay aa la sheegay in sababo dhinaca Amma anka looga daadgureeyey Garoonka gud ihiisa iyo daafihiisa. Dabkaasi oo la she egay inuu ka dha shay cillad koronto, wax aana socda baarit aano dheeraad ah.

Dhinaca kale, Shirkadda Diyaaradaha Dowladda Talyaaniga leedahay ee ALITA ALIYA ayaa la sheegay inay hakisay dha maan Duullimaadyadeeda ka kici jirey iyo kuwa ku soo degi jirey Garoonka Fumijii no, marka laga reebo Duullimaadyadda Gudaha.

WAR MURTIYEEDKA WADAJIRKA AH EE BOOQ ASHADA MADAXWEYNE MAXAMED CABDULL AAHI FARMAAJO EE BURUNDI

1.Ka dib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha J F/So omaaliya Mudane Maxaxamed C/hi Max amed (Farmaajo) waxa uu booqasho sha qo ku tegay Jamhuuriyadda Burundi mud dadii u dhexaysey 1819 Febraayo, 2019. Ujeedka booqashadani waxa uu ahaa adkeynta iskaashiga taariikheed, siyaasad eed iyo amni ee labada dal.

2.Markii Madaxweyne Maxamed C./hi Maxamed iyo wafdiga uu hoggaaminayo soo gaareen Garoonka Caalamiga ah ee Bujumbura, waxa si diirran u soo dhawee yay dhiggiisa Burundi Mudane Pierre Nkur unziza oo ay weheliyeen masuuliyiinta sarsare ee Burundi.

3.Madaxweyne Pierre Nkurunziza wa xa uu casho sharaf u sameeyay Madax weynaha iyo wafdigiisa. Ka hor casho sha rafta, Wasiirrada iyo Taliyayaasha Gaas haandhigga ee labada dal ayaa yeeshay kulan labageesood ah oo ku suntanaa jawi saaxiibtinnimo oo diirran kaasi oo ka tarjumayay xiriirka saaxiibtinnimo ee JFS iyo dalka Burundi iyo dadaalka ay labada wadan kula dagaaLmayaan argagaxisada

4.Maalintii labaad ee booqashada, Ma daxweyne Maxamed C/hi Maxam ed iyo Madaxweyne Pierre Nkurunziza waxay yeesheen wadahadallo ballaaran oo ku aaddan arrimaha ay wadaagaan labada waddan sida xiriika labada dhinac iyo aayi hiisa mustaqbalka, iyo dadaallo lagu dar dargelinayo fulinta heshiisyadii hore loo gaaray. Labada Madaxweyne waxay cam baareeyeen weerarrada ay Alshabaab ka geysato gudaha Soomaaliya iyo dibaddee da, iyaga oo walaac ka muujiyay halista Alshabaab. 5.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Bur undi Mudane Pierre Nkurunziza waxa uu bogaadiyay dadaalka ay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan heli dda nabadgelyo iyo amma an. Madaxwe yne Maxamed Cabdullaahi Maxamed aya a isna ammaanay shaqada geesinnimada iyo hufnaanta leh ee ay Ciidamada Bur undi ka hayaan AMISOM, iyaga oo nolo shooda u hura sidii ay ummadda Soomaa liyeed u heli lahaayeen nabad waarta.

6.Labada Madaxweyne waxay ku baaqa yaan in si buuxda loo fuliyo qodobbadii he shiisyadii ka dhacay Nairobi iyo Addis Aba ba ee ku aaddanaa Qorshaha Kalaguurka ah ee Soomaaliya. Labada Madaxweyne waxay sidoo kale ku heshiiyeen in si degd eg ah loo fuliyo hawlgallo ka dhan ah Alshabaab iyada oo la dabbaqayo Qorsh aha Kalaguurka ah ee Soomaaliya lana dhisayo awoodda hay’adaha iyo ciidam ada ammaanka Soomaaliya. Laba da Ma daxweyne waxay codsanayaan in Mido wga Afrika dib u qaabeeyo Ciida mada AMISOM si ay u fuliyaan shaqooyin ka loo igmaday oo ay kamid tahay in la xoojiyo iskaashiga dhanka hawlgallada ee ay la leeyihiin Ciidanka Qalabka Sida ee Soom aaliyeed. Labada Madaxweyne wa xay isku raaceen inay shir degdeg ah isugu ye eraan Madaxda dalalka ay Ciida madoodu kamid yihiin AMISOM.

7.Ugu danbayntii, Md.Farmaajo , Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu dow ladda Burundi ugu hambalyeeyay in sad exda sanno ee soo socota loo doortay xu bin kamid ah Golaha Ammaanka iyo Nab adgelyada ee Midowga Afrika, wuxuuna Dowladda iyo Shacabka Burundi uga mah adceliyay martigelinta diirran ee ay u fid iyeen isaga iyo wafdigiisa intii booqasha du socotay wuxuuna Madaxweyne Pierre Nkurunziza ku martiqaaday inuu booqa sho rasmi ah ku yimaaddo Soomaaliya.

19kii Febraayo 2019, Bujumbura, Jamhu uriyadda Burundi. DHAMMAAD

MAGACAABAY TALIYAHA CIIDANKA ILAADA WADOOYINKA.

Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyin ka ayaa Shalay waxaa loo Magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidan ka Booliska. Taliyaha Ciidanka Booliska oo magacaabay taliyaha ayaa laga dalbad ay in uu wax ka qabto howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka.

Genaraal Madaale ayaa horay u soo noqday Afhayeenka Ciidanka Booliska So omaaliyeed iyo taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Waxaama uu yahay ma suul waaya arag ku ah howlaha ciidmada waxaana ciidma da laga donayaa in ay la shaqeeyaan si uwaajibaadkiia u guto


2 RUUX OO KU GERIOOTAY QARAX KA DHAC AY WADADA U DHEXEYSA JOWHAR&BALCAD

Darawal iyo kaaliyihiisii ayaa ku geer iyootay kadib markii gaari ay wateen uu dulmaray miino lagu aasay wadada meel u dhexeysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar.

Gaariga miinada dul maray oo noociisu ahaa N3 ayaa ka tegey magaalada Jow har isagoo ku sii jeeday magaalada Muqd isho, waxana ay miinada kula qaraxday deegaanka CeelkaGeelow oo u dhexee ya degmada Jowhar iyo Balcad.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in goobta miinada lagu aasay ay ku sugn aayeen dagaalamayaal ka tirsan AlSha baab kuwaasoo doonayay in ay weerar ga admo ah ku qaadaan kolonyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo marayay wadada.

Meydka labada ruux ayaa la sheegay inay dagaalamayaal ka tirsan ALshabaab u soo dhiibteen gaadiid kale oo wadada marayay iyadoo gelinkii dambe ee Shalay lagu aasay qubuuro ku yaal duleedka ma gaalada Jowhar. Wadada u dhexeysa Jo whar iyo Balcad ayaa waxaa mararka qa ar gala dagaalamayaal ka tirsan Alsha baab iyagoo weeraro ka geysta halka sid oo kale ay ku aasaan miinooyin qasaare geysta.

Sanadkii aynu ka soo gudubnay ayaa sidan oo kale wadada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad waxaa ay miino kula kacday baabuur nooca xamuulka qaada ah ka asoo ay ku dhinteen darawal iyo kaaliyi hiisii.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI OO KU SII JEEDA M/ ADDIS ABABA

biixi oo u sofray itoobiya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ku sii jeeda M/Addis Ababa ee dalka Itoobiya, sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Soma liland.

Muuse Biixi ayaa martiqaad ka helay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, waxaana la sheegay in kulan gaar ah ay wada qaadan doonaan.

Booqashada Madaxweynaha Somal iland ayaa noqon doonta tii u horeysay oo uu ku tabo Addis Ababa, tan iyo markii tal ada uu la wareegay Abiy Ahmed, isla mar kaa na is bedelo ka dhaceen Itoobiya.

Xiriirka Maamulka Somaliland iyo Itoob iya ayaa ahaa mid wanaagsanaa tobanaa nkii sano ee u dambeeyay, inkastoo Is be deladii sanadkii la soo dhaafay ka dhacay Ito obiya uu waxooga hoos u dhacay xiriirk ooda. Itoobiya ayaa si gaar ula macaamisha maamulada Soomaalida, iya doo Hargey sa iyo Garowe ay ka jooga an Wakiil u dhi gma Qunsul

GOBOLLO MAREEYKAN AH OO DACWEEYNAY MADAXWEYNE TRUMP

truuuuuuuuuuuuuuummmmmmmmXulifo ay sameeysteen 16 Gobol oo mare eykanka kuyaala oo uu hogaaminayo gobolka Califor nia ayaa Madaxw eyne Do nald Tru mp ka gudbiyay dacwad ka dhan ah go’aankiisa uu xaaladda degde gga ah ku soo ro gay si uu lacag u gu helo darbiga oo doonayo in uu ka dhi so Xuduudda Me xico.

Dacwadda ayaa laga diiwaan galiyay maxkamad ku taala Degmadda Woqooyi ee Gobolka California. Waxay imaaneey saa kadib markii uu Madaxweyne Donald Trump hareermaray congresska islamark aana uu wadanka geliyay Xalaad degdeg ah, Go’aankiisu waxaa uu yimid markii uu Congresska ka waayay 5.7 billion oo dollar si uu darbiga u dhiso.

Xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka Califor nia Shaafiya Beseera aya sheegay in ay Trump Maxkamad geeynayaan si ay u hor istagaan isticmaal xumada Awoodiisa.

QM OO 14 MIYAN UGU DEEQDAY DOWLAD DA SOOMAALIYA

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabi lsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa ku dha awaaqay lacag loogu talagalay Mashaar iic hormarineed oo lagu kaalmeynayo dow ladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Lacagtani oo gaaraysa 14 Milyan oo dol larka Mareykanka ah ayaa la sheegay inlagu xoojin doono nabadeynta, barakaya asha,dib u heshiisiinta iyo hanaanka dhis idda dowlad goboleedyada dalka.

Kulan ay si wada jir ah u shir guddoomiye en wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u he shiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee soomaliya Peter De Clerq ayaa lagu soo bandhig ay han aan la’ isku raacsan yah ay oo lagu filin do ono mashaariicd asi.Sanduuqa na badeynta Sooma aliya ayaa tan iyo sanadkii 2009kii Soom aaliya ku caawiyay lacag garaysa 45 Mil yan oo dollarka Mareykanka, taas oo q eyb ka ah qorshaha QM ay ku taage ereyso Soo maa liya.

CARWADA BANDHIGGA CUNTADA SOOMAA LIYA OO KA FURMAY DUBAI

Carwo lagu soo bahdigaay cunnada dalalka oo soomaaliya ka qeyb gashay Carwada bandhigga cuntada ee (Gu lfood Expo) oo sanadkiiba mar laqabto ay aa si rasmi ah uga furantay Dubai. Waxa uu bandhiggan socon doonaa illaa 22ka bishan, iyadoo uu furay wasiir ka ganac si ga ee alka Imaa ra adka, Sheekh Hamdan Bin Rashid.

Waxaa bandhiggan kasoo qeybgalaya ilaa Shan Kun oo shirkadood, kuwaasi oo halkaa kusoo bandhigaya cuntooyin iyo cabitaanno kala duwan. Soomaaliya wa xaa bandhiggan kumatalaya illaa 40 shirk adood oo soo bandhigaya cuntooyinka dal ka, iyo badeecadaha sida weyn uu dalka caanka ugu yahay sida Mooska, Liinta, Si sinta, Qumbaha iyo kuwo kale oo badan.

Hay’adda Geel ayaa fududeysay in ay ganacsatada Soomaaliyeed halkaasi ku soo bandhigaan wax soosaarkooda, iya doo dalagyada dalka u raadineysa in suuq wanaagsan ay helaan, ganacsatada ku dhiirogelineysa iney kordhiyaan wax soosaarkooda.

Ms. Charlee Doom waa sarkaal ka tirs an USAID, kana mid ah madaxda GEEL, waxa ay sheegtay in ulajeedka GEEL ay tahaysidii ay u kaalmeyn lahaayeen beer aleyda Soomaaliyeed si ay u kordhiyaan wax soosaarkooda, looguna heli lahaa su uqyo loo iibgeeyo.

Carwadan oo ah mid aad u xiiso badan ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeybgalaya waxa ay sheegeen iney aad u gu faraxsan yihiin. Taliyaha ciidanka booli ska oo

SHIRKADDA SPECTRUM OO WAR KA SOO SAA RTAY ARRINTA SAHMINTA SHIDAALKA SOOMA ALIYA IYO CABASHADA KENYA

Spectrum oo ah shirkaddii sameysay sahanka shidaalka Soomaaliya ayaa sh eegtay in shirkii London ka dhacay aan marnaba lagu xaraashin xirmooyin la sah miyay ee shidaalka Soomaaliya.

Shirkadda Spectrum ayaa sheegtay in dhul badeedka sahminta shidaal lagu sam eeyay ee xogtiisa lagu soo bandhigay Lon don uu yahay dhul ay leedahay Soomaa liya.Waxaa ay sheegtay in aanay ku jirin dhul badeedka lagu muransan yahay ee dacwadeeda uu yaallo Maxkamadda Cad aaladda Adduunka ee ICJ. Qoraalka ka soo baxay Spectrum ayaa waxaa lagu so o bandhigay qariirada muujineysa dhul ba deedka sahanka laga sameeyay iyo qey bta dhul badeedka ay ku muransan yihiin

Soomaaliya iyo Kenya.

SOMALIA OO KAMID NOQOTAY DALALKA COLAADAHA KA SOCDAN AY CARUURTA BADAN KU GEERIYOOTO

Warbixin ay Hay’adda Daryeelka Carr uurta "Save the Children” ee dalka Britain soo saartay waxay ku sheegtay in ka bad an 500,000 oo carruur ah laga yaabee in ay ku geeriyoodeen Colaadihi ika dhacay Calaamka 5tii sanno ee la soo dhaafay.

Celceliska Tiradaasi carruurta ku geeriy ootay colaadaha Goballadda Caalamka waxay ka badan tahay 100,000 ama inay maalin kasta 300 carruur ah ku geeriy oodaan dalalka ay colaadaha ka socdaan.

Warbixinta waxaa kaloo lagu xusay in ugu yaraan 500,000 carruur da’dooda ka hoo seyso hal sanno ku geeriyoodaan cola daha ka socda 10ka waddan ee ay cola daha halakeeyeen muddadii u dhexeysay 2013kii ilaa 2017kii

Warbixinta Hay’adda Daryeelka Carru urta "Save the Children” ee dalka Britain waxaa lagu sheegay in Liiska dalalka ay carruurta ugu badan ku geeriyoodeen col aadihii dhacay sannadkii 2017kii kala yih iin: Afganistan, Yemen, South Sudan, Afri kada Dhexe, Kongada Dimuqraadiga, Syr ia, Iraq, Mali, Nigeria iyo Somalia.

Balse, Warbixinta laguma xusin tirade car ruurta sida tooska ah loogu dilay dagaall adda ka dhacay dalalkaasi.

Save The Children waxay sheegtay in titooyinkaasi ku jiraan carruurta iyo ilmaha yar ee laga yaabo inay u geeriyoodeen dhibaatooyinak ka soo gaaray dagaallad aasi, sida Macluul, cudduro dillaacay, bu rbur loo geystay Isbitaalladda ama dibudhac ku yimaad gargaarka la soo diray.

Warbixinta waxaa lagu muujiyey in ge erida carruurta sare u kacday ilaa 870,000 oo carruur, kuwaasi oo dhamaantooda ay ku jireen carruur ay da’dooda ka hoose ysay 5 jir.

Dhinaca kale, Warbixinta Hay’adda Daryeelka Carruurta "Save the Children” ee dalka Britain waxay qiyaastay in kudhawaad 175,000 oo Dagaalyahano ama Askar lagu dilay colaadihii dhacay sanna dihii 2013kii ilaa 2017kii.

SARAAKIISHA BOOLISKA OO LOO FURAY SIMI NAAR KU SAABSAN XUQUUQDA AADANAHA

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliy eed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxam ed ayaa Shalay Saraakiisha sare ee Ciid anka Booliska u furay Siminaar lagu bara nayo dhawrista Xaquuqda Aadanaha xilli yada ay ku jiraan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray.

Siminaarkaan oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa waxaa casharo ka bi xinaya xubin sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska Dawladda Ingiriiska oo aqoon gaar ah u leh arrimaha Xaquuqda Aadan aha.

Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarree ye Guuto Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sharaxaad ka Warbixiyey ujeedka simin aarkaan, isaggoo tilmaamay in Ciidanka Booliska ay yihiin xubno ka yimid Bu lshadda, islamarkaana ay waajib ku tahay inay ilaaliyaan Xaquuqda Aad anaha.

DFS OO LAGU AMAANAY GO’AANKII AY QAADATAY

Waxgarad iyo siyaasiyiin Soomaaliy eed oo u warramay Idaacadda Shabelle ee M/Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka diblomaasiyasadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Ugu horreyn Imaam Cumar Macalin Absh ir oo ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay, sida geesinimada leh oo ay dowladda Soomaaliya ugu jawa abtay hadalkii Kenya.Siudoo kale Imaamk a ayaa ugu baaqay shacabka iyo siyaasiy iinta in ay DFS uga dambeeyaan go’aan kaasi.

Dhankiisa Cabdi Ra’uuf Layli Dubad oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in laga dhowr sugayo dowl addu in ay qaato tallaabo waa weyn oo lagu difaacayo Soomaaliya, dibna loogu soo celinayo sharaftii ay laheyd.

Khilaafka labada dowladood ayaa yim id, kadib markii Kenya ay cabasho ka kee ntay shirkii shidaalka ee dhawaan lagu qabtay dalka Ingiriiska.

XIL.JEESOW "KENYA CIIDANKEEDA HANA GALA SAARO, DAL MARKA UU CADAW KUGU TILMAAMO, WAXAA KA SUGTAA WAA IN…”

Xil.Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soom aaliya ayaa ka hadlay xiriirka xumaaday ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaddib markii Sabtidii ay Kenya u yeeratay Safiir keedii u fadhiyay Muqdisho, kuna amartay Safiirkii Soomaaliya inuu dalkeeda ka baxo.

Daahir Jeesow ayaa ugu baaqay Xuk uumadda Soomaaliya inay dadaal ku bixiso sidii dalka looga saari lahaa Ciida mada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM, isagoo taas sabab uga dhigay hadalkii ka soo baxay Wasaarada arrima ha dibadda Kenya oo Soomaliya ku til maamtay Cadawgeeda.

Xildhibaan Jeesow ayaa tilmaamay in beesha Caalamka ay tahay in lala kaa shado sidii tallaabadan loo qaadi lahaa, iy adoo la marayo sharciyada Caalamiga ah.

"Waxaa hubaal ah oo Xukuumadda laga rabaa dal nagu tilmaamay Cadaw inaa u nahay Ciidankooda iney dalka ku sii jiraan ma aha, waa in aragti kale laga qaataa, dalkaas Cadawga nagu tilmaamay Ciid ankiisa ma aamini karno inuu carada Soo maaliya ku sii jiro” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow

Waxaa uu sheegay in biya dhaca had alka Kenya ay tahay sidii ay ugu soo duuli laheyd Soomaaliya, wuxuuna talo ahaan u soo jeediyay inay ka dhex baxdo dalka, si dagaalka uu labo dhinac u noqdo.

"Dal marka uu kugu tilmaamo Cadaw, wa xaa ka sugtaa waa inuu kuugu soo duul aa, marka inta uu nagu soo duulin ciidan kiisa ayaaba AMISOM ahaan u joogee ha nalaga saaro, markaas kaddib aan isla qa adano talaabada xigta” ayuu yiri Xildhiba an Daahir Amiin Jeesow.

Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah ho wlgalka AMISOM ayaa tacadiyo ka geysta Soomaaliya, waxaana lagu eedeeyay inuu gaboodfalada uu geysto ay ka baxsan yihiin dhanka bani’aadamimada iyo sharc iyadda AMISOM.

BAARLAMAANKA KENYA OO U YEERAY WASI IRKOODA ARRIMAHA DIBADDA OO MUQDIS HO KU SOO WAJAHNEYD

Warbaahinta gudaha dalka Kenya ay aa saaka qoreysa in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in xaalada la dejiyo, khilaafka taaganna si hoose lagu dhameeyo, si looga arinsado wixii dhacay todobaadkan.

Wararku waxa ay sidoo kale sheegayaan in Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Mun ica Juma ay qorsheyneyso iney soo gaar ta M/Muqdisho, si ay xaalada ugala hada sho madaxda ugu sareysa ee dowladda Soomalaiya.Munica Juma oo ka soo laa batay shirkii Amaanka ee ka dhacay Dal ka Germany, ayaa qorsheheda ahaa iney Shalay soo gaarto Caasimada dalka, bal se waxaa arintaas ka hor istaagay baarla maanka dalka Kenya.

Xildhibaanada baarlamaanka ee dalka Kenya oo ay Haweeneydan Shalay horta geyso, ayaa la filayaa iney warbixin dham eystiran ka siiso xaalada guud ee ku xee ran khilaafka labada dal ee salka ku haya shirka 7dii bishan ka dhacay magaalada London ee shidaalka Soomaaliya.

Katoo Metito oo ah Gudoomiyaha Gudd iga difaaca iyo arrimaha dibadda baarlam aanka Kenya ayaa sheegay in Wasiirada ay doonayaan in ay wax ka weydiiyaan khilaafka dibolamaasiyadeed ee sii xumaa naya una dhaxeeya Kenya iyo Soomaal iya, sidoo kalena laga dhageysnayo bal halka ay salka ku heyso xiisada taagan.

Xoghayaha joogatada ah ee Wasaar adda arrimaha dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa dhankiisa sheegay inuu daq iiqad kasta Munica Juma siinayay hadba wixii soo kordha, talaabooyinka ay qaade enna ay ahaayeen kuwo ay la socotay.

Si kastaba Xukuumadda Soomaaliya ay aa iyada baarlamaanka u soo bandhigin hadba xasaradaha kala dhexeeya dalalka Caalamka, iyadoo isku koobta sidii ay kaligeed uga baxsan leheyd, baarlamaank ana ma u bisla inuu Xukuumadda ku cad aadiyo iney xaalada taagan latashiyo kala sameeyaan, inkastoo baarlamaanku xilig an fasax ku maqan yahay.

.MAXAY ISLA SOO QAADEEN R/WASAARAHA ITOOBIYA IYO ONLF OO MARKII UGU HORRAYSAY KULMAY?

Masuuliyiinta sarsare ee ONLF ayaa kulankoodii u horreeyay ee rasmi ah la yeeshay Ra'iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed tan iyo markii ay heshiiska nab adeed galeen. "Heshiiskii hore ee aan Itoo biyo la galnay wuxuu ahaa saddex qodob oo kala ah, in ONLF ay si nabad ah wada nka uga sii halganto, in colaaddii Itoobiya iyo Soomaalida la joojiyo iyo in wadahad allno dheeraad ah iyo guddiyo wadahadal ay gudaha ka sii hawl galaan oo la dhiso,"

Kulankan shalay ka dhacay Addis Ababa oo dabo socday wadahadalkii hore ayaa la iskula soo qaaday arrimo badan oo ay ka mid yihiin sidii gudiyo loo dhisi lahaa,

R/wasaaraha ayaana arrintaa dhawaan dhaqaajin doona sida uu BBCda u sheeg ay Caddaani Hiirmooge oo ah Afhay eenka ONLF.

"Ra'iisulwasaaruhu wuxuu nagala had lay sidii aan gacan u siin lahayn isbadalka uu horseedka u yahay ee dimuqraadiyad da iyo caddaallada uu ugu raadinayo Itoo biya". Qaar ka mid ah ganacsatada Jigjiga oo laga dayrinayo

Askarta ONLF oo lagu daray ciidamada deegaanka Wiilkii badbaadiyay gudoomiy aha ONLF oo hadda dib ula kulmay

"Sidii gobolka Soomaalida nabad looga dhalin lahaa, sidii dib loogu dhisi lahaa, sidii xuquuqda ka maqan ee siyaasiga ah ama dhaqaalaha ay u heli lahaayeen," ayuu yiri Caddaani oo soo koobaya wixii uu ra'iisulwasaaruhu kala hadlay.

Dhanka kalana ONLF waxay sheegtay in ay iyaguna kala hadleen guud ahaan xuq uuqda ka maqan dadka Soomaalida ah, arrintaas oo uu ka garaabay R/lwasaara ha sida ay ONLF sheegtay.

Dadka ku dhaqan Deegaanka Soomaal ida dalka Itoobiya ayaa dhawaanahan aad u hadal hayay sida loo qaybiyay guddiya da xuduudaha iyo qabanqaabada tirakoob ka. "Si wayn baan oogala hadalnay, wuxu una Ra'iisulwasaarahu ka garaabay dulmi ga Soomaalida lagu sameeyay ee talisya dii hore ay ku sameeyeen sida midka siy aas iga ah, tan tirakoobka iyo tan dhul ko oda ah, inaan si wada jir ah ugu soo celino ay aana isku af garanay," ayuu yiri Caddaani. Wuxuu intaas ku daray in gudd iga xudu udaha iyo dib u heshiisiinta lagu kordhina ya dad Soomaali ah arrintaasna uu Ra'iis ulwasaaruhu ka aqbalay.

XIGASHO:BBC

AAMUSNAANTA KENYA EE KHILAAFKA DIBLO MAASIYADEED MAXAY KA DHIGAN TAHAY?

Sawir hore Waxaa 3cisho laga joogaa markii dow ladda federaalka ee Soomaaliya ay ka jawaabtay go'aankii ay qaadatay dowlad da Kenya, kaasi oo horseeday in uu xum aado xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Waxaa haddaba la isweydiinayaa sab abta dowladda Kenya ay u aamusan ta hay mar haddii jawaabtii ay ka fileysay So omaaliya ay heshay. Dadka qaar oo ay BBCda la hadashay waxay qabaan fikir ah in Kenya ay aad uga baraan dageyso tallaaba walba oo ay qaadeyso, maada ama warqaddii ay u qoreen Soomaaliya la ga dheehan karay luuqad adag, halka dad ka qaarna ay qabaan fikir ah in Kenya aysan u bana naeyn wax k ale oo aan ka ahayn inay ka warsugto go' aan ka maxkamad da. "Kenya halmar ay ay soo booday, iyadoo culeys siy aa sadeed saar tay in safii rkii So omaaliyeed ay si qasab u tira hdo la tashi wadankaaga u tag, safiirkoodi na u yeerteen, Kenya dhowr jeer waxay isku dayday in wadahadal ku dhameyso arri ntan, kadib dowladihii Xassan sheikh cul eys ayay saartay, marka aamusnaantu waxay ka dhigan tahay culeys diblomaasi yadeed ee ay Kenya dooneyso inay saa rto inta uu joogo madaxweyne Farmaajo in sidaa arrintu ahaato oo ah in la sugo go'aanka maxkamadda".Sidaasi waxaa BBCda u sheegay Maxamed Nuur Caalin oo ah diblomaasi hore.

Maxamed Caalin ayaa intaa raciyay in Kenya labadii sano ee madaxweyne Farm aajo ay rajo badan ka qabtay in arrintan muranka xudduuda badda xal laga gaaro, balse hadda ayuu sheegay inay u muuqa to in Kenya ay dooneyso in arrintan max kamadda laga dhursugo.

Madaxweyne Uhuru iyo Danjire Tarsan

Dhanka kale iskaashigii dhexmaray dala lka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayuu caalin sheegay in kenya laga yaabo in shaki badan ay ka qabto, taasi ay keeni karto in Kenya aysan la dhacsaneyn siya asadaha madaxweyne Farmaajo "Md Far maajo wuxuu bilihii u dambeeyay xiriir la yeeshay dalalka Itoob iya iyo Eritrea, wuxuuna meelo badan ka sheegay in xiriir cusub oo geeska Afrika dhexmari doona, xiriirka uu Framaajo ugu dhawaaday Itoobiya, Kenya shaki badan ayay ka qabtaa". Ayuu raaciyay. Xiriir ka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray me eshii ugu xumeyd, kadib markii Xoghaya ha joogtada ee wasaaradda arri maha dib adda ee Kenya, Macharia Kam au uu she egay in Soomaaliya ay "xaraa shtay" shid aal laga sahmiyay xad badeed ka lagu mu ran sanyahay ee labada wad an.

Muranka dhanka badda ee u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa in mu ddo ah soo jiitamayay, waxaana sannadkii 2015tii ay dowladda Soomaaliya maxkam adda cadaaladda ee adduunka u gudbis ay dacwad ka dhan ah Kenya.

Dacwadaasi ayaa haatan hortaalla ma xkamadda ICJ, waxaana garsoorayaa sha ay oggolaadeen in maxkamaddu ay dha eysan karto dacwadda la xiriirta arrin tan, inkastoo Kenya ay marwalba dooney say in arrintan lagu dhameeyo qaab isfah an ah oo bannaanka ka ah maxkamadda.

XIGASHO:BBC

TACSI TIIRAANYO LEH

Bahda Saxaafadda Soomaaliyed oo kaa ah:Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimi ko},C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis}, Ma xamuud Xasan Axmed {Xuurshe},Sh. Cali Cumar Maxamuud {Caliyoow},Jabriil Max amuud Nuur{Jabra} ,Cismaan Xuseen Ax med {Waryeel}, Maxamuud Maxamed Nu ureey {Jimcaale} Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino},C/hi. M .Salaad {Dall e},Aweys Foodeey Nuur ,C/fitaax Maxam ed Salaad {Diyeeshe}, Nuur Maxamed Nu ur {N.Qam adi}, Macaallin Xasan,Cabdi Aadan Guul eed, Maxamed Ibraahin Bakistaan, Xasan Cali Geeseey, Yaaquub C/hi Guure. C/ dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calasow, Qaasin C/lle Neero,Cali Muxud diin Cali, C/dir M. Calasoow {Calas}, Max amed Cali {Madka},Cis/ciil.C. Madoobe, Falastiin Axmed Xaaji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axm ed, Leyla Cadceed Cismaan, Khadiijo Ca bdi Maxmed,Yuusuf Cali Cabdi, Maxam uud Xasan Cumar {Adduunyo} ,Amiin Yuu suf Qasaaro, Axmed Maxam uud Dhic isoow, C/hi Maxamed Xasan Black, dham maan Bahada Saxaadadda iyo madaxda Urur weynaha Saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ Waxaay Tacsi u dirayaan Ma amada Saxaafada Soomaaliyeed Marwo Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} iyo wala alaheed iyagoo ugu tacs iyadeynaya Ge eridii ku timid Walaasheed Ruqiyo Axm ed Jimcaale ku Geeriyootay Xalay 20.2.2019k M/Muqdisho waxayna leeyihiin alle sam ir haka siiyo qoyska iyo qaraaba da Marxu umaddana alleNaxariistii janno

ha ugu bishaareeyo.Aamiin.. Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip