Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada Canshuurta+Sawirro

0
Tuesday February 19, 2019 - 22:22:16 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo la siiyey Gaadiid ay uga hortagaan dadka la baxsada Canshuurta+Sawirro

    Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiibiyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Maanta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xaru

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaadiidkaas oo la sheegay inay ku howlgeli doonaan Ciidamada Minashiibiyada ee Maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan qaadista Canshuurta ayaa Maanta waxaa lagu soo bandhigay Xarunta MaamulkaGobolka ee Muqdisho. Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka ayaa lagu soo bandhigay Gaadiidkaas oo ay ku buufsan tahay Calaamada Maamulka Gabolka Banaadir,waxaana loo diyaariyay inay ka hortagaan dadka la baxsada Canshuurta.

"Ciidanka Ilaalada Deegaanka oo agabkooda loo dhameystiray, si ay uga hortagaan dadka la baxsada canshuuraha ku waajibay ayuu yiri Duqa Muqdisho.”

Si kastaba arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli mararka qaar Gaadiidka noocyadooda kala duwan iyo Mooto Bajaajta ay Ciidamada Canshuurta qaada kala baxsadaan,hayeeshee Maamulka Gobolka Banaadir uu diyaariyay Ciidamo ka hortaga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip