Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dowladda Eedeeyey

0
Tuesday February 19, 2019 - 22:37:49 in Wararka by
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dowladda Eedeeyey

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad badan laga hor-istaagay. Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo uu sheegay in dad badan laga hor-istaagay. Isaga oo Wareysi siinayay Warbaahinta Kalfadhi ayuu sheegay in Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta ay dowladdu caburisay oo aysan hadli karin,isaga oo xusay in aan waqtigaan dowlada sidaasi looga baahneyn.,


Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ay waajib ka saaran tahay helitaanka xaquuqda Dastuuriga ah ee muwaadinka xaqa uu u leeyahay.

"Runtii xilligaan xurriyadda hadalka waxa ay mareysaa meeshii ugu xumeyd,balse ay la wadaageen madaxda Dowladda si loo yareeyo caburiska lagu haayo Siyaasiyiinta iyo Warbaahinta Madaxda banaan ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xiligii uu talada dalka hayay waxaa lagu eedeynayay in uu caburin ku haayay siyaasiyiinta iyo Wariyeyaasha Soomaaliyeed,waxaana la xiray dhowr mar wariyeyaal iyo Idaacaddo ku yaalla Magalada Muqdisho.

Audio Player
xigasho:radiorisaala,com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip