Dab Xoogan Oo Ka Kacay Garoon Diyaaradeed

0
Tuesday February 19, 2019 - 22:32:31 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab Xoogan Oo Ka Kacay Garoon Diyaaradeed

    Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saakayto ka kacay gudaha Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadyadii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab xoogan ayaa la sheegay inuu saakayto ka kacay gudaha Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Fimujiino ee caasimadda dalka Talyaaniga ee Rooma, iyadoo la hakiyey dhamaan Duullimaadyadii ka kici lahaa iyo kuwii ku soo wajahnaa Garoonkaasi mashquulka badan.

 

Rakaabkii iyo shaqaalihii Garoonka ayaa la sheegay in sababo dhinaca Ammaanka looga daad-gureeyey Garoonka gudihiisa iyo daafihiisa.

Dabkaasi oo la sheegay inuu ka dhashay cillad koronto, waxaana socda baaritaano dheeraad ah.

Dhinaca kale,  Shirkadda Diyaaradaha Dowladda Talyaaniga leedahay ee ALITAALIYA ayaa la sheegay inay hakisay dhamaan Duullimaadyadeeda ka kici jirey iyo kuwa ku soo degi jirey Garoonka Fumijiino, marka laga reebo Duullimaadyadda Gudaha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip