Madaxweyne wiilkiisa u Magacaabay xil weyn

0
Wednesday February 20, 2019 - 00:05:14 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Madaxweyne wiilkiisa u Magacaabay xil weyn

    Madaxweynaha dalka UgandaYoweri Museveni ayaa wiilkiisa u Magacaabay in uu noqdo qofka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal Kainerugaba Muhoozi ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay qofka baddali doono aabihiis Yoweri Museven oo 81 jir a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka UgandaYoweri Museveni ayaa wiilkiisa u Magacaabay in uu noqdo qofka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal Kainerugaba Muhoozi ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay qofka baddali doono aabihiis Yoweri Museven oo 81 jir ah.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in laga cabsi qabo in Saraakiisha Milatariga dalkaasi ay isku dayaan in ay xilka ka tuuraan Museven.

Sanadyadii ugu dambeeyay Janaraal Muhoozi waxaa la dalacsiiyay ilaa saddex jeer, hadda waxaa loo magacaabay ninka labaad ee ugu sarreeyo militariga Uganda, waxaa hadda ka sarreeyaa oo kaliya ah aabihiis Yoweri Museveni oo ah madaxa ciidammada qalabka sida.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip