Wararka

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo 24-saac kaddib ka hadlay qaraxyadii Muqdisho, kana tacsiyadeeyay…

0 Visits: 288 | Saturday March 02, 2019 - 01:23:44
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo goor dhow ka hadlay Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay weerarkii Argagixiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama.

Read More »

Madaxweyne Saciid Deni Oo Ka Hadlay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 280 | Saturday March 02, 2019 - 00:06:26
Mdaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay Al-shabaab ay u gaysteen Shacbaka Soomaaliyeed…

Read More »

Puntland oo fariin u dirtay Al-Shabaab iyo Daacish.

0 Visits: 311 | Friday March 01, 2019 - 23:57:03
Garoowe-KNN-Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo la hadlay warbahinta ayaa waxaa uu ka hadlay qorshaha kaga aadan dagaalamayaasha Al-shabaab iyo daacish. Waxaa uu sheegay wasiirka in inta uu xilka hayo uu Al-shabaab iyo daacsh ka saari doono deegaanada ka tirsan gobalka Bari.…

Read More »

The Latest: Siege in Somali capital ends, attackers killed

0 Visits: 591 | Friday March 01, 2019 - 23:52:03
Capt. Mohamed Hussein says an operation to clear the buildings has begun and bodies have been found. The attack began with a pair of car bombs in a popular area of Mogadishu where Somalis were relaxing at restaurants and hotels. The extremists then holed up inside buildings while security forces worked…

Read More »

Qaxooti Ku Dayacan Koonfurta Syria Oo La Daad-Gureyn Doono

0 Visits: 287 | Friday March 01, 2019 - 23:41:38
Saraakiisha Raashiya ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii Qaxootigaaasi looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan, oo ku taalla meel ku dhow xuduudka Syria la wadaagaan dalka Urdun. Kumanaan Qaxooti ayaa la sheegay inay ku dhibaataysan yihiin Xeradaasi, iyadoo ay ka jirto cunto-yari…

Read More »

Dadkii Ka Dambeeyay Dilkii Gabar Soomaaliyeed Loogu Geystay Nairobi Oo Xabsiga La Dhigay

0 Visits: 328 | Friday March 01, 2019 - 23:28:11
Boliiska Dalka Kenya ayaa Afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan C/salaam oo Maalmo ka hor ka dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi. Haweenka la qabtay ayaa waxaa ka mid ah Ismahaan Eeddadeed oo lagu Magacaabo, Nadiifo Maxamed, taas oo loo malaynayo…

Read More »

XFS Oo Mar Kale Soo Bandhigeysa Kheyraadka Dalka

0 Visits: 292 | Friday March 01, 2019 - 23:16:50
Wasiirka macdanta iyo bartoolka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dalal ay kamid yihiin Turkiga iyo Mareykanka kusoo bandhigi doonan wajiyada 2aad iyo 3aad kheyraadka dalka. Cabdirashiid Macalin Axmed ayaa intaasi ku daray in sababta ay dalka Ingiriiska ugu xusheen shirkii koowaad ay tahay in ay ku nool…

Read More »

Liiska Saddexda Tababare Ee Ku Tartami Doona Abaalmarinta Macalinkii Bishii Febraury

0 Visits: 754 | Friday March 01, 2019 - 22:40:43
Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah u shaaciyay saddex murashax oo u tartami doona hanashada abaalmarinta tababarihii ugu wacnaa horyaalka Premier League bishii ina dhaaftay ee Febraury. Tababarayasha liiska kusoo baxay ayaa ah Pep Guardiola oo Manchester City hoggaamiya, Macalinka kooxda…

Read More »

Dowladda Kenya Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 245 | Friday March 01, 2019 - 22:03:37
Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri " Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii shabaab ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii is qarxinta ee xalay ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 302 | Friday March 01, 2019 - 21:23:31
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeysay dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay weerarradii is qarxinta ee xalay ka dhcay magaalada Muqdisho.Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle, oo warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in ay la wadaagayaan…

Read More »

Nin Soomaali Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Mareykanka

0 Visits: 275 | Friday March 01, 2019 - 21:23:31
Maxamed Nuur, oo ah Soomaali Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, markii lagu eedeeyay dilka Haweeneey Australian ah Sanaddii 2017-kii. Mr Nuur oo 33 Jir ah, ayaa Bishii March ee 2018-kii la dhagaystay dacwadaha loo haysto, waxaana Maanta oo Jimca…

Read More »

Ciidamada dowladda oo soo badbaadiyay dad da'ah oo ku go'doonsanaa dhismayaashii xalay la weeraray

0 Visits: 284 | Friday March 01, 2019 - 20:59:56
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gudaha u galay qaar ka mid ah dhismayaashii ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadkii xalay weerarka ku qaaday hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda ayaa gudaha u galay dhisme ka agdhawaan hotelka oo ay ku noolaayeen dad rayid ah, iyaga…

Read More »

Sabriye: "Waa Muhiim In La Dhiso Gollayaasha Degaanka"

0 Visits: 280 | Friday March 01, 2019 - 20:40:12
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha degaanka ee Degmooyinka Dalka ay muhiim u yihiin Dowladnimada ayna ka wada shaqeynayaan hey'adda ay quseyso. Sabriye, oo soo xirayay shir Saddexdii Cisho ee…

Read More »

Daawo: Xasan Sheekh iyo Dhalinyarada Xisbigiisa oo gurmad u tagay Isbitaalada Muqdisho

0 Visits: 291 | Friday March 01, 2019 - 20:37:54
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa gurmad u tagay Isbitaalada Muqdisho, halkaasoo la dhigay dhaawacyadii ugu badnaa ee qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Meydad Horleh Oo Laga Soo Saaray Dhismayayaal Ku Yaalla Goobta Uu Weerarka Dhacay Ee Muqdisho

0 Visits: 283 | Friday March 01, 2019 - 20:31:32
Waxaa sii kordhaya khasaaraha uu geestay weerarkii xalay lagu qaaday dhismayaal ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Sidee lagu soo afjaray howlgalkii dhismayaasha Wadada Maka Al-Mukarama

0 Visits: 358 | Friday March 01, 2019 - 20:19:35
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa ku dhowaad 18 saacadood ku qaadatay inay soo afjaraan weerar rag ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen dhismayaal ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama oo isugu jiray Hotelo, goobo ganacsi iyo guri dad rayid degenaayeen. Weerarkan oo ah kii ugu saacadaha dheeraa, marka dib loogu…

Read More »

Qaraxyo Iyo Rasaas Weli Laga Maqlayo Dhismo Ku Yaalla Muqdisho

0 Visits: 224 | Friday March 01, 2019 - 19:59:16
Wararka Idaacadda Dalsan ay ka heleyso dhismaha lagu magacaabo Shideeye oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxaasi ayaa waxa la sheegay in gabi ahaanba uu bur buriyay dhismaha Shideeye oo barqanimadii maanta…

Read More »

Madaxweynaha Kenya oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

0 Visits: 276 | Friday March 01, 2019 - 19:54:02
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada maalmo kadib markii ay soo baxeen musuqmaasuq baahsan oo ka jira dalka Kenya. Inta badan isku shaandheyntan ayaa waxaa saameyn ay ku yeelatay Wasiiradii ka soo jeeday gobolka Waqooyi Bari Kenya ee ay Soomaalidu degto. Wasiirkii…

Read More »

Qadar Oo Cambaareysay Qaraxyadii Maka Al Mukarama

0 Visits: 300 | Friday March 01, 2019 - 19:51:25
Dowladda Qadar ayaa si xoogan u cambareeysay weeraro khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. War qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda xukuuamda Dooxa ayaa ugu horreyn loogu tacsiyeeyay ehelladii dadkoodu ku geeriyoodeen weeraradaasi.…

Read More »

Howlgalo ka socda dhismayaasha ku dhow Hotel Maka Al-Mukarama iyo rasaas la maqlayo

0 Visits: 229 | Friday March 01, 2019 - 19:31:56
Ciidamada Ammaanka ayaa howlgalo ka wada dhismayaashii xalay la weeraray ee qaraxyada ba'an ka dhaceen, kaasoo burbur lixaad leh uu sababay. Inkastoo xaalada ay haatan degan tahay, hadana waxaa la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka imaanaya dhismo ku dhegan Hotelka Maka Al-Mukarama. Ciidamada ayaa…

Read More »