Dowladda Kenya Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Muqdisho

0
Friday March 01, 2019 - 22:03:37 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya Oo War Ka Soo Saartay Weerarkii Ka Dhacay Muqdisho

    Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri " Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri " Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii shabaab ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa" Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa u dhexeeya Khilaaf diblomaasiyadeed.

 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip