Madaxweyne Saciid Deni Oo Ka Hadlay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0
Saturday March 02, 2019 - 00:06:26 in Wararka by
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Saciid Deni Oo Ka Hadlay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

    Mdaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay weerarki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mdaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay Al-shabaab ay u gaysteen Shacbaka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.


Mar 1, 2019

 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip