Madaxweynaha Kenya oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

0
Friday March 01, 2019 - 19:54:02 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

    Madaxweynaha dalka Kenya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada maalmo kadib markii ay soo baxeen musuqmaasuq baahsan oo ka jira dalka Kenya. Inta badan isku shaandheyntan ayaa waxaa saameyn ay ku yeelatay Wasiiradii ka soo jeeday go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada maalmo kadib markii ay soo baxeen musuqmaasuq baahsan oo ka jira dalka Kenya. Inta badan isku shaandheyntan ayaa waxaa saameyn ay ku yeelatay Wasiiradii ka soo jeeday gobolka Waqooyi Bari Kenya ee ay Soomaalidu degto. Wasiirkii Waxbarashada Aamino Maxamed ayaa loo bedelay wasiirka ciyaaraha halka xilkii laga qaaday Wasiirkii Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Faadumo Xirsi.

Madaxii Xafiiska Imtixaanaadka Kenya George Magoha ayaa loo dhiibay xilka Wasiirka Waxbarashada.

Sidoo kale waxaa loo magacaabay Mr. Ali Noor Ismail, Wasiirka Iskaashiga, halka Dr. Ibrahim M. Mohamed laga dhigey Wasiirka Deegaanka.

Madaxweynaha Kenya ayaa ku tilmaamay isku shaandheyntan inay tahay sidii isbedel loogu sameyn lahaa waxqabadka dowlada Kenya ay u heyso shacabkeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip