Qaxooti Ku Dayacan Koonfurta Syria Oo La Daad-Gureyn Doono

0
Friday March 01, 2019 - 23:41:38 in Wararka by
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaxooti Ku Dayacan Koonfurta Syria Oo La Daad-Gureyn Doono

    Saraakiisha Raashiya ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii Qaxootigaaasi looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan, oo ku taalla meel ku dhow xuduudka Syria la wadaagaan dalka Urdun. Kumanaan Qaxooti ayaa la sheegay inay ku dhibaatays

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha Raashiya ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii Qaxootigaaasi looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan, oo ku taalla meel ku dhow xuduudka Syria la wadaagaan dalka Urdun. Kumanaan Qaxooti ayaa la sheegay inay ku dhibaataysan yihiin Xeradaasi, iyadoo ay ka jirto cunto-yari iyo daawo la'aan.

 
Milliteriga Raashiya iyo kuwa Dowladda Syria ayaa la shegay inay si wadajir ah hawlgalka daad-gureynta u bilaabi doonaan maalinta burrito.

Milliteriga Raashiya waxay ku eedeeyeen Milliteriga Maraykanka inay ku fashilmeen inay qaxootiga siiyaan daryeel horseedi kara sidii ay u sii joogi karaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan oo hoy u ah 40,000 oo qof.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip