Wararka

Bangiyadda Europe Oo Laga Yaabo Inay Maal-Geliyaan Garoon Diyaaradeed Cusub

0 Visits: 371 | Monday April 22, 2019 - 21:35:36
Dowladda Jabuuti waaxay wada-xaajood la leedahay Bangiyo ku yaalla Qaaradda Europe, si ay u maalgeliyaan Garoon Diyaaradeed oo cusub, kadib, markii ay kansal-garaysay Qandaraas la siiyey Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha. Madaxda Dekedda Badda Cas ee Jabuuti ayaa laga soo xigtay inay wada-xaajood…

Read More »

Muwaadin Soomaali Oo Ku Nool Britain Oo La Xukumay

0 Visits: 256 | Monday April 22, 2019 - 21:13:14
C/raxmaan C/llaahi Maxamed oo 42-jir ah ayaa la soo taagay Maxkamadda Old Baily ee magaalladda Londdon, isagoo lagu soo oogay inuu Kombiyuutarkiisa ku soo degsaday ama ku soo download-gareystay Xeeladaha dagaal ee Kooxda Daacish iyo weeraradda ay Mindiyaha u adeegsadaan iyo inuu sheegay inuu jecel yahay…

Read More »

Halka lagu Maxkamadeynayo Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo la shaaciyey

0 Visits: 206 | Monday April 22, 2019 - 21:02:26
Weli waxaa Maxkamad lasoo taagin Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo dhawaan Ciidamada Soomaaliland kasoo xireen Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, hayeeshee waxaa haatan la shaaciyey halka lagu Maxkamadeynayo Wariyaha.

Read More »

Wasiir Yuhuudi Iyo Dad Kale Oo Xoog Ku Galay Masjidka Al-Aqsa, Si Ay Ugu Dabaal-Degaan

0 Visits: 257 | Monday April 22, 2019 - 20:58:58
Wasiirka Beeraha ee Yuhuudda, Uri Aryel oo ay wehliyaan ila 170 Yuhuudda xoogga lagu dejiyey dhulalka la-haysto ee Reer Falastiin waxay maanta xoog ku galeen Masjidka Al-aqsa ee Bariga magaalladda Quddus-ta L-haysto. Sarkaal u hadlay Maamulka Falastiin ayaa sheegay in Wasiirkaasi iyo dadkii la socday…

Read More »

QM Oo Bixisay Mushaaraadka Ciidanka Kenya Ee Ka Howlgala Soomaaliya

0 Visits: 276 | Monday April 22, 2019 - 20:54:02
QM ayaa la sheegay inay Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia siiyeen lacag dhan 3.75 Billion oo Shillinka Kenya ah. Shabakadda Wararka ee businessdailyafrica.com ayaa qortay inay QM dib-u-bixin u sameeyeen Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia, iyadoo ay QM bishii hore bixisay lacagtaasi oo qeyb ka ah sannad…

Read More »

Masjid Iyo Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Sri Lanka Oo La Weeraray Iyo Mareykanka Oo Digniin Diray

0 Visits: 293 | Monday April 22, 2019 - 20:44:18
Kadib, qaraxyadii silsiladaha ahaa ee shalay ruxay dalkaasi ayaa waxaa la soo werinayaa in xalay Bambooyin lagu weeraray Masjid ku yaalla W/galbeed ee dalka Sri Lanka, waxaana dab la qabadsiiyey 2 Dukaan oo ay Ganacsato Muslimiin ah ku lahaayeen Galbeedka dalkaasi. Dowladda Sri Lanka weli kama aysan…

Read More »

Dhageyso:-Wasiir Beyle oo faah faahiyey Gawaari ay Maanta wareejiyeen

0 Visits: 230 | Monday April 22, 2019 - 20:40:22
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasaaradu ay ku wareejisay 7-gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha gobolka Banaadir, Dowlad goboleedyada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle.

Read More »

Faah Faahin:-Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 205 | Monday April 22, 2019 - 20:37:18
Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo geystay Khasaaro. Dad goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegeen in qarax uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari,waxaana uu qarxay xiliga uu marayay Isgoyska Tarabuunka.

Read More »

Dowladda Britain Oo Laga Codsaday Inay Masaafuriyaan Diplomaasi U Dhashay Qatar

0 Visits: 243 | Monday April 22, 2019 - 20:35:02
Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaq-sooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt in Isbedel lagu sameeyo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiyada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa. Maxamuud Axmed oo xilligan Hawlgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuriyad…

Read More »

SAWIRO:-Siyaasiyiin & Xildhibaano mucaarad ah oo shir uga furmay Nairobi

0 Visits: 224 | Monday April 22, 2019 - 20:11:15
Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa Maanta shir uga furmay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya. Shirkaan oo ka socda Hotelka Pan Afrika ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee…

Read More »

Dibadbaxayaasha Suudaan oo xiriirka u jaray guddiga milatariga

0 Visits: 217 | Monday April 22, 2019 - 09:22:27
Dibadbaxayaasha ayaa weli ku sugan magaalada Khartuum Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Suudaan ayaa sheegay inay xiriirka u jareen guddiga milatariga ee beddelay hoggaamiyihii xilka laga tuuray ee Cumar al-Bashir. Waxay ku eedeeyeen inay yihiin haraadiga xukuumaddii al-Bashir.

Read More »

Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

0 Visits: 239 | Monday April 22, 2019 - 09:18:59
Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan iyo bishi iSeptember ee sannadkii 2007-dii.

Read More »

Colombia: Dhul go'ay oo galaaftay nolosha dad badan

0 Visits: 234 | Monday April 22, 2019 - 09:15:20
Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurta-galbeed ee Colombia Axaddii, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawacan tay, guryo badan ayaana ku burburay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca. Dhul go'itaankan ayaa dhacay maalmo ka dib markii ay halkaas…

Read More »

Ciidanka Amniga Oo Xalay Howlgal Ka Sameeyay Muqdisho

0 Visits: 244 | Monday April 22, 2019 - 09:12:32
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgalo ka sameeyeen qeybo kamid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka inta badan ka sameeyay xaafada Taleex ee Degmada Hodan,isla markaana waxaa ay kusoo qabteen boqolaal dhalinyaro ah,kuwaasi oo la isugu geeyay…

Read More »

Hogaamiyaha mucaaradka Turkiga oo la weeraray

0 Visits: 235 | Monday April 22, 2019 - 09:10:16
Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka Turkiga ee CHP, Kemal Kılıçdaroğlu, ayaa waxaa weeraray dad caraysan xilli uu ku sugnaa aas caasimada Ankara loogu sameynayay askari laga dilay milateriga dalkaasi. Muuqaal la baahiyay ayaa muujinaya ninkaasi oo lagu xoonsan yahay iyadoo qaar kamid ah dadka…

Read More »

Masar Oo Taageero Ka Geysan Doonta Dadaalka Nabadda Iyo Deganaanshaha Somalia

0 Visits: 243 | Monday April 22, 2019 - 09:08:04
Ra'isul-wasaaraha dalkaasi, Dr. MustafaMadbuli waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad iyo xubno la socday oo maalmahan booqasho ku joogay caasimadda dalkaasi ee Qaahira. Kulankaasi waxaa goobjoog…

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Eedeeyey Xildhibaannada Hir-Shabeelle

0 Visits: 253 | Monday April 22, 2019 - 09:01:40
Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle,isla markaana uu sheegay in dhibaatooyin lagu qabo. Guddoomiye Dabageed waxa uu sheegay in Shacabka iyo Maamulka Hiiraan ay dhibaatooyin ku qabaan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 453 | Monday April 22, 2019 - 08:57:14
GUDDIYADA JOOGTADA GOLAHA SHACABKA IYO BAARLAMAANKA PUNTLAND OO KULAN UGA SOCDO Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Guddiga joogtada Golaha Shacabka iyo Xubno ka socda Guddiga joogtada Golaha Wakiilada Puntla nd oo maalmahaan ku sugnaa Magalada Muqdisho.…

Read More »

Maqaal: Dowlada Kenya oo bilowday inay soo dhaweyso mucaaradka dowladda Soomaaliyeed

0 Visits: 819 | Monday April 22, 2019 - 07:21:37
Dowlada Kenya markeey danteeda naga hesho waxey leedahay dalkeyga laguma qaban karo shirar siyaasadeed oo dowlada Soomaaliya looga soo horjeedo. Sanadkii hore waa ayagii Siyaasiga C/rixmaan Cabdi Shakuur u diiday shirkii uu Nairobi ku qabsan rabay,sidoo kalena Siyaasiyiin badan ku qasbay iney dalkooda…

Read More »

Muhaarijiin Kala-Bar Soomaali Ahaa Oo Lagu Qabtay Giriigga

0 Visits: 250 | Sunday April 21, 2019 - 22:21:00
Boliska dalka Giriigga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 59 qof oo kala bar Soomaali ahaa, kuwaasi oo lagu tahriibinayey gaari Xamuul oo watay Taariiko diiwaan-gashan oo la so oxaday. Shabakadda Wararka ee novinite.com ayaa qoray inay Boliska gaarigaasi ku joojiyeen Jimcihii la soo dhaafay Bariga…

Read More »