Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

0
Monday April 22, 2019 - 09:18:59 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan

    Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha Sare ee dalkaasi, Aayatullaahi Cali Khamanii ayaa waxa uu Jeneral Xueen Salami u magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan, kaasi oo bedeli doona Taliyihii hore, Jeneral Maxamed Cali Jacfari o oxilkaasi hayey tan iyo bishi iSeptember ee sannadkii 2007-dii.

 

Taliyaha Cuusb oo 59-jir ah waxa u ubishii Janaayo sheegeen inay Israel ka tirtiri doonaan Maabka Siyaasadeed ee Caalamka.

Magacaabistiisa ayaa timid, iyadoo uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump sheegay bishan 8-dii inuu Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan u aqoonsaday Urur Argagixiso, halka ay Dowladda Iiraan sheegtay inay Taliska Ciiddanka Dhexe ee Maraykanka iyo dowladda Mraaykanka u aqoonsanayaan inay maalgeliyaan Kooxaha Argagixisadda ee Caalamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip